Harowo.com

Salaan iyo Mahadnaq

Asc.waxan salaan sharaf iyo mahadnaq u daraynaa hawlwadeenada iyo wariyayaasha harawo oo waayo aragnimo iyo aqoon fogaal aragleh saadaalin siyaasadeed oo heer sare ah ugu shaqeeya midnimada iyo qadiyadda saddexda gobol ee samaroon deganyahayba ayagoo marwalba ku dadaala faahfaahinta iyo falanqaynta shirqoolada qarsoon ee marwalba ay ku kacaan beelaha ku bohoobay dhulboobka haybsooc iyo cadaalad darada ay kula dhaqmaan samaroonka taasoo suxufiyiinta harawo.com ka hawlgalaa marwalba khashifaad ku sameeyaan waxkastoy ku bohoobaan magaca beenta ah ee binu haashim iyo binu binu…. iyagoo wali beerka ku haysta arimaha ay ku bohoobeen eey ku boobayaan hantida samaroonka ayay wariyayaasha samaroon sanaddo ka hor sii saadaaliyaan taasina waa aqoon illaah ku manaystay cidina kama qaadi karto deeqaha illaahay ku siiyeybay ka midtahay midayntii samaroon iyo qadiyadda saylac iyo lughayana baash dahabay ka galeen inkastooy waajib guteen iyo xilsaaraa hadana abaal iyo wanaagbaan qalbiga iyo maskaxdaba ugu haynaa hadaanahay qurbajooga samaroon hiil iyo hoo iyo garab iyo cududii sheikh-samroonbaan idinla garab joognaa
(WAA ILLAAH MAHADDII SAMAROON WAA MID MAANT DHULKIISIINA WAA XUR CIISAHA HADLAYAA ISAGAA ISKA XIIQI ISAAQNA SAYLAC GACANTA KUMA HAHAYO NINKII LAHAABAA JOOGA MARKAA BERBERA HA UGU ABAAL GUDAAN,SAMAROON WUU KABAXAY WAQDIGII TARTANKA DHEXDIISA IYO QADIYADIHII KALA QAYBIYEY ,SADDEX QODOBBAAN ISKU RAACNAY,KOW MIDNIMADA SAMAROON,LAB0 XORENTA DHULKA SAMAROON,SADDEX HALGO,AAN SAMAROON U DHANYAHAY’,WAANAN OGNAHAY INAAN GUULAYSANAYNO
XAQA LAGAMA GUULAYSTO SAMAROONA DULUN IYO DAANDAANSI WELIGII KUMA DAGAALAMIN HADII LAGUDAYANE LAGAMA GUULEYSTO WAA XAQIIQ TAASI TAARIIKHDU BEEN MASHEEGTO 100KII SANO EE U DAMBEEYEY WAXAAN DULUN IYO DULINIMO UGALAY OON UGU DULQAADANAYNAY DHIBAATADA NAGAGA IMANAYSAY BEELAHA AAN WADA DEGNO ANAGOON CIDBA NECBAY OO DOONAYNA MIDNIMADDA SOMALINIMO IYO NABAD KUWADDA NOOLAANSHAHA BEELAHA SOMALIYEED ONAGOO WALIBA MOOJINAYNAY DULQAAD SIYAADO AH SI,AY U BADBAADO MIDNIMADA IYO WADA DHALASHADA BEELAHA SOMALIYEED LAAKIIN DOQONIIMO IYO DAMIIRXUMA UUMBAAN KE DHEEFNAY.
ILLAAH WAA XAQ MAMOOGE SAMAROON WUU ISRAACAY WAA ILLAAH MAHADII WAXAAN USOO NOQONAY DANIHII IYO QADIYADDA SAMAROON IYO TA GOBOLADEENA,MARKAA IMBADANBAAN KA SHEEKAYNAY WAXAAN AHAAN JIREY,MAANTA WAXAAN DIYAAR UNAHAY INAAN RAADINO WAXAAN AHAAN JIREY,XOOG IYO XEER IYO DHULBA INAGOO WADADHAN HASOO NOQOTO BOQORTOOOYADII SAMAROON.
WALILLAAHI TAWFIIQ.OSMAN D JIBRIL .ASC.

This post has been viewed 3969 times.


camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH