Wejigii labaad ee xasaradda Saylac oo bilaabmay iyo xildhibaanadii Ciise oo gaadhay magaalada Diriridhaba ee dalka Itoobiya
HAROWO.COM
Xildhibaanadii cadhooday ee beesha ciise uga soo baxay saylac ayaa xalay gaadhay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, halkaas oo la iskula soo meel dhigayo qaabka iyo sidii ay beesha ciise ee loogu awood sheegtay doorashadii ay saylac ay u waajihii lahayd wajigii labaad ee xasaradda Saylac.
Maxaa u qorshaysan toloow reer Saylaca dhabta ah ee dhulka degan
This post has been viewed 53 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Feb 19 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.













Adeer waxa ila haboon in cabashada iyo sheekadan daciifka layska dhaafo oo dhalinyarada la qarameeyo odayada siiraanyo u yeerayana madaxa laga jaro kadib cidamada la qalabeeyo lana sameeyo ciidamada ilaalada xeebaha samaroon ilaa taa lasameeyo nin nool marna noqon maysid oo cadkisa meel la dhigo
RAAGA SAMARONOW KA KACAA HURDADA WAJIGIIN GUBEYEEY…QOOMIYADII GADABURSI IYO MUSTAQBALKII CARUURTEENA AYAD BABISEEYNEY.WAR DAGAAL GALA NAFTUU MAR BAY BAXDAYEEY..RAAGAN FUULA AAH WA MAXAY.MA ANAGA AYA HADABA SURWAAL GASHANA
waa arin laba af leh oo ay bushgaraynayaan maamulka jira.nin ragihi wuu ogyahay nacasna loo sheegi maayo.hilib bisil oo aad loogu farayaraystay
cida lihi difaaceedu jilicsanyahay in lagaa boobo
waa suurta gal.somaliya burburbaa ka dhacay waana la isku cunay markaa waa lakala food qaaday.ninwalbana halkiisii buu ku qaramoobay.
hadaan nahay samaroon weli waxan haysanaa fursad aan waxeena ku calaamadsano siiba wakhtigan kala guurka ah taas oo ah anagu qurbaawi ahaan dhaqaalihii diyaarbaan ulanahay inta gudaha joogta
gudaha waxan ugu baahanahay jinaax difaac iyo maamul difaac oo adaraysleh.xuduudaheena an xidhano sida somali u xidhatay ninwalba meeshiisa.
markaa dhaliil iyo cabasho way inaga soo dhamaatay
waa wakhtigii ficil lala imanayey meel yey ku nooshahay waa in aad yey noqotaa hadii kale deero iyo sakaaro shabeeladu way yaqaanaan sida loo cuno.
maanta nabadi waxay ku jirtaa qori caaradii ee kuma jirto hadal iyo nabadbaan jecelahay.nabaddiidbaa biiyey.(MAR HADAAN SIDAA YEELA IYO WAANO KALA QUUSTAY SOW INAAN DANTAY WAANIYAA IGU MURAAD MAAHA).qurba joog samaroon waa idiin diyaar ee keena jinaax difaac iyo maamulkiisii.NINKII DILAY WALAALKAY ANAN WAAN DOON DOONA EE AFRIKU DAYA DALKAYAGA NINKII DOONAAYAYOW ANKU DIIDNAYE OGOW.runta qurbaha daala waxa lagu heshiiyey isaaq oo uu kaw kayahay sacadmuuse iyo ciise inay darda lagu xidh xadkoodu yahay.waxa loo socdaana waa petrolum zone waa heemaal 1 and himaal 2.iyo buuralayda macdantu jiifto sheikh siiro khudbad jimce afkiisuu ka yidhi.maamulkii caasimada samaroona ee borama sicad baa loo qaybsaday shicib amar cid siin karin baa lagaa dhigay noocaana waxa saara oo keliya jabhad noother choice.waar raga inaga rida magceen baye .
RUNTU WAA LAMA HURAAN
Aniga waxay ila tahay in nabadii ay faraha ka baxday waana Gadabuursi isku duubnaato, taladiisuna ahaato mid midaysan, kuna tala galaan sidii dhulkooda ay u daafacan lahaayeen. Waxaa suu food saartay arrintii labaad ee ugu adkeyd tan iyo xasuuqii Isaaqu Borama ka geystay 4tii bishii February 1991. Haddana waxay qorshaynayaa in mar labaad dagaal laba keesood ah lagu soo qaado Gadabuursi si dhulkooda dhinacba kees qaato, iyagana qaxoodi looga dhigo. Taasi waa qorshaha heshiisgii labada dhinac ku qotomay heshiisuna ahaa – Ina Duurna waa af hayeenka labada dhinac iyo fuliyaha Qorshahaas.
Sida la wada ogsoon yahay Ina Duur wuxuu huwan yahay dhiigii ragii Gadabuursi – welina wuxuu hirinayaa duulaan cusub isaga oo ilaa hadda aan meel dhiigii dadkii hore. Haddana wuxuu qorsheynayaa in beelaha wada degga Saylac, Awdal iyo Gabilay uu fidnad cusub ka dheg abuuro si heshiisii labada dhinac lo fuliyo oo Gadabuursi dhulkiisa looga qixiyo.
Soomaaliland rajo kama soo muuqato, mana qiyaasi karno qorshaha Isaaq dhinaca uu diirada saaray iyo meesha loo guuraayo, waxayna arrintu u foorartaa karis xumo iyadna wax ku la’.
Odayaasha Gadabuursi, waxaan u soo jeedinayaa AMAAN, waxayna mudan yihiin in la isdaba taago iyo in lala garab joogsado hiil iyo hooba. Waxaa loo baahan yahay in loo diyaar garoobo wax kasta oo iman kara. Maxaa dhacay – dhuurwaa dharaar kacay iyo bahalhoose oo cagta lala helay midna kuma bixiyo haddii laga la sahlado ama laga gaashaaman waayo.
Dhulqaad waakii Gadabuursi eeday, loomana baahn in TALA DEENA AMA ULSHEENA aan u dhiibano nin cadaw KUU ah.
Ina Jiilaneh Egeh