Siilaanyo danbuu ka lahaa Isku dirka Gadabursiga Iyo Ciisaha Ismaciil-na ujeedduu ka lahaa damaca Zeylac
Hadal waa murti
Siilaanyo danta uu ka lahaa isku dirka Gadabursiga iyo Ciisuhu waxay inay siyaasad ahaan ku kala fogaadaan. Wuxu daba joogay arinkii dhawaan ay xildhibaanada labada gole ee SL kaga jira Gadbursiga iyo Ciisuhu isku baahaysteen. Wuuna ku guulaystay inuu kala fogeeyo labadii reer ee siyaasad ahaan isku soo dhawaaday.
Marka laga yimaado damaca fog ee Ina geelle hadana wakhti xaadirkan Madaxweynaha jabuuti wuxu ku guulaystay inuu Ciisihii Jabuuti ee kursigiisa uun soo eegayay iska jiheeyo, wakhti ay jirto mucaaradad adag oo soo waajahday, wuxu u furey albaab kale oo wuxu ku mashquuliyay Solmaliland iyo Saylac iyo meel aanay shaqo ku lahayn.
Wakhtigan ayaa kusoo beegmaya xilli uu Jabuuti imanayo gudoomiyaha mucaaradka Jabuuti mudane Daaf.
This post has been viewed 43 times.












