Wax saqiira oo laga samraa ubadka uun maaha reer awdal waxa ka saqiiray siyaasinta ee ilahay samir iyo imaan ha inaga siiyo aamin aamin….
HAROWO.COM
Wax saqiira oo laga samraa ubadka uun maaha reer awdal waxa ka saqiiray siyaasinta ee ilahay samir iyo imaan ha inaga siiyo aamin aamin aaminaslamu calaykum warax matulaahi wa barakaatumarka hore waxaan halkan mahad naq uga jeedinayaadhanaam warbaahinta gobolada (awdal,gabiilay,salal)wax saqiira ubadka uun maaha ee reer awdal waxaa kasaqiiray siyaasinta ee ilahay kuwa badela hanookiciyo aamin aaminHadaan u dhaadhaco nuxurka hadkayga waxa iga siiyaysiyaasin malaha sidaan lawada soconaba walalo ayaanwaxaan marka hore ka raadinayaay xildhibaanada barlamaanka kaga jira reeradal landta qofkii u jawaabi lahaa odayga cali areeye oomarkasta hadala qaawan ku hadla oo xataa hanjabaadi kujirto oo xasoolida qalqal galinaaya waliba isagaoo ka tirsan golaha sharci dajinta siday shegaanwalina qof dhigiisa ah oo u jawaaba lagama hayo Gadabuusiwali waa la sugayaa kaligay maaha dadbadan ayaakalmadaa iswaydiinaya. Waxa la yiri qaniinyo qaniinyo uunbaa kaa fujisa, ninku markuu kaa hadliyo waa lala hadlaa haddii kale qaladbuu kaa fahmayaa.
Hadaan waxyar isdul taagno xaga siyaasinta hortasiyaasi maxuu yahay siyaasi waa ka dadkiisa iyo degan kiisabahorjoogaha u ah ee la socda hadba cidii ku soo talaabsadadadka u metelayana waxii kusoo xadgudbana gashanka u daruuraMarkaa anigu waxaan layaabay (3 )1 kow waxaan layaabay ninka isaga oo ah siyaasi hadana qabtay xilalkadawlada midkamida ee u dhaartay dastuurka siduu u xafidi lahaaee hadana intuu soo xidhay shaadh qabiin ku hanjabaaya inuunaaqoon sanayn dastuurka kana soo horjeestay dadkii doorashasida xalaasha ugu soo baxay .2 Waxaan kayaabay dawladan ninkii shalay ahaa wasiirka ee u shaqay nayaaymantana dafiray dastuurka isaga oo hargaysa ku qabtay shir jaraaidku sheegay inuuna marnaba aqbalayn doorashadataasi waxay u talaa dawlada iyada ayaa laga sugayaa jawbteeda .3 Waxaan kayaabay siyaasinta amaa nimanka xilaalka kasooqabtay dawlada ee dhigooda ah ninka ahaa wasiirka ciyaarahaee mantana dagaal ku han jabaaya maxaa u diiday inay u jawaabaanmaxaa iyaga afka iyo indhahaba qabtay ma fiiro gaara ayaa loo leyahaysiyaasinta samaroon mise way saqiiren waa yaab oo mayareseefu samaroon
This post has been viewed 15 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Jan 5 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.












