Harowo.com

Kooxdii C/RaxmanSaylici Horkacayay Iyo Waxgaradka Reer Awdal oo ku kala kacay qodobkii furaha u ahaa lixdii qodob ee la doonayay in Saylac lagu maamulo

HAROWO.COM

Wararka aan ka helayno Borama ayaa sheegaya in maanta gadhka la is-daray. Labada dhinac ee hadalku dhexyaalay Waxa hadlayay dhinaciiba sadex xubnood, ugu horeyna ay hadalka qaateen kooxdii Siilaanyo soo diray ee Ina Cumar geelle Ergada u ahayd.

Waxa hadalka qaatay Ergadii Madaxweynaha Jabuuti ee Afhayeenka u ahayd beesha Ciise, ugu horeyna waxa hadlay Xaaji Cabdi Waraabe, Isagoo og dhiigga iyo meydka Boorama maanta dhexyaala ee ay saacado ka hor xabadda la dhaceen wiilashii ay wateeni wuxu si aan gabasho lahayn u yiri: Waxan idiinla soconaa Samaroonoow inaad kursiga Maayerka uga tanaasushaan beesha Ciise.

Waxaana hadaladoodii ka mid ahaa “hadii Beesha Samaroon qaadato gudoomiyaha degmada saylac beel ayaa waxba la’aan ku dhacaysa sidaas darteedna Somaliland waa dumaysaa ee maanta Somaliland u hiiliaya Gadabuursow “

Salaadiintii dhinaca kale u hadlay oo ay ka mid ahaayeen suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ,Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar iyo Suldaan Cabdiraxmaan jaamac Dhawal ayaa hadal isku mid ah ka soo jeediyey madasha waxaanay isku raaceen in aanay ka tanaasulaynin gudoomiyaha degmada saylac waxaana hadaladoodii ka mid ahaaa “Hadii ay Somaliland sidaasi ku dumayso Waabariga yaanay Gaadhin

Haddii ay waxgaradka Gadabuursi qodobkaa ku adkaystaan waxa meesha ka baxaya shantii qodob ee lagu heshiiyay in saylac lagu maamulo. Qodobada lagu heshiiyay

Wax tafaasiil ah kama hayno in kulan dambe la iskugu soo noqonayo iyo inay sidaa ku tegi doonaan kooxda doolka ah ee hargeysa ka timid iyo wajiga labaad ee arintu qaadan doonto marka ay ku laabtaan booskii soo diray.


This post has been viewed 35 times.

camud

Posted by on Dec 31 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

5 Comments for “Kooxdii C/RaxmanSaylici Horkacayay Iyo Waxgaradka Reer Awdal oo ku kala kacay qodobkii furaha u ahaa lixdii qodob ee la doonayay in Saylac lagu maamulo”

  1. Ala dadkan war hee dhaha iska daya qabyaalad oo dantiina firiya haye max idinka qaldan slnd waa nabad baa lagu layahay hadan waa kuwan is rasaasenayo oo ardaydii la laynayo yaaaahuuuu war wax isku fala

  2. salaan sare maanta hadii ay soomaaliland dunt yey ka duntay waa dadka maalintii kunka doolar ku qayila iyo kuwa ay milyanka dahabshiiil u taalo reerka tuke ayaa layir waxaa dhintay nabegii scw wuxuu yiri nabga oo noola ayaan xaarka cuni jiray gadabuursi maxaay ku qabaa xaqoodii ayaa la duudsiyaa miyaa la isku dowladeeynayaa

  3. HAMHAM BEENA HABAR AWLI IYO HERER NIN JOOGAALE CIISA BAKHTIGA HIIGAYIYO HUDHUQ DAMEER BAA KLE WAGER WAAR MA CARUUR BAY NOO HAYSTAAN MISE WAXBAAN KU QABNAA S/LAND HADAYSE DUNTO AYAY KA DUMAYSAA? JAWAABTA WAXAAN UGA TAGAYA AKHRISTA YAASHA SHARAFTA LEH

  4. Ilahow ey dunta hada , hada ha duntoooooooo

  5. MISKIIN LAAHAY

    ILLAAHOOW IDINLA JIR OO SULDAANO JIRA OO DALKOODA IYO DADKOODABA U DEDAALA NOQDA.

    WAA LA IDINKU DEYEY XABADAAS EE FOOJIGNAADA KUWO KALEH OO BADAN AYAA SOO SOCDA

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH