Ururka Mays Charity oo deeq isugu jirta qalab dhisme iyo Lacagba guddoonsiiyay Degmada Dharwanaaje Ee Gobolka Harowo
HAROWO.COM
This post has been viewed 171 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Dec 24 2012. Filed under Xulka Qoraha.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.













salaam qaaliaya dhaman siiba ururka samo falka wax la taaban karo ama taabo galka ah dhigay taariikh lama ilaawaana ka sameeyay dhulkii hooyo sida odayadai ama dadkii dagaanku ku sheegeen abid kama baxa7yso qalbiyada reer Dharwanaaje waxaan leenahay aad bay dadku idiinku riyaaqeen run ahaanti soona dhawaada waxanan jeclaan lahan idinko dagaanka harawo oo dhan maalinba magaalo caawiya anaga nasoo tusa
WAAR MAXAA QARXAYA MA MAGACA KKKKKKKKKKKK
TOLOW MUXUU NINKAASI HADALKA UGA JEEDAA
Hawl wanaagsan baad qabateen laakiin magaca aad ururka u xulateen ka bedela, intaanu idinku qarxin. waa talo
hanbalyo ayaan leenahay ururka MAYS CHARITY run ahantiina wax aad loogu baahnaa baad samayseen arday dugsiga u baahnaydna waad caawiyseen magaalo maqal mooyee anan aragna waad na tusteen
waxanan leeenahay halkaa kasii wada dhaman dagaanka HARAWA waanan laidinkaga dayan doonaa dadaalka intaas leeg leeg iyo sidaad wax habayseen aad baan uga helay marlbaad HANBALYO HANBALYO
waan ku faraxsanahay waxqabadka loo qabtay dadka ku dulman kililka bililiqada ah ee onlf ta mashruuca uh