Harowo.com

Shakhsiyaadka Ugu Xun Habar-cafaan: Danaysiga Mahadi Dabshid + Wasiir Faarax Waxmarate + Calool Taaga Xasan Aw Adan + Calool Adayga Cabdilaahi Dheere+ Caqli La’aanta Abiib Jibriil

Dad badan ayaa mooda in shakhsiyaadkan ay waxtar iyo magac u leeyihiin beelaha Habar Cafaan ee ay ka soo jeedaan, laakiin aniga oo ah nin dhalinyaro ah oo Habar cafaan ah, waliba ka soo jeeda ardaaga ugu faca wayn ee beelaha Habar Cafaan, kaasi oo ah beesha Muusafiin, waxan si qoto dheer u ogaaday shakhsiyadaha dhabta ah ee dadka kor ku xusan, iyadoo tani ay igu qaadatay muddo sanad iyo badh ah oo aan joogay magaalladda Hargeisa, si kastaba ha ahaatee waxa aan jeclaystay inaan u soo bandhigo bulshadda si ay iyagana u yidhaahdaan dhado roob noqon wayday!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Mahdi dabshid waa nin dhalinyaro ah oo firfircoon, waxana uu ku danaysataa magaca dhalinyarrada Habar Cafaan, oo ah mid aanu wadda matali Karin, runta hadii la sheegana wasiir Faarax ayuu dhagta bidix ugu sheegaa in dhalinyaradii Habar-cafaan uu wadda tashkiiliyey, oo ay cabsanyihiin wasiir Faarax, isagoo ku yidhaahda dhalinyaradu hadday ku taageerto, xirsina aad gacal tihiin, inta kulmiye joogo wasiirnimadda waad haysanaysaa ee inooga faa’iidee adigana wax ka qabso, anigana khidmadda wax kasta oo aad iibsanayso iyo cidkasta oo aad laaluushayso ayaa igu filin.

Mahdi waa xariif magaallo, waana jaahil oo waxba ma qoro waxna ma akhriyo, tani waxay ku noqotay mucjiso dad farabadan, oo ah beelaha Habar-cafaan. Laakiin isaga waa fursadii u horaysay ee soo marta, wuxuuna xaq u leeyahay inuu Habar-cafaan iska dhaadhiciyo inta gudaha joogta iyo inta dibadda joogta. Waxana uu si heersare ah iskugu dhereriyaa suldaanka guud ee beelaha Habar-cafaan wakhtiyadda uu TV yadda ka hadlayo iyo wasiir Faarax oo uu u yahay xoghaya arimaha maaliyadda iyo gaadhka martidda wasiir Faarax u iman lahayd, isagoo ku dhaw inuu wasiir Faarax ka qariyo waalidii iyo cidkasta oo sharaf leh, oo hadii ay wasiirka u baahdaan guryohooga ugu yeedhi kara, maadama wasiir Faarax uu shalay ahaa nin macalin ah oo aan miisaan culus ku lahayn bulshadda uu ka soo jeeddo, waxana hubaal ah in wasiir faarax nuglaanshaha badan ay ku sababtay duruuftii hore ee uu ku dhex noolaa bulshadda gobolka Awdal oo qofkasta si xaqiiqo ah uu u ogaan karayey mustawihiisa iyo xaalkiisa guud.

Si kasta ha ahaatee, Mahdi Dabshid inuu ku danaysto magaca dhalinyaradda, waa arin aan shaqaynayn doonin oo albaabadu u soo xidhantahay. Dhalinyaraduna maaha kuwo lagu xejisan karo danaysiga waxmatare Faarax Geedoole. Waxmatarre Faarax Geedo-Gaal, oo ah nin soo maray baahi badan, waligiina aan ku riyoon inuu wax noqon karo, oo rajo quus ka gaadhay, ayaa beelaha dhan ee Habar-cafaan looga dhigay wasiir matala , nasiib daranaa !!!!!!!!!!

Wax matare Faarax Geedo-Gaal, waxa uu ka soo jeeddaa reer yar oo ka mid ah Muusafiin oo la yidhaahdo reer Haaruun, oo magta la bixiya reer cabdi-ga. Waxa la maqli jiray wasiir magacaabistiisa lagu farxo, ee markii ugu horaysay een maqlanay Faarax Geedo-Gaal waxay nagu noqotay war naxdin badan, waayo maanu filayn in qof cad ah oon ku dhac lahayn lanoo magaacbo, tani waxa ka fiicnaan lahayd shakhsi awood leh oo siyaasadda hore ugu sii jiri jiray in la noo magaacabo, oo fahmaya dawladdnimadda.

Faarax Geedo-Gaal, waa siyaasigii ay beesha dhexe ka heshay hab dhaqankiisa iyo sida aanu u lahayn wax dhiba, ma xanaaqo. ma doodo, ma yidhaahdo maxay sidan u dhaceen. Iyadoo sidaasi jirto ayaa Faarax Geedo-Gaal, waxa uu dhameeyey bahasha beenta ah oo wuxuu yidhaahdaa aniga ayaa wax la iga waydiiyaa Gobolka Awdal, aniga ayaana ah ninka lagala xisaabtamo arimaha khuseeya Gobolka maadaama uu SAYLICI noqday nin aan waxba laga waydiin Karin xaaladaha siyaasiga ah, madaxtooyaduna ay u aragto sidii shaaqiyad ka duda madaxtooyadda, marna ku soo laabta.

Ninba waxbaa dhib ku haya, suldaanka guud ee beelaha Habar-cafaan, ayaa Wasiir Geedoole dhib wayn ku haya, oo ah ninka kaliya ee uu wasiir Faarax lacag siiyo, hadalka kaliya ee uu ka naxo wasiir faarax waxa weeyi markuu suldaan dhawal ku yidhaahdo beesha aad matasho maxaad uga soo qaaday wixii dawladu qabiilka ku qaybisay? Wuxuuna ka wareegaystaa inuu si cad wax u sheego, laakiin waxa ag fadhiya marka su’aashaas la waydiinayo wasiirka cabdilaahi dheere, oo ah nin calool adayg badan, oo isagu bartay sida bulshada dawladdaha looga iibiyo, ee dawladdana beenta loogu sheego, dadkana beenta loogu sheego. Markaasba hadalkii wasiirka ku socday waxa laaca Cabdilaahi Dheere, wuxuuna u sawiraa humaag balan leh , markay gaadho balantiina waxa wuxuu sheegaa dhibaato aan meesha aan jirin.

Erayadda wasiir Geedo-Gaal, ku caan baxay wax ka mid ah inuu yidhaahdo hebel iyo hebel iyo hebel waa niman Habar-cafaanimaddu ku dheertahay, oo waan jecelahay, markuu nimanka uu leeyahay waan jecelahayna ay ka soo horbaxaan, waxa aad moodaa in nafta laga qaadayo sida uu u naxo, sababta oo ah wasiir Faarax hadii aad ku tidhaahdo $1 isii wax kaga xun ma jirto, waayo waa nin aan gacan furnayn, mana awoodi karo inuu qof marti ah ka anba bixiyo magaalladda Hargeisa, tani waxay keentay in Wasiirka Gurigiisa la baran waayo, maadama aanu qof kale oo ka baxsan caruurtiisa aanu ku noolayn xaafadiisa.

Wasiir Faarax Geedo-Gaal, waa nin caqli ciyaal ah, oo aan lahayn khibrad siyaasaddeed, waxana naga go’an in aanu na matali Karin hadii aanu nahay dhalinyaradii BEELAHA HABAR CAFAAN, waxana hubaal ah inaan ka tashan doono, shir jaraa’idna qaban doono dhawaan anaga oo isku duuban, dawladdana runta u sheegayna oo waydiinayna inuu wasiirku matallo bulshadda uu ka soo jeedo iyo in kale, waxa an dhawaan bayaamin doonaa inaan taageeradii kala noqonay xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE oo aan anagu u naqaano KALA-FOGEEYE.

NAARBA-NAARBAY KA DARANTAHAY ayaan maqli jiray markaan yaraa, qofkasta oo aan la yaabo xumaantiisa, waxa la yaabkiisu iga fajiciyey ninka gaaban ee ugu caloosha xun dadka aduunka ku nool , kaasi waa xasan aw aadan. Waa nin cuqdad qaba, oo ka soo jeedda reer yar oo laan gab ah, siyaasadda reerka uu ka soo jeedaddan waxa gacanta ku haysa NAAG TAF AH oo la yidhaahdo AMaaL X. Axmed Miisaan, oo run ahaantii ugu tafsan dadka siyaasad ahaan matalla beelaha Habar-cafaan wakhtigan aan joogno imika.

Sidaas awgeed Xasan Aw Aadan, ma awoodi karo inuu dhex galo saaxadda siyaasadda ee dhinaca reerka uu ka soo jeedo, markaas waxa uu daba galiyey reer aan waxba dhaamin oo jibraacin la yidhaahdo, oo uu Cabdilaahi Dheere ka soo jeedo, in kastoo nacaybka Jibraacinku u qabo Cabdilaahi Dheere uu aad u sareeyo, oo laga jecelyahay siyaasiga cilmiga leh ee OOMANE.

Xasan Aw Aadan, wuxuu noqday nin xumaanta waraabiya Cabdilaahi Dheere iyo wasiir Geedo-GAAL, waxana uu markasta isku tilmaamaa inay yihiin dadka
talladda reerku ka go’do dhinaca siyaasadda, iyadoo ay jiraan niman ka cad cad oo ka khibradd badan. Su’aasha mihiimka ah laakiin waxa weeyi ninkasta oo dawladda u shaqeeyaa xataa xafiis haduu karaani ka noqdo ma siyaasi ayaa? Oo wuxuu isku darayaa liiska siyaasiyiinta beesha uu ka soo jeedo, waa cajiib waana arin la la yaabo.

Xasan Aw Aadan muxuu siyaasad ka yaaqaanaa , siyaasadda soomaliland sowtan noqotay waali? Qof xun aduunka hadii aad ka raadinayseen oo aad rabteen inaad barataan calaamadaha dadka xun waxa aan tilmaam idiin siin lahaa inaad aragtaan ninka Xasan Aw Aadan la yidhaahdo, kaasi ayaad ugu imanaysaan dhamaan calaamaha xun, habeen iyo maalin ma seexdo, wuxuu ka fikirayaa sidii uu u xaasidi lahaa qof iyo sidii uu labo qof u kala fogayn lahaa. Ta kale, wax cuqdada ku beeray waa wax aan baa’bi Karin, oo waa laan gaabnimo uu tirsanayo iyo iyadoo marka qayb yar ama boos ay dawladu siiso Habar-cafaan oo lagu yidhaahdo Xasan dib u joog adigu asalkii ma tihid ee, intaas uun baa sababtay xumaantiisa iyo u dhalasho kale oo ilaahay ku abuuray, qofka uu dhalay iska daayee qofka uu salaamo ayaa calool xumaadaas ka qaadaya oo uu qabadsiinaya.

Cabdilaahi Dheere calool adagaa walaalayaal? Cabdilaahi Dheere waa nin tuug ah oo hanti dawladeed iyo qaadhaan bulsheedba cunay, oo hadana aanay ka muuqanin oo maalin kasta nin isaaq ah jaadka ii qaad yidhaahda. Cabdilaahi Dheere shirkii xeego wuxuu ka qirtay inuu khiyaamo farabadan ku sameeyey Habar-cafaan, laakiin uu ka toobad keenay.

Maanta waxan leenahay Cabdilaahi Dheere, toobadaadii ma aqbalyno oo qof qof ayaad u iibin dadka hadii aad noqoto qof jira. Cabdilaahi Dheere, waa karaaniga GUURTIDDA SOMALILAND, waana ma dalace oo ma gudbe ah, waayo Cabdilaahi Dheere nabsi, ayaa helay oo dulmigii uu ka galay bulshadiisa ayaa naanaabiyey. Qayrkii Cabdilaahi Dheer maxay yihiin maanta? Waa su’aal da waynoo daalinaysa madaxee, jawabta waad haysaan, isagii oo aan sidaas uga niyad jabsanayn ayuu maanta ku faanaa inuu habar cafaan danteedda ka shaqeeyo oo uu ka mid yahay dadka siyaasadda ku mata beelaha habar cafaan.

Nasiib daro waataas, dadka beelaha Habar-cafaan ka soo jeeda waxa u qurux badnaa inay Cabdilaahi Dheere dhagax ku dilaan, oo ay maalin cad aasaan.
Qoraalkan waxa hubaal ah in uu xaqiiqo dhab ah yahay qofkasta oo uu shaki kaga jirona waa inuu u kuurgalaa shakhsiyadda dhabta ah ee cabdilaahi dheere iyo xumaanta uu wato iyo sida ay ugu suurto gali la dahay inuu mar kaliya iibiyo habar cafaan iyo dhulkeeda.

Caqli la’aanta Abiib jirbiil

Xoolaha nool ayaa dhaama saca abiib, oo ah nin aan fikirin oo lacag uu ka soo xadday Kuwait ka dhigtay mid Hargeisa dhexdeeda lagu tamashleeyo. Ninkani waxa weeyi xamaal sucuudiga ka xamaalan jiray wakhti badan, waana nin da’diisu aad u wayntahay, waxa fure u ah Cabdilaahi Dheere iyo Xasan Aw Adan, oo ka dhigtay furaha albaabka ay gali kari waayaan ee u baahan lacag in lagu furo. Maalinta ay lacag u baahdaan ayey ku odhanayaan kaalay maanta hebel ayaan u tagaynaa, oon arintaas ayaan ka soo dhamaynaynaa, markaasuu odhanayaa haye ina keena aanu u tagnee.

Run ahaantii ninkan Abiib Jivriil caqli iyo cilmi midna malaha, taasi waxay noqotay in Cabdilaahi Dheere iyo Xasan Aw Aadan ay ka faa’iidaystaan awoodiisa dhaqaale oo marka horeba ah mid xaaraan ah, waayo dadku way is yaqaanaan hadii uu carabta joogo iyo haduu uu yurub joogo iyo hadii uu America joogo, qofkasta lacagtiisa xadiga ay le’egtahay iyo sida ay ku soo gaashay, miyuu shaqaysatay, miyuu dhacay iyo miyuu xaday waa in la xaqiijin karo sida uu ku helay lacagta.

Caqli laaawe Abiib Jibril, waxa wax badan ka xanibay jaahilnimadda oo ku xeertay qayil iyo sheeko aan micno lahayn , halka qayrkii ay wadanka ka faa’iidaysteen.

Guntii iyo gunaanadkii , dadka habar cafaan ku abtirsada waxan leenahay dadka kor ku xusan waxa aan ogaanay inay leeyihiin shakhsiyad diciif ah ee idinkana waxa idinla gudboon inaad tidhaahdaa dhado roob noqon wayday .

Qoraalkan waxa iska kaashaday 4 dhalinyaro ah oo ka mid ah guddidda dhalinyaradda beelaha habar cafaan

1- Mukhtaar ibraahim axmed (DASHA)
2- Khaddar cali caamir (KHADAR ETN)
3- Cabdiraxmaan sheikh muuse (ABU BEED)
4- Cabdifataax aadan tallan

EMAIL: yuusuf_boorama@hotmail.com


This post has been viewed 710 times.

camud

45 Comments for “Shakhsiyaadka Ugu Xun Habar-cafaan: Danaysiga Mahadi Dabshid + Wasiir Faarax Waxmarate + Calool Taaga Xasan Aw Adan + Calool Adayga Cabdilaahi Dheere+ Caqli La’aanta Abiib Jibriil”

  1. horta waxaad ogaataan qofku markuu ilma xaaraan yahay ama garaac yahay waxaa jirta calaamado lagu garto xataa hadii aanad hore u aqoon qofkaas,calaamadahaasna waxay aad uga muuqdaan ina CALI GUREYS iyo asxaabtiisa halkan wax ku qorta,inkastuu inta ugu badan isagu qoro oo uu kolba magac aan jirin sheegto ninkani waa inay cida uu sheeganayaa talaabo adag ka qaadaan, hadii kale waxaa dhici karta in dad aan isaga aqoon u lahayn ay umaleeyaan inuu yahay qof hagaagsan oo ay la ficiltamaan oo halkaas la isla caytamo.markaas waa in wax laga qabto.waxaanse la yaabay maxay tahay cuqdada intan leeg ee ninkan haysaa toloow reerahan uu caayayi maxay udhimeen bal waa inuu dadka usoo bandhigo dhibaatada loo gaystay si looga garbixiyo.oo xanuunka ku dhacay dawadiisa loo helo.waxa kaloo iyana mudan inuu ogaado in dadkan uu caayayo ee samaroon ay yihiin dad wada dhashay oo walaalo,inaabti,habaryar,edo,abti,adeer,iyo dhamaantood gacal iyo xigaal ah, maxaase jawaab ah oo uu ninkaasi u hayaa dadka qaraabadiisa ah ee aan anigu aqaano ee ay habrawadaaga iyo ilmaabtiyaasha yihiin ee ay dhaleen kuwii hooyadii la dhashay,waa nasiib daro markaad heerkaas gaadho,su’aasha jawaabteeda adigaa lagaa sugayaa hadii aad soo sheegi weydona magacyadooda ayaan soo bandhigi doonaa.

  2. Libaaxii Habar Cafaan

    Anagoo kala ah1- Mukhtaar ibraahim axmed 2- Khaddar cali caamir 3- Cabdiraxmaan sheikh muuse 4- Cabdifataax aadan tallan waxaan si culus u beeninaynaa maqaal si wada jir ah la nooga been abuuray , maqaalkaas oo lagu qoray shabakadda http://www.harowo.com , waxanan ku tilmaamayaa wax lagu qoslo oo aan sal iyo raad toona lahayn.

    Dhinaca kale nimanka qoraya waxyaabahaas oo kale waxan odhan lahaa saaxiibayaal hadii aad ka fursan waydaan inaad been iyo xumaan sheegtaan wax runta u yar dhaw sheega, tani waxay idinku noqotay mid sii xaqiijisa fashilaadiinii , idinka oo markii horeba la idin ogaa inaad tihiin faashiliin.

    Qofka si gaar ah u qoray maqaalkana waxaan waydiin lahaa , nimanka aad naga dhigayso inaan faddeexadaynay , waxa aad ogaataa cida ah yihiin iyo cidda aan anagu nahay , markaad ogaatana is waydii sida ay isku qabanayso .

    si kasta ha ahaatee dadkaasi waxa weeyaan aabayaashayadii sharafta badnaa ,kuwa nagu matala meeqaam kasta . ogowna anagu waxa aan nahay ilma xalaal oo waxa aan garanaynaa xuquudda waalidiintayo.

    Qoraalka aad qorteena umanu quudheen qof soomali ah iyo mid gaal ah toona. Afkana cid ku hadashay Gadabuursigu wuu yaqaanaa oo caad kama saarna .

    Ugu danbayntii waxa aan dadka akhristay maqaalkaas si kalsooni leh ugu sheegayaa inuu yahay maqaal been abuur ah , cidii qortayna ilaahay ayaa ka abaal marin , waxanan xasuusin lahaa mar labaad inuu fahmo sharafta qofka in ay mudantahay in la ilaaliyo sida diinteenu ay u ilaalisay. Qolladda http://www.harowo.com waxan odhan lahaa hadii aaydaan
    nafihiina u xishoonayn sameeye waxa aad doontaan.

    Halkan Ka Akhriso Magacyada Laga Been Abuurtay

    1- Mukhtaar ibraahim axmed (DASHA)
    2- Khaddar cali caamir (KHADAR ETN)
    3- Cabdiraxmaan sheikh muuse (ABU BEED)
    4- Cabdifataax aadan tallan

  3. littlejimy

    jibriir yoonis iyo habar cafaan miyaa wabsayd laysaga diraa maxaa kudhacay nimankii samaroon macaqligii baa kaguuray walee waxaa tihiin majiro hargaysa isxaaqbaa inigu tuma jabuutina ciise jigjiga ogaadeen maydinkaa laangaab iyo laandheere kala sheegta wada laangaabbaatihiine horta waxnoqda

  4. Runsheeg

    Adduunka waxa u daran oo ugu liita ninka ku daala wax aan dantiisa ahayn, waxan uga socdaa nimankan webkan iska leh (harowo.com) ee la yaqaano cida ay ka soo jeedaan waxay ku wareereen arimaha iyo danta habarcafaan,waa kuwaa liita ee aan kor ku soo sheegay ee liita. Habar-Cafaan waa reer isku xidhan danatoodana kawada tashada, isla markaana aan cidkale faro gelin arimohooda waxana xaqiijin kara Web:yada ay leeyihiin Beelweynta H.cafaan ee sida hufan ee cilmiyeysan ee siyaasadaysan isla markaana ka fog aflagaadada beelaha samaroon ee walaalaha ah iyo guud ahaanb beelaha sooomaaliyeed.
    Sidaa darteed yaan lagu daba haraadin ee danihiina ka tashada waad isku iman kariweydeene.

  5. Anonymous

    waar rag samroonow waa la idinka yaabay waxaan nahay haween aad qabtaan caruurteena idinka soo jeeda dhag xumadiinii baa na wareerisay cid aad caydaan oo kale ma garanwaydeen ninka iskale maqaalkana waxaan ku waanin lahaa yuu danbi kaaga imaan adiga laftaada ee ka gaabso arintan

  6. jibriir yoonis waa ilayska gadabuursi

    JY waa ilays usoo baxay gaduursi, waa geesiyada samooraan oo cidwaliba ka sareeya, bini aadamkuna wixii iyaga ka sareeya ayuunbay nacaan oo ay envy gareeyaan. JY la’aan tii gadabuursi garan maayo halkuu xaalkoodu ku danbeen lahaa.

    Kuwa Xeego xaar site geesigii Cabdirahmaan Aw cali ku caayooy, awal baad xaar ahaydeen, ood garacyo ahaydeen.

  7. maxaad muuse

    waa nasiib daro kol hadii inamada yaryari maanta uun ay isgarteen in ay yihiin haber cafaan miyay se is aqoon markii hore in ay ahaayeen haber cafaan jaajus cawl cawl ah ma maanta ayaad isku keenteen kiinii jogay xeego abaareed iyo tuugtii magalda xadi jirtay markaas tidhaahdeen waxani liyaadhdaa haber waseyaal ama haber cafaan miyayna isku fiirsanayn ragan waa wayn ee yidhaahda waxan dhigana jamcadaha dalka ee maanta dib u bilabay qabyaalda qaawan ee an marna ka dhuumayn shaashadaha aduunka war iksu fiirsada ragiina waa ayni kolay hoolka siciida goojeena buuxin maysaane iska badaana raysne sbx yaal hawareerina waxa kuharaadeen Jibriil yoonis iyo waxa aan loo joogin oo 20 sano idin maamulaayee ifka iska baxa waxa dhimtay ayaa tihiine bal isku fiirsada ragan waayan ee isku raac raaca far farta si ladilaayo oo la moodo in boorama laga mustaafirinaayo kkkkkkkkkkkk

  8. Yonis

    Aqligu ha shaqeeyo, cay cay lagama horgeeyo ee aqlibaa laga horgeeya dadkan lama wada moodo cidey sheeganayaan iney wada yihiin. Webkanina dadka Afsomaliga ku hadluu ka dhexeeyaa. Balkan eeg intuu dad xumee lahaa kuwale xumeeyey. Waxad leedahey J.Yoonis baa duuley oo maryo allool noqdey, dhankale waxad leedahey nimankii degaal tagey gadaashooda nimankale oo dumar lajoog noqdey baa ka hoos faa’iidey. Waxad leedahey Ina Awcali inuu dhiiga Samaroon daadiyey hadana waxa la wada ogyahey in dhamaantood inta nidaamka ku jirtaa dhaxal kiisii cunayaan. Aqligu wuu diidey in hadii sahqsi xumaa la dhaxlo waxana kasii sharaf xun kuwan Saylici iyo Reyaale ka midka yihiin ee leefaaya dhiiga ina Awcali daadshey. Waliba waxad dadka ka iibineysaa in J.Yoonis wada yihiin ina Awcali taasina waa aqli caruurnimo iyo garaad yari.

  9. Adal

    dadka sharafta leh ee meeshan lagu soo qalday waxan ka raaligalinayaa ceebtani iyo caydan uu ina Cali-guraysa la wareegayo.

    waxan ka balanqaadayaa in aan sidaa looga harayn ee Abihiisii dhabta ahaa oo ah Xaji Cali-gurys oo jigjiga jooga aan gaarsiindoono dacwada.

    Sheikhan uu magiciisa sitaa waxba kama jiraan ee waa ina cali gurays dadka yaqaanaana waa ogyihiin

  10. BEESHA JIBRIIL YONIS WAA SUNTA HARGAHA WAXAA KU CADAYNKARA WAXYAABAHA U SOO QORO WABSEEDKANI OO AH KA ISKU DIRA GADABUURSIGA NINKA ISKA LEH WA INA SH FARAX OO RER GOROD AH GADHI XAJIYADA BUUXIN KARIN WA NASIIB DARO OROMADII MAGAN GALYADA LAGU SIIYAY AWDAL OO KA SOO QAXAY ETHOPIA IYAGOO WATA JAANBAD IYO FIJAAN AY KU QARAFAYSTAAN GADABUURSINA LIISKA QARAGFADA KAGA JIRAAN IN MAANTA AY KA SHEGAYAAN DURITYADII BEEL WAYNTA HABAR CAFAAN WAA NASIIB DARO MARKAAD DAD WAX LAGA SHEEGAYO BEELWAYNTA HORTA XAFAJADA INDHAHA KA SARAN IYO JAABADA AAD KU QARAGFAYSANAYSO ISASOO DHAAAFA JIBRIIL YONIS OO SIILKA WALAASHOOD CUNTA AY KU SIIN JIREEN BEELWAYNTA H,C CARUURTIINA KA DHAMEEYAY CAANAHA MARKAY IMAADAN QURBAHA IN AY BEEL ABUUR KA SAMEYAN DADKA WAA LAGU OGAA SOBOBTU WA SIILKA WALASHOOD EE LAGU SOO DHOOFIYAY NIN WALBA OO QURBA JOOGA OO JIBRIL YONIS AH WAXA KEENAY QURBAHA WA NIN HABAR CAFAAN AH OO QABA NAAG JIBRIIL YONS AH SIILKOODA AYAY KU DUCAYSTAN INU GUURSADO H,C SI AY QARAFADA UGA FADHIISTAAN IYO JABADA AY DHEXWATAN SOMALILAND

  11. Wll ninkan meesha lahawo ceebta kada bulshada iyo waxa garadkeena. Wayo anu walahi waxa kaloon ku idha gaaran mise indr de waxa la yidhii nin waayini waxa uu ku taagaaa la tusaayee ma hoos ayaan ku so eegna oo xaarkaan aad laqanayiiso ayaan kula laaqaanaaaa benta kada bulshada muusafiina waa dad alhlaaqad iyo caaqliba ilaahay siyee oo tolkood kuu doonaba ha noqdee uma quudhaan waxan aad adu wado. Marka wll yaal inaaga daaya suuntaan aw wado inaankan meeshan iska leh. Waxan ku wanainayaa dadkaan sharafta leh ee ku abtirsaada hc inaay ninkaan caaqligu curyaamay ayana la hadlin Wayo waa xaasid waxa uu ka xuun yahay isku duubnideena marka lo joojin maayo cirkana ha gujiyo.

  12. Cabdiqani

    Waa waareey Waaryaa Lafaruug

    Waxaa meesha ka hadlaya waa inan gumeedkii ugu hooseeyey jibril Yoonis waa waaba gorode muddo badanbaa Jibril Yoonis la naas nuujineyey maantase waa laga dul guuraye balse waa halkaad sal iyo raad dhigtaa.

    20 sannadood ayey Jibril Yoonis Samaroon ku sandulaynayee in Dawladda Isaaq la daba galo oo Samaroon hoogaanka siyaasadda uga wakiil ahaayeen hadana maalintii Daahir Rayaale Xilka laga Tiriyey wixii 20 Sannadood Jibriil Yoonis Soo dhisayeen maalin kamay Dambayn.

    Habar Cafaan maalin qudha halka ay Samaroon uga doodo Cadkii Samaroon iyo Saa’idba way ka soo dhiciyaan Bal xusuuso SDA-dii Xansharo markii dawladdii Salbalaadh la dhisay ee General Caydiid Cabdiraxmaan Tuur iyo Xansharo waxay ahaayeen labo Madaxweyne ku xigeen waana Isaaq iyo Gadabuursi.

    Markuu Ina Aww-cali Waddanka Haystay Ciidankii Marya aloolka ayuu moodayey in darajo iyo madaxnim lagu helaayo markaasuu Reer-maxamuud Yoonis ka soo qaatay 150 nin oo reer dudub ka soo qaatay 300 oo nin habar cafaan oo dhan wuxuu ka soo qaatay 70 nin Makayl Dheere wuxuu u diiday 30 nin oo qudha. Natiijadii waxay ku dambaysay inamadii Reer Maxamuud oo wax dhintay iyo wax luga la bay noqdeen markay deegaankoodii laga soo qaaday ku noqdeenna waxay arkeen Beerahoodii oo gafoobay iyo xoolahodii oo dayacmay oo dugaagu la kala tagay iyagii oo laxaad la’ oo lugala oon waxba qabsan karin oon shaqaysan karin, halka inammadii Habar Cafaan (Reer Xaamud iyo Xeebjire) oo ciil iyo cadho qabay caddaalad-darradii lagu sameeyey maalintii marya aloolka loo qaadayey ragii Reer Maxamuud ee ay isku dagaanka ahaayeen iyagana laga tagay ay xoolahoodii iyo beerahoodii iska dhaqanayeen oo ay iska sii nimcaysnaayeen. Bal u fiirso Khasaaraha uu ina Aw-Cali ku gaadhsiiyey oo ku koobay qaladiisii ee kuwii kalena allah uu u gargaaray.

    Ugu Danbayntii waxaan idin leeyeahay Jibriil Yoonis Maalintii ina Aw-Cali Siyaasadda Samaroon uu hogaaminayey Ina Sheekh Faarx oo kaliya uun baa xoolo Haystay oo kaasna isagaa galaaftay.

    Qoorcad Illaa Qoorcad waxna ma hagi karti waxna ma hogaamin kartide maxaabad ku hadli

    Afnooli Waa Hadllaa ayna waa ciyaa.

  13. afnolana waa hadalaa ay noolna waa ciyaa caruurey cows biyo ku NOOSHA ka cabsada , waa rag idin matala lafta ay idinturana qata meheradahoodana u ilasha kkk

  14. shalaan qoxdaaqney muusafiin

    waar habar cafaanee xageed noowadaan waad go tihiin
    in habar cafaan dhul lahayn ee awalba waa la ina
    gumaysanjiray ee dadka hanagu dirina waad ogaydeen ilaahy inta kasokaysa waxaa inaleh jibriiyoonis iyo
    makaahiil waxa kalood ogtihiin rag iyo dumarba na
    qabi jireen waar baryahan dabe ayaan ka nasaney ee
    hanagu kic kic nina oo ilaahay kabaqa

  15. gabdhsamroon

    waar samaroon wuu wareeray waa maxay dadkan wad dhashy ee is caayay habeen iyo maali CAFAANiyo YOONIS labdii cawad lahyd maxaa is ku diray horta waar ilaahay ha loo noqodo qabiil caydiisu cadaab badan bay leedahay dadkani waa ilmo iyo hooyo edo iyo habar yar abti iyo inaabti isla yaab dadaka ha isku dirin maytida dhimatayn hala iska daayo ee laleeyaya waa lacadaabyaa ilmo iyo waalidkii akhir iskuma shafeeco qaadi doonaan ilaahay ka baqa walaal qabiil kafanka inila gali maayo is cafiya

  16. ceelasha milixda toqoshi

    waar ina sheekh shaydaanoow sidaa u wad ilaahay aabahaa muxuu cadaabayaa ilayn shaydaanka uray ayuu ifka kaga tegaye. wax xun dhale aakhiro ku ciilan oo cadaab ku muday aabahaa inuu cadaab galay cid kasta ayaa arkaysa.
    sidaa ku wad waxaad ka hesho cidna wax ha ka siin.

  17. Yonis

    Dadkani ma badow message board loo fureybaa. Maxaadku cadeynkartaa dadkan caytamayaa iney yihiin cida ay sheeganayaan? Netku dadka af-soomaaliga ku hadluu ka dhexeeyaa sidaa daraadeen ha la isdajiyo. Meeshu yaaney noqon cay-cay ka horgee ee hanoqoto cay aqli ka horgee. Sidoo kale yaaney noqon cay habaar ka horgee taasin maaha xal. Yaaney noqon runta yaan la sheegin oo dadku godmadow ha ku jiraan. Mana aha difaac dad yar oo dakhliyari kasoo galo nidaamka beesha SNM. Waxa ii cadaadey in characterka kalarka cagaarani ee dega iyo koofiyada iskag eegi aanu aheyn halqof oo isku mid ah taasi waa mid. Hadaad marka horeba is jecleydeen sidey ku dhici kartaa in halnin ini kala dilo? Dad xanuunsanyaa jira kuwaasoon loo nisbeyn karin jufo gaar ah iyo beel gaar ah oo Soomaaliyeed. Midimo waa mid wanaagsanoo lagu wada faa’iido hadiise la waayo beelaha Somaroon isku si uma saameyn doonto taasina waa mid labaad.

  18. waar cayda tolka hala dhaafo mise ninkani mashruuc buu ka qaatay shisheeyaha waaba yaabe sawka ina sheekhna lagu sheegayo balaayada xumo jeclaa

  19. KKKK
    WAAR BEEN BADANA NIN MUUSAFIINA AYAA QORAY MAQAALKAN
    MA DAD JAAHIL AH AYUU U SHEEKAYNAYAA INA SHAYDAAN FAARAX
    WAALAGU FAHMAYAAYE SHEEKO KAA SOCONAYSA MEESHA LA KAALAY KOLAY WAAN OGAHAOO WAAD KU MACAASHTAY CAYDA TOLKAA
    DAAA KU ODHAN MAAYO EE HALKAA KAGA HAY WAXAAD KA HESHANA CID WAXBA HA KA SIIN
    BEEN, BALAAYO IYO BUUN BUUNINBA SOO QOR KOLAY WAA KUU KHASAARO AAKHIRO IYO ADUUNBA

  20. tol kala dile ina sheekh hassan waxa ka daalay oo uu aqbaliwaayey taladii qoyskii reer sheekh markii ay yidheeheen jooji cayda tolka.dadka wada dhashay waa in ay ka fogaadaan fikirka ceebaysan ee ina sheekh maanta ma jiro website somaaliyeed oo tolkood caaya oo aan ahayn kan ina sheekh.waxa xun laguma daydo .dadka la caayana aaakhiro iyo if toona uma wanaagsana

  21. xaqiiqdii waxaan ku raacsanahay ina sh faarax sida uu wax uwado waana hubaal in xumaanta habarcafaan uu fahmay Anaga oo jibriil yoonisa intayada badani waan ku raacsanahay waana ku faraxnaa markuu aad xabada ula dhaco Habarcafaanta waayo iyaguba Naxariis iyo wanaag midna nooma hayaan saaxiib ina sh faarax waa Geesi kaga cabaadiyey intii dadka ugu xumayd

  22. Nacdashaa ku waajiba nacaskii ina awfaarax
    fidmaduu noosoo qoraa naaquskani reer gaale
    Naagaha in lagu tiriyey ahayd naaquskan gaalaade
    nin ka liitaa ma jiro naanayslaawahane

    Naaqus weeyaan ina aw faarax ceebtiisana dibada ayaan soo dhigi doonaa inuu Gay yahay oo nin qabo

  23. osman

    Aafadu siday noo heshuu, ololku noo taabtay
    Amadkiyo hadhuudhkii ma Baxo, aawanaan jiray
    Ayax bahal ka daran baa illaa, oodihii cunaye
    Ilihii dhaqaaluhu lahaa, la iska wada awdye
    Aroos loo ciyaaroo ma jiro, loo Odorosaaye
    Eridhabanka geel kuma dhalaan, aradadeeniiye
    Ido soo isaarixinayana, ma arki doontaanaa
    Ummadii inkaar lagu Ridaa, Ma ashahaataane
    Waa laga Afgodayaa ninkaad, ubaxa Saarteene
    Arinkeeda Somaliland, waa Allaw sahale
    Waa taad illaahay dartii, udub ku diideene
    Waa taad albaabada jannada, orod ku dhaafteene
    Waa taad arad barwaaqa ah dagteen, kana abqaasheene
    Waa taad inkaar iyo tagteen, meel ibtilo taale
    Waa taad abbaa ood ka dhaw, ereyga diideene
    Abtirsiimo waa taad gasheen, odayna Sheegteene
    Waa taad Codkii Aafadii ahaa, nagu Asqayseene
    Waa Taad Aqoonsiga Xorta ah, nagaga oydeene
    Al baqraynu joognee haddaad, alif maraysaane
    Inaad ilmada hoorisaan, waa ayaan xumo’e
    Abaalkiinu waa inaad sidaa, ku Istareexdaane
    Abshir dhaha Ammaan Xumadu, waa aragtidiiniiye”

  24. mulkiilaha ururka habar cafaan

    12 irbadood xabad marasho ah ma noqdaan., habar cafaan gabadh bay ii tahay aniga aflagaadona igama geydo oo xaalbaa i qabanayee maxaan ugu jawaabaa gabadhii afkeedii xumaaye,

    waa inantii xaartay xumaatay uun.

    Waxan aad ula yaabay dadkani imika uun baruuragay xagay jireen hadda ka hore waa suaale.

    Maan jeclayn inaan gabadha hada habarta noqotay wax ka sheegee way kasbatay oo iyaadaa kala soo baxday meeshii uu ku kaydsanaa

  25. Jibriil yoonisoow,ha hadlin Oo ha hadlin,maalintaan marti-qaadka kuu soo diray Gegebadii Xeego waadıgıı dııday EE Issaaqna Dubbuur ugu tegao adoon lagu casuumıneöka kac boodhkaöhabar.cafaanna dhaaxay ku naas.nuujınaysaye haddıı kac lagu yırı ısku fıllow Oo asaaggaa ıska celı waa ragganıme eh waa maxay qayladuöma hablıı baad guur u waydeenöDubbuur ba ugu geeya Issaaq naagıhıınna dhulka H/cafaan baa lehe ka xaaxaabsoç

  26. muna

    warane galbeed afku iyuuna ku qaloocsami ,samroonku samroonka kale maa caaro dheeero

  27. muna

    waar hoyow cadowga looma qosoleeye ,ilmaadeerayaaal qabyaaladu waaa qudhi nin iidoorta u shaqeeeyana koley waa calaaane.
    dhamaantii danta guud ee samroonkaa fikira habaaraha iyo dhibtaaa sidaan uga baxaan kaaa teshadaa cadaawahaaa..kuwa idoorta waxa kaa sugaaayow ku quuso.

  28. warangalbeed

    ala muxuu isnasaqay shaydaan jini faarax
    adeer ama wiil musafiin iska soo dhig ama hooyadaadii duufka lahayd iska soo dhig
    habar cafaan way joojisay qarafadii ay siinaysay
    jini yoonis.

    WAX LA WAAYAY WAYDOW JINI YOONISBA UDUDA
    qarafooy ayaad tahay jini yoonis baan ahay
    basaasaw ayaad tahay jini yoonis baan ahay
    laba jeeblaw ayaad tahay jini yoonis baan ahay
    kala dilaaw ayaad tahay jini yoonis baan ahay
    noolaa urow ayaad tahay jini yoonis baan ahay
    intaasoo xumaaniyo cuqdad habar cafaan ciilraagay
    oo badan,calool xuma aduun,jini yoonis baan ahay.

  29. nimco

    Waryaa waa qofka la magac baxay Hanka ka joogno, hadaad run sheegayso , orodoo wax kalsoo qabo website yada kale ee xeego ka mid tahay ee dadka mar hore kala fogaysay. mise waxaa tahay habar cafaan oo Ahmed runtiisaa ku dhibaysa. Ahmad runtuu ka hadlaa qofkii fikirkiisa dhiibanayaa wuu dhiibankaraa.

  30. waxaan la yaaaba dadka ka dhawaysta calool ushaqayste dandiisa wate ,oo magacii awdal aan ka shidaal qaadanayan,qof laguma taageero waa ayo ma anaka ee muxu u qabta l a,idhaahda , anu ma arag wala cabdillahi dheere iyo geedoole wali tv intu isa soo isaatgay odhanaya dadkan wax h aloo qabto .walo ku dar kuwa makaahil iyo kuwa maxaad caseba ,marka ku daageera tolaw ninka waxatarkale ,reer jacayl meel nu gaadhsiini maayo ,nin waa ninki u dhiidhiya dhalintiisa iyo dadku udhashay iyo dhulkiisa no jeebkiisa ushaqayste ,anu waxaan odhan laha kutaba fayla nin dan reerka matakla ,waa billaahi tawfiiq

  31. Anonymous

    maxaa lagu khafiifay habar cafaan…..

  32. Mucjiso

    waa isla aniga mucjiso iyo an ka jognaba

  33. Mucjiso

    WAXAN SOO JEDINAYA INTII ILAHAY KA MASAXAY QABYALAD IYO QURUN ALAHA QABRIGA U WASACIYO JANATUL FARDAWSANA ALAHA GEEYO INSHA ALAH. WAA INTAA UU HADA SAMAROON KU WADA JOGO CIDKASTA OO AY YAHINA WAN U DUCAYNAYNA.

    INTA KALE EE SAMAROON KALA GAYNAYSA AMA GUDE AMA DIBADBA ALAHA HORUMAR IDINMA GARSIIYO INSHA ALAAH SI XUN OO DULINIMO KU JIRTANA DHAMANTIIN ALAHA IDIN HALAAGO. AMIIIIIIIIIIIN.

    SAMAROON WAA WALAALO SINA U KALA TAGI MAYO.

    NOTE. WAXAN BALAN KU QADAYA IN AAN KU FURO WEBSITEKAN INTRRUP PROPAGATION, PAGEKASTANA KA CADAN WAAYO WAA BALAN HADII AAD XUMANTA LAGA JOGIN WAYO.

    DADKA KALE EE SAMARON YAAN CAY LA ISKUGU JAWABIN ALAHA IDINKA RALI NOQDO DHAMANTINBEE.

  34. Han ka jogno

    samaroon intii rabi sharfay een qabyalad iyo qurun ku jirin alaha adunyo iyo akhiraba ha u naxaisto cid kasta oo ay yahinba Intii qudhun iyo qabyalad ku dhimanaysa bi idnilahil karim ilahay narta ha ku fogeeyo waa fidnee,,,,,,,,,,,,

    NOTE: WAXAN BALAN KU QADAYA IN AAN WEBSITEKAN INTRUP PROPAGATION KU FURI DOONO HADII LAGA JOGSAN WAYO DADKA WALALAHA KALA FOGAYNTOODA.

  35. KKKKKKKKKK WALEE DAACADBAAN U QOSLAY SOW KUWAN REER ABTIGAY IS DUQEEYAY MAANTA, WAAR WAA LA QARSADAA CEEBTIINA,,,,,

  36. ali

    horta ninkan waxan qorayaa isla isaga ayaa comment iskugu jawaabaya waa la ogaadaya fartiisa oo dhan black ayay ku qoran tahay waxase maanta cusub waxa weeyi awal magac been ah ayuu dadka ku maagi jiray hooyooyinka ku caayi jiray dadka ehlu sharafka ah maanta wuxuu ka been abuuray dhalinyaro nool la yaqaan soo taagan magacyadooda soo qoray garac waa garac haduu nin yahay maxuu qaame uga reebay saw laga xidhi maayo hada wuxuu usoo jeestay dadka masaakiinta ah guduha jooga car qaame wax ha ka qoro websitkisii hore harow.com waa la xidhay kani wuxuu ka iibsaday shirkad kale oo aan shirkadii ahayn dadkana waa ka qariyaa waa maangaab miskiin ah kolba dhinac u rida yaan coment laga bixin erayda wasakhda ah daabacayo yaan lagu mashquulin shaqo kale ha laga raadsado

  37. xaawa lula

    WALIGAY QOF HABAR CAAFANA OO FAYOW MA ARAG WADA NASAKH SI KALAYSAN OO HADANA ISKUU KAA NABAYA

  38. Anonymous

    sgwqqwqjjhq
    qwkjqqhgqqh

  39. jama

    kkkkkkkkkkkkkk…. waar ilayn tanoo kale… ma detective website baa meeshan .. waaban ka yaabay kolba islaan iyo oday la soo dhajinayo… mahdi dabshid oo tukaan yar borama iskaga haysta baad ka dhigteenba nin balaayo ka dhacday… waar muuna ahayn kan garowga iyo digirta tukaanka dabshid ku qoran tahay ku iibiya… waar wax kale noo soo qora…. nin garowle ah ha ku mashquulineee….

  40. Waxaan aad ula Yaanabahay Maantana Jibriil Yoonis ma waxa ay dan ka dhigtaan Dhallinyarta Sharafta iyo Karaamada leh, Qoraalakana ma qorin dhalinyartaas, waanna BEEN ABUURASHO mana qori karaan waayo ma jiro nin Caayi karaa beeshiisa iyo Haldoorkeeda waxaanna leeyahay Qoladan HAROWO waar yaan la idinku qoslina ee ka saara BEENTAN IYO BEEN ABUURASHADAN QAAWAN.

  41. daayo habar cafaan waagobe

  42. adeer marka hore waxbaa kaa qaldan ee an kuusaxee anigu masuul dowmadeed ayaanahayma ihi nin qabiil ee habar cafanta aadsheeganayso orodoo doono meelaha ay joogto oo naiga ila dhaaf qabiilka diciifkaa.

  43. waxaan moran ka taagnayn in ay ragaasi yihiin laf dhabarta habar cafaan hadii aad donaysaan inaad ka shikisiisaan dadka cid iniga aqbalaysaa ma jirto waakan jibriir fadhiisan waayee ma hablahoodii ayaa kax guurasada la waayay afartani waa ku adiiday hablihiinii jy ee jeclaaday

  44. Xog ogaal

    walee ragaasi sida ay usheegeen runta waxad moodaa in ay mudo badan arinkan daba socdeen oo ay raadinayeen xaqiiqada waxasi ay sheegayaan oo dhani waa run. faarax geedoole sida uu iskugu haysto in uu gobalka matolo iyo sida iyo sida ay waxyahiin.
    ninkan ina dabshidna wuu dheeraynayaa laakiin wuu iska xaga dhigan.
    kufogaani maayee bal ragan arinkan qoraalka ah wax haku qaataan.

  45. somaliland boy

    walee waa yaab waxaa u daran kan cidii uu ka soo jeeday dhaliisha u soo jeedinaya.dulibaa tahay mahdi dabsid waa nin rag ah booska uu joogo ayaad gaadhi wayday xaasid baad tahay nolasha ilmo dabshid ayaad ka xuntahay adiga iyo waxaad tahay fuck you

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH