TACSI IYO BAAQ KU SOCDA DHAMAAN DADKA GADABUURSI
HAROWO.COM
TACSI IYO BAAQ KU SOCDA DHAMAAN DADKA GADABUURSI
Marka hore waxaan tacsiyo u dirayaa ahelka, qaraabada, dhalinyarta, iyo dhamaan Gadabursiga uu ka baxay Mujaahid Jimcaale Abdi Muxumad. Waxan ogaysiinayaa Gadabursiga in Mujaahid Jimcaale u u dhintay qadiyad Gadabursi . Dimashada Muj. Jimcaale iyo ficilka dhalinyarta Gadabursi waxay ay suurta geliyeen in wafdigii u socday afdoobka Gadabursi ay ka noqadeen Borama iyaga uu ku guuldaraystay fariintii ay sideen. Dimashada Muj. Jimcaale waxay gashay taariidhda Gadabuursi. Muj. Jimcaale waa ehelo janno. Waa in taalo loo dhisaa oo abaalikiisika la mariyaa, abaalgudna la siiyaa reerkii u ka baxay.
Ilaahay ha ina waafijyo wixii khair inoogu jiro.
Mohamed Mousa ( Ottawa )
This post has been viewed 463 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Jan 4 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.













waxaan leeyahy hortra ilaahay ha unaxriisto mujaahid jimcaale ninkan iga horeeyan la hadlayaa waxku wasaad rabtaaye yaanlagugu dhex wasin meehsee iskaga dhex bax dhilaa ku dhashee halka qofee gadabuursi ka baxa waxa uu udhigmaa labaatan qof sidaana ogow dhiigayagu inuu ka qaalisanyhy dhiiga dadka kale
haa dabcan waa mutaystaa in mujaahid jimcaali taalo ludhiso. balse waxa is waydiin leh taalada mawaxaa laga dhisayaa borama mise waa saylac. ilaahay janada haka raabiyo mujaahid jimcaali. waa arday udhintay, naftiisana u horay dhulkiisa. waxa aan rajaynaynaa in mujaahid jimcali aan si fudud lagu ilaawin in shaa lahu. ilahay waxa aan karajaynaynaa in dhalinta gobalada awdal ,salal iyo gabilay ku arsaaqo dhul jacayl. waxa halkaasi kudhamaatay in samaroon dhulkisa sifud lugaqaado mar danbe
sxb gadarbuursigu ma juwish baa nin xabad serssro ahi ku dhacday baa waa mujaahid kelmadaad u xiiso qabtaane sidaa mujaahid laguma noqdee kkkkkkkkkkkk miyaydaan is laaybin yuu ku mujahiday ilahay haw naxariistee miyaydaa weligii xitaa dagaal gelin oo dad laydinka dilin mujaaaaaaaaaaaaaaahid iyo gadarbuursi labada kala daaaaaaaaaaaaaaaya