Salaadiinta Samaroon oo wax aan dhici karin ku tilmaamay in qaddiyada Saylac weji cusub loo sameeyo, shirka uu Wasiir Duur ku baaqayna aanu Saylac ka dhici karin dagaalna ay ka xigaan DAAWO
Naba qabato in qadiyada Saylac kolba weji loo sameeyo, dhaqanka Ciise ee Diridhaba ha wada hadlaan dhaqanka Gadabuursi ee Jigjiga. Sul Baade
Odayda ka imanaya Diridhabe iyo kuwa Hargaysa ee leh waxaan ku kulmaynaa Saylac waxay wadaan in nabadgelyada khalkhal ay geliyaan, wixii halkaasi ka yimaadaana waa wax saamayn ku yeelanaya. Sul. Abshir
ISaaq ha naga qabsadaan ragooda faduusha wada ee odayga Da’da ah ee Cabdi/Waraabe kow ka yahay. Sul Dhawal
Arimaha Saylacna waxaa ka talinaya dadka degen ee reer Saylac, mana ogolaanayno dib dambe dawlado kale oo soo farogesha. Sul Samatar
Salaadiinta Beelaha Samaroon ayaa Jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay wasiirka Daakhiliga ee Somaliland Duur, ka dib markii uu golaha Guurtida Wasiir Duur shalay ka sheegay in aanay Qadiyadii Saylac weli dhamaan, isla markaana golaha dhaqanka ee Ciise ee Diridhaba iyo 11 xubnood oo golaha Gurtidu ku kulmi doonaan Saylac, si ay uga wada hadlaan Arimaha degmadaasi.
Hadalkaasi ka soo yeedhay Wasiirka ayaa waxa si cadho leh uga jawaabay duubabka dhaqanka ee beelaha Samaroon, waxaanay Shirjaraaid ku qabteen Hutelka HALDOOR ee Magaalada Boorama, waxaana hadaladoodii ka mid ahaa..
This post has been viewed 61 times.













kormaad wax fahantan samaroom ismacil cumar geele siddad 8 awow keeye barlaamaka somaalia waa in lahela meshi ayay ka soo bixilahayen hurdayoo toose waaku dabadada ayuu kabarye intaad kuun iyo gabyaalad iyo xaasidnimo iyo dhuunigaate ayaydeen ayaa callam laku kalatagay hadii anahay dhaliyarada samaroom waad nadhaxal wareejisen dhulki waad ibsateen ee sidaa raaga uhadla .gof sacadisa madaafo kagaca fadhiga raagi ma idinka gahadhay.biiwaa samaroonow halkad karadsalhay jiuuti miyaa sayla cisse raaba
Dhawal iyo Samatar waxay la dudayaan Saylici ee maaha arin ay Samaroon ugu hiilinayaan
Dhawal iyo Samatar Itoobiya way ka dhalaalaan.
Markii Xaalku Jabuuti ahaa way aamusnaayeen markii Itoobiya lasoo hadal qaaday waa kuwaa safka xaga hore ka soo galay ee sidoodii labada dhinac xumbo cad kasii daayay