Harowo.com

TAHNIYAD IYO BOGAADIN KU SOCOTA MEHERKA ILYAAS DUCAALE WARSAME XIJAAB IYO FAADUMO XAAJI CABDI XASAN TUKAALE OO BOORAMA KA DHACAY MAANTA

HAROWO.COM

tahniyad-1

Dhamaan reer Cumar sheekh Ibraahim

Maxamed cumar

C/raxmaan cumar

Dr.Rahsiid  Cumar

Sacaada, Hibo Cumar ,maxamuud ,siciid iyo asxaabtooda iyo xaasaskoodu waxay taniyad u dirayaan meherka Ilyaas  Ducaale warsame ,iyo Faadumo xaaji cabdi Xasan  Tukaale  oo maanta meherkoodu ka dhacay Huteel Rays ee Boorama.

dhammaan reer xuseen Xasan Tukaale ,Xaaji Xuseen Xasan ,maxamed Xasan iyo  qaraabada reer Xasan Tukaale waxay tahiyad u dirayaana meherka Ilayaas Ducaale ,iyo fadumo xaaji cabdi oo Boorama ka dhacay

Maamulaha xarunta sarrifka al najaax Idiris Aadan ,iyo dhammaan shaqaalaha sarriiflaha al najaax ee Boorama  waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Ilyaas Ducaale warsame xijaab iyo marwo Faadumo xaaji cabdi Xasan Tukaale oo meherkoodu ka dhacay Boorama waxayna dhammaan dadka tahniyadda diorayaayi ilaahay uga baryayaan qoyskaasi cusubi inuu noqdo kii  noqda wiil iyo caano gabadh iyo caano  aamiin .


This post has been viewed 30 times.

camud

Posted by on Jan 26 2013. Filed under Xulka Qoraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH