Reer Boorama Oo Siilaanyo Tusay Col Iyo Nabadba Inay Yaqaanaan Iyo Cabdiwaraabe iyo Muuse Biixi oo Boorama Ka Baxay Iyagoo Ku Luqeynaya Zeylac Yaa Leh, Samaroon. DAAWO
HAROWO.COM
This post has been viewed 30 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Jan 1 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.













marka hore waxan salaamayaa bahda harowo media. marka labadna waxan leehay arintii saylac dhamaatay oo xilkii qabanay lakiin talo ayaa loo bahanyahay waxana haboon in laga fikiro maxaa kuxiga iyo sidaan xilkaas uga faa’iidaysan lahayn iyo qorshaha mustaqbalka Zeilac maadaama aanu ciise ka quusanayn u kufikirayo sanadaha dambe iyo sidii uu usoo ceshan lahaa
waad mahadsan tihiin
Guul,guul, marka horeba arrintu meel dher majirine, kuday bay ahyd samaroon in uu wali nool yahay. markaa bahwaynta samaroon ha ka fikirto waxaa socda plan B qarsoon maadama plan la fashiliyey.
odayadda samaroonna waa in qurbajoogu mishaar joogto ah u qoraan si aanay hargeysa wax ugu doonan.
Guutadda shahiid jimacaalena la hawl galiyo.
wabilaahi tawfiiq.
Enjoy it every bit.
saylac samaroon baaleh kii diidiyo ninkii donaba
masha allah