Harowo.com

VIDEO: Fadeexada fanaanka Fu’aad Cumar iyo Xadtooyadiisa Iyo reer Boorama oo soo dhaweyntii Badhayso iyo wax la bartay ka dhigay. “Shameless”

HAROWO.COM

fu'aad 1
Soo dhaweyntii Boorama

Dhallinyaro badan oo ka mid ah kuwa kasoo heesa qurbaha, waxay inta badan xadaan heeso ay lahaayeen Fanaaniin hore, oo qaarkood ay geeriyoodeen.

Inta badan heesahaas waa kuwa aysan bulshada badankeed maqal, ayna fududahay in la dhaco.

Fanaanka la yiraah Fu’aad Cumar ayaa xaday hees uu qaaday nin la oran jiray Jaamac Hadaf oo ahaa reer Seylac.

Heeskaasi la qaaday 1975-kii oo halku dhigiisu yahay “Bal Soo Orod”, ayuu Fu’ad Cumar ku sheegtay mid cusub oo uu u sameeyay nin la yiraah Khadar Dheere.

Bal daawo labada hees oo isku meel dhig.


This post has been viewed 198 times.

camud

Posted by on Feb 23 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

1 Comment for “VIDEO: Fadeexada fanaanka Fu’aad Cumar iyo Xadtooyadiisa Iyo reer Boorama oo soo dhaweyntii Badhayso iyo wax la bartay ka dhigay. “Shameless””

  1. Awdali

    Anigu shakhsi ahaan maba xasuusto hees uu Fuad Cumar iska leeyahay. Heesihiisu boqolkiiba 99 waa bililiqo.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH