Harowo.com

Qurbo-jooga Reer Zeylac Ee Ingiriiska Oo Tacsi U Diray Qoyskii Jimcaale, Kuna Taliyay In Ugaaskii Gadabuursi Zeylac La Keeno Si Uu Ugu Duceeyo

Qurba jooga dalka ingiriiska ee reer saylac oo diraya tahniyad ,
taageero , tallo, iyo tacsi. ku wajahan degmadayada saylac , borama.

-Anagoo ah qurba joogta reer saylac waxaan tacsi tiiraanyo leh u
diraynaa hooyadii dhashay mujaahid jimcaale cabdi maxamuud ku
shahiiday halgankii xaqa ahaa ee loo galay xoreynta saylacee
duulimaadka geedka aan loogu soo gaban ay ku soo qaadeen dawladda
jabuuti iyo beesha dhexe.
ilaahay hooyaddii dhashay jimcaale samir iyo iimaan allaha ka siiyo
iyada iyo dhamaan inta ku abtirsata beesha gadabuursi.
-Waxaan tahniyad u diraynaa oo aan leenahay jir oo joog suldaanka guud
ee beelaha gadabuursi, oo aan u garanay inuu inoo noqdo suldaanka guud
ee gadabuursi mujaahid suldaan saleebaan cali.
-Waxaan taageeraynaa madaxweyne ku xigeenka iyo dhamaan salaadiinta
iyo cuqaasha ka qayb galay wada hadalkii lagu jabiyey dulmiga.

-waxaan tallo ku soo jeedinaynaa oo aan iniga codsanaynaa si deg deg
ah loogu saaro 99 suldaan oo ka shaqeeya sidii ugaaskii gadabuursi
saylac gurigiisii loo keeni lahaa ha noo duceeyee..
Maayarka cusub iyo maayar ku xigeenka saylac waxaan leenahay
cadaalada ilaaliya cid lagu xad gudbana yaanay jirin hawshiina iyo wax
qabadkiinana waa inaad na tustaan si dhamaan shacabka reer saylac ay
mar kale idiin doortaan.

1- MAXAMED BARRE BEERJIIF.
2-YUSUF JAAMAC FOUFANA.
3- KHADAR CABDI.
4-YUSUF CABDI.
5-MAXAMED CALI GABILEY.
6-MAXAMED CALI BURAALE.
7- CUMAR MULA.
8- SACIID CIISE GOOD.
9- SICIID MUUSE AW XUSEEN.
10- SIYAAD BAKAAL.
11-GUULED BAKAAL.
12-MUUMIN CABDI.
13-ENGINEER DIRIYE DAHIR.
14- MAXAMED JIBRIIR.
15- HIBO MUUSE.BEERJIIF.
15-XAWA MUUSE BEERJIIF.
16-FATXIYA IBRAHIM.
17- CANAB IBRAHIM.
18- DR MAXAMED QAYAAD.
19- CISMAAN QAWRAX.
20- MAXAMED CALI.
21- MUUSE DUGSIIYE.
22- SAKARIYE DAAHIR.
23- MAXAMED YOONIS CAATEEYE.
24- XASSAN YOONIS CAATEEYE.
25- SAHRA CISMAAN CAWAALE.
26- SAYNAB GEYDH XIRSI.
27- SAFIYA XASSAN BARKHAD.
28- PROF CAWAALE DHEERE.
29-CILMI AXMED /MONTECARLO
30-MUUSE BEERJIIF.
31- CIBAADO CILMI MIGIL.
32-CABDILQAADIR JAAMAC XIRSI.
33- SAFIYA FAARAX WARSAME .
34- LUULA MAXAMED ROOBLE .
35- CABDISAMAD SULDAAN MAXAMUUD BADMAAX.
36- SIYAAD CILMI DHIMBIIL.
37- CABDILLAHI AXMED AARRE.
38- KHADIIR MUUSE CABDILLAAHI.
39- XALIIMO MIICAAD.
40- SULDAAN MAHDI AW CABDI.
41- CABDI SAMAALE.
42- FARXAAN KOOSHIN.
43-CABDILAAHI MAXABE.
44- SACDIYA SHEEKH CABISALAAN .
45- ADEN CILMI /DALACAYE.
46- BASRA JIRDE.
47- MARYAN CIISE.
48- MALYUUN DAAHIR.
49-XASSAN CUMAR.
50-CABDI JAAMAC .
51- FAARAX CALI.
52- FADUMO CALI.
53- WARSAME CUMAR-
54- MAXAMED JAMAC DIRIYE.
55- HAMDA CALI.
56- YAXYE MUUSE.
57- KHADAR ISMAACIIL NUUR.
58- MAKO JAAMAC GEELLE.
59-DR MAXAMED YAASIIN.
60- DR YUSUF DAAHIR.
61- DR MOWLIID CILMI.
62- DR ISMAACIIL MUUSE JAAMAC.
63- DR IDIRIS FAARAX ROBLEH.
64- DR DAHIR MUUSE BURAALE.
65- DR GULED HADJ ISMAACIIL .
66- PROF – MUUSE CABDI JIMCAALE.
67- PROF- DEEQA ISMAACIIL INDHOQAMBAARE.
68- PROF- CABDI JAMAC CIYE.
69- PROF- WARIS YUSUF CISMAAN..
70- PROF- FAYSAL NUUR WAADHOWR.
71- PROF -MUXYADIIN MAXAMED LIIBAAN.

IYO DHAMAAN QURBA JOOGA REER AWDAL , SELEL, , HARAWO, IYO GABILEY.

 


This post has been viewed 407 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH