Harowo.com

Xildhibaanada Reer Awdal Oo Beeniyay inay Xaal Ka Bixiyeen Mawqifkoodii Iyo Qadiyadii Ay Kala Hadleen Axmedsiilaanyo, Ayna Uga Fadhiyaan Wixii Uu Ka Ballan qaaday

Xildhibaanada Gobolada Awdal/Salal Oo Sheegay In Cali Xaamud Jibriir(CALI NUS) Been Ka Sheegay Oo Aanay Wax Raali Galin Ah Ka Bixinin Cadaalad Darada Xukuumada Siilanyo,Siilaanyana Garowsaday Cadaalad darrada maamul ee uu sameeyay.


This post has been viewed 588 times.

camud

1 Comment for “Xildhibaanada Reer Awdal Oo Beeniyay inay Xaal Ka Bixiyeen Mawqifkoodii Iyo Qadiyadii Ay Kala Hadleen Axmedsiilaanyo, Ayna Uga Fadhiyaan Wixii Uu Ka Ballan qaaday”

  1. Waxaan salaan iyo bogaadin u dirayaa xildhibaannada sharafta mudan, diidayna in mawqifkooda ay beddelaan, iyadoo aan ognahay in xaalka soomaaliland dadka lagu iibsado mijin caleen ah oo loo qaado. waxay xaqiijiyeen in dhaartii ay mareen ka midha dhaliyaan, dadkooda iyo dalkoodana daacad u ahaadaan, ayna caddeeyaan caddaalad darrada, musuqmaasuqa iyo qabyaaladda ku habsatay maamulkan dhinaca ka raran ee uu hoggaaminaayo aabbaha qabyaaladda iyo kala qaybinta Dr/Mujaahil Siilaanyo.

    waxay ahaan doonaan xildhibaanno cissi iyo sharaf ku noolaada bulshada ay ka tirsan yihiin dhexdeeda.
    waana mid baal dahab ka geli doonta taariikhda ummaddan ay ka tirsan yihiin.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH