SAWIRADA Iyo Magacyada Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Deeganka Boorama Iyo Markii u horaysay Taariikhda Oo Gabadhi Ka Mid noqotay
HAROWO.COM
Xuquuqda Sawirada Waxa Iska Leh Blue Sky Digital Boorama. Haku xad-gudbin Ee fadlan Xus hadii aad xigato
This post has been viewed 65 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Dec 3 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

































hambalyo hambalyo waxaan halkan uga hamabalyaynayaa dhamaan dhalin yarada usoo baxday golaha deganka ee magaalada booramna noqda ku wii dadka iyo magaaladooda wax uqabta waxaan leeya`haay walaal waxad tihiin dad ka laga sugayo wax qabadka qab yaalada haladhaafo dadka hoos ha loo eego lana dagaalama musuqmaasuqa talo kale gabdha ha loodoorto mayar ayaan odhan lahaa
HAMBALYO HAMBALYO
BEELAHA AQALADIINA KAGA YIMAADA. WAXAAD TIHIIN DADKII LOO DOORTEY WAX QABADKA BOORAMA.
TALO; GABADHA DA’DA YAR GUDOOMIYE HA LOO DOORTO.
ILAAHEY HA IDINLA JIRO.
BYE
hanbalyo hanbalyo dhaman xildhannad waxa uu diraya hanbalyo aan la soo kobi kari gara ahan abikara faraxa cabdilahi doon waxa ilahye idinka barya inad noqotin kuwi ku wata xilkoda dacanimo
Hanbalyo dhamaan xildhibaanada cusub ee saylac lughaya baki boorama gaar aha an Hanbalyo gabadha xildhibaanada ah dhamaantii ala Ha ini fidudeeyo xilkaas
hambalyo, ilaahay ha idiin fududeeyo xilkaa weyn ee la idiin doortay, hana noqonnina kuwii ku danaysta ee jeebabka ka buuxsada, sida kuwii idinka horreeyey, ama aad haddaba beddeli doontaan.
dadka masaakiinta ah ee idin doortay, waa inaad ugu hambaysaan sidii ay idiinku liseen. dhaca iyo boobka hantida ummadda ka dhaxaysa oo ay ugu horreyso, cashuurta laga qaado dadka masaakiinta ah ee sariibadaha fadhiista ka waantooba, oo wax ugu qabta.
qabyaaladi dibbay innoo dhigtee ka waantooba, oo walaalo wax wada qabsada noqda, isku nasteexeeya, oo kii yara qalloocda toosiya.
waxaan ku faraxsanahay inaad dhammaantiin tihiin dhiig cusub oo dhallinyaro aad u badan tihiin, haddaba wax uu ubadkiinu u aayo u yagleela.
hambalyo, hambalyo, ilaahay ha idiin fududeeyo hawlahaas ballaadhan ee idin sugaaya.
maca salaama, wabillaahi tawfiiq.
maansha alaah waa ninman dhalin yara ahe oo waxna bartee ilahay ha ku gargaaro inana aan garab istaagno insha alaah