Harowo.com

Siilaanyo Oo Sadex Maalmood Ka Hor Muraayaddu Been U Sheegtay

HAROWO.COM

 

Siilaanyo Sadex maalmood ka hor markii uu muraayadda isu eegay hummaagu libaax buu u sawiray, laakiin ma ahayn sidaa. Markii Gababuursi halka ay istaageen iyo sida ay isugu duuban yihiin uu arkay, wuxu ogaaday inay muraayaddu been u sheegtay.

 

Siilaanyo libaax ha ismoodin

 


This post has been viewed 47 times.

camud

Posted by on Jan 4 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

4 Comments for “Siilaanyo Oo Sadex Maalmood Ka Hor Muraayaddu Been U Sheegtay”

  1. maxamad maxamad

    isago mar horeba bisadna ka liita yuu doonayay inuu libaax iska dhigo waaa

  2. abu said

    Illaahay isku duubnidaa hadiinku wado, ha ogaadaan wallaalaheen Maxamed Case inay wax ku yihiin is ku doobnaata, haka daayaan dibindaabyada ay tolkood ku hayaan Jabuuti gudaheega ee ay isxigsiinayaan Ciise, Reerka Ciise Gadaboorsi waa iskugu mid.
    loo diyaar garoobo Doorashooyinka Baarlamaanka gaar ahaan Gobolka Gabiiley, waqtiga ha iskaga luminina Zaila (Saylac)oo arinteedu dhammaatay.

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa sidaa

  4. mohammed AWDALI

    wallee waa run ee inantii dacawo libaax bay ismoodday…..

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH