TACSI KU SOCOTA ARDAYDII BOORAMA LAGU GUMAADAY
INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUM
WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA LABADA MUJAAHID EE U GEERIYOODAY QADIYADA SAYLAC OO MAANTA CIIDAMA ILAALADA M/KUXIGEENKA SL. AY SI WAXSHINIMO LEH AY UGU TOOGTEEN IYAGA OO AANAN WAX ALLE WA UU GALABSADEY AYNA JIRIN.BALSE DAREENKOODA KALIYA CABIRAYAY
ANAGA OO AH DHAMAAN DADKA MAGACDOODU HOOS KU QORON YIHIIN WAXAAN LEENAHAY ILLAAHAY NAXARIISTIISA JANO HAKA WARAABIYO EHELADII IYO QARAABADII AY KA BAXEENNA SAMIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO AAMIIN, AAMIIN
1.Ibraahim mohumed ayeh iyo xaaskiisa
2. Abdisalam bbarkhad boqore iyo xaaskiisa
3. Abdirahman kahin kahiye `iyo xaaskiisa
4. Siciid cumar sh. Ibraahim iyo xaaskiisa
5. Yuusuf adan iyo xaaskiisa
6. mawliid axmed sh. Ibraahim iyo xaaskiisa
7. jamac ibraahim ayeh iyo xaaskiisa
8. Abdiwahab jerman
9. Mooge Hassan qalinle iyo xaaskiisa
10. A/qadir muse kahiye iyo xaaskiisa
11. Yuusuf aw muuse iyo xaaskiisa
12 A/kariim daahir bile
13 Abdi Hassan abdi
14 muuse jaamac rayaale
15 cumar cabaas xaaji
1. ruqiya cabaas xaaji
2. basra cumar dahir
3. Nabiha cumar dahir
4. Shamis Abdi obsiye
5. hibo abdi obsiye
6. Hodan Ibrahim ayeh
7. Hibo Ibraahim ayeh
8. Ayan Ibrahim ayeh
9. yasmin Cadayte
10 Ifraax cabaas xaaji
11. Layla c/lahi Gaboobe
12. Samiya cisman
13. Fadumo c/lahi jerman
14. Raxma axmed Ibrahim
15-Maryan Ibrahin aw Xasan
16 Hodan Jamac Muse
Sent from my iPhone
This post has been viewed 88 times.












