Harowo.com

Qurbo-jooga Ciisaha Jabuuti Ee London: Bulla-xaar, Saylac ilaa Quljeed Inan la yaal mooyee Waa Dhul Ciise. DAAWO

jabuuti flagga

Haddii sheegashadoodu dhab tahay maxay doorashadii degaanka uga soo bixi waayeen? sow kuwii illaa jabuuti sakhraamiintiina soo daabulay ee waliba loo ogolaaday inay ka codeeyaan saylac iyo Lughaya.

Waa innamo yar yar oo aan waligood arag dhulka ay ka sheekaynayaan.

Bal dhageysta Waxa laga sheekaynayaa Farankii Jabuuti, Madaxweynaha SL magaciisana way kari la’yihiin.

Halkii ay ka  odhan lahayeen Madaxweynaha SL waxay leeyihiin Madaxweynaha Jabuuti, bal u fiirso sida cajaladda looga jar jarayo hadalkooda.

Waxay ku leeyihiin anagu Dawladbaan nahay, Ugaas baan leenahay, Dawladda Jabuuti Canfar iyo Soomalilbaa leh, Ciisuhuna soomalida uunbuu ka midyahay laakiin talada ayuu gacanta ku hayaa.

Dawlada aad sheegaysaan iyo ugaaskuna SL kama taliyaan, Dawladda Jabuuti waxay ka talisaa Jabuuti, UGAASkiinuna dhulka Ciisuhu ku noolyahay ayuu ka arrimiyaa.


This post has been viewed 5120 times.

camud

15 Comments for “Qurbo-jooga Ciisaha Jabuuti Ee London: Bulla-xaar, Saylac ilaa Quljeed Inan la yaal mooyee Waa Dhul Ciise. DAAWO”

  1. waxaan idin weydiiyay ciise dhar ma xidhay asaga oo qaawan ayaan ogaaye, oo qorafeesta ah oo abaar ka sheekeeyo hadduu dhar xidhayna dhul uu dago ma helay asaga oo bilaa dhul ah ayaan ogaaye mase lowyo caddo saylac iyo xariirad ayuu u soo dhiktay kan ma feedhe cumar geelena waa waxuu ka helaa hadii sidii qadaafi u dhiman waayo kuwan igiriiska u qarafo tagayna geeska afrika maanta ayaa idin kugu danbeesa

  2. xariirad

    marka hore waxan salmayaa besha an ka dhashay ee dagta awdal garahanaa dagamadaa lawyacado ila saylac ila lughaya ila xarirad ila gabilay iyo intaa borama iyo baki wad salmantihin marka hore salanka dib kuligin wad wada ogsontihin inu cisse wax dhentay yahay gar ahana belahaa ee soo dontaa daqaa ama doogaa ee labadabelod ee cisee reer gedi iyo mamasanka imanbelay ee dhulka uwashay hadii an nahay qurba joogta jermali wan iniga yaaban nahay besha oo dhan markad ledihin cisee cisee muxuu ka yahay degamadaa sogalaytii hadii uu u aqon sami wayoo ay yihin labadaa qabil sogalaytii cidii ay gacal la ahayen way kala dhinteen sidaa ha ogado dumarkadana waa lo furii sidaa hota wa in ad garatin marka xigtaaa waa wuxuu ka heloo ma fedhe cumar geleh walahi waxa uu ku socdaa sidii qadafii sidan arkayno ee calamkuna arkayoo walalayal waxan inigaa codsanaynaa hadal badan han ma buxsho labadan reer inigunaa labadaa qabil hadanad siligaa dhafinayn noshegaa hadii an nahay qurba jogtaa
    waxa weyan kani idoornaa soo rac dhahaaa waa maxay baryadoo anaguu mafedhe dhul uma haynoo dhulkuu waa dhul somaroon dhul cisse maha cid walibaa way garanaysaa maa ciyalbaa wax lo shegayaaa

  3. ABALLAH

    Arabtu waxa ay ku maahmaahdaa “samin kalbak yakulak”oo ah Aygaaga naaxi dib ha kuu cunee arinku halkaasuu marayaa maanta in gadabursi la isku soo bahaysto qorshayaasha ay wataana intan ay media aan ka maqlayno aad bay uga gundheertahay.Sedee looga bixikaraa markaa ? waxa ay ila tahay hadii aan hirgalino qodabadan in mudo gaban gudahed lagaga bixi karo cisigii iyo sharaftii Gadabursina dib loo soo celin karo mudo koban gudahed:

    1)In midnimada gadabursi qofkastaa masuuliyad iska saaro kuna dadaalo sidii ay u wari lahayd,lana iska dhaafo waxyalaha yar yar ee dhaxdeena ah lana ogaado ka walaalkaa dilaa inuu adi furash kuu goglaynin

    2)In xidhiidhkii qadiimka ahaa ee uu samaronku lalahaa walaalaheena Canfarta iyo Ogadenka dib loo soo celio lana xoojiyo.
    3)Faqri maalina iyo faqri iyo dulinimo intaad noshahay oo dhani way isdhaantaaye laqato ta malinta ah oo la hirgalio dakadaha lughaya iyo saylac si dag dag ah”malintaasi uun baa madaxbanani kow inoo ah
    4)In inta la isabaabulo xidhiidh toos ah lala samaysto dawladaha aan ku dhax nool nahay si quwadooda iyo siyaasadooda looga faa iidaysto
    5) In gudi aqonyahayno ahi inta ay is ababulan la kulman dawlada turkiga ayna soo celiyaan xidhiidhkii soo jireen ka ahaa ee ay Adal empire
    la lahayd dawladii usmaniyinta si masharic horumarineed looga hello.
    waxii tallo wadag ah waxa aad iigu soo diri kartan email-kan
    wabari09@hotmail.com

  4. waar ciisuhu uu iibaan beelay uuna nambaabay astaafuruleso dhaha ciise halkuudagaa muuna ahay calaygii haduu helay 7 xildhibaan muu al xamdulilaa hi yi dhaah do samaroon muxuu kaqaadi haday dagaal keenaan guul daro hafishaan taana waan usheegayaa ciise waraabe waxan ogayn in waxad odhan doon taan war macirka nalaga dagaala mayaa kkkkkkkkkkk waa taariikh otay udhac day oodhaba

  5. Caqli xumada ciise,marka ma inan la yaal
    iya ka batey dadki deganka hhhhhhhhhh

  6. waar ciisuhu ma khaldana waayo wuxuu helay dhul iska cidlo ah oo aan cidiba dan ka lahayn barigii hore wakhtiga xeebtu barwaaqada tahay ayay iman jireen tobankiii sano ee u dambeeyay ismaaciil cumar geele ayaa deegaan kaga dhigay, xataa inaad ogtihiin mooyaane waxaa ka beer way oo silig ku xidhan yahay ka samaystay oo uu ku jiro ceelkii shafron ka qoday xeebta wiil uu ismaaciil cumar geele dhallay.

    markaa qolyihiinan cayda mneesha ku soo qorayaaa ama ficil la yimaada oo dhulkan baylah tira ama waaqaca meesha yaala hayska indho tirina.
    runta marka la sheegana ciise ma sheegan karo saylac taas waxaa kuu daliil ah saylac waa magaalo qadiim ah oo qarniyo degan ciisaha maanta sheeganayaa cariish yar kuma laha taas ayaa kuu cadaynaysa in damac waalan wadaaan wayna u suura galaysaa hadii aan samaroon talo degdeg ah ka yeelan

    waad salaaman tihiin

  7. horta ciisuhu muu fayoow yahay
    wa ay waalan oo iska ciyaaaya, inaaad la hadashaanba maaha, i liahay sidooda inigama dhigeeee,

    waxan ciisahada aaad haysaan miyuuuna aheen wixii ilkaha qornaaa, eee hurada badnaa,afkooguna uraayay,
    waar hala sheekaysanina waxan,tufoo caleeg maad odhan garan laadihiin,

  8. xaliimo

    RAGAA HALKAN KA SOO MUUQDAA DHAMAANTOOD WAXAY KU JIRAAN GROUP KA SITAADKA TUMA EE SITIGROUP

  9. xaliimo

    KKKKKKKKKKKKKKKKK COMMENT BAAN MEEL KA AKHRIYEY LA LEEYAHAY OADYGII ILKO QOR DHAGODALOOL EE QARNIGA 21 AAD QAWANAA EEN XATA CAWRADIISA ASTURI AQOON INUU ABIHII IDOORNA KA DHARTAY OO SILANYO ALBABKA KA SOO SAARAY

  10. xaliimo

    MALAHA CIISE UU SOO KAMA’AY WAA KAS AADAME!

  11. Ciise Jabuuti bay Gadabursi xoog kaga qaatay, Geele gadabursigu wuxu daaqi jiray, place Rainbow, ninkii saxeexay Cote Somalie(Somali French Coast land treatory) wuxu ahaa Xaaji Diide, xageydun ku maqneyd markii samaaroonku, waxa kastaba la weydiin jiray samaroonka, markaa ciise lama aqon, adeer shalay bay ahayd Adal Empire , oo ugaas nuur iyo abuubakar beesha ee cafarta ay kala saxeexan jireen, xagee buu ciisa jiray , been beenta in Cumar geela iyo xasan guuleed way dhamaatay, xataa jabuuti ma noqon doonta hada wixii ka dabeeye, sidii hore aduunkii beentu way ka soo dhameetay, waxbadan baa jabuuti lacagteeda laydinku naas nuujinay, waxan u malaynayaa Isamciil, inuu ku xigi doona ninka la yidhaa , Bishaar Asad, marka ciisow waxba ha is waalin, gadabuursi weligii waa kaa adkaa, dhulkisina ciyaar ciyaar ku qaadi meysid.

  12. Gabay hadyada ah oo ku socda qurbo-jooga ciise ee london

    Xaglo dabacsanoow ciisihii gudub xadiidkii

    Turub aan la baandhaynin oo tuulan baad tahaye
    Tirbiicaale waa inaad wadada tahan u yaacdaa

    Sarmadaa wajiga kaaga taal sida hashii Taama
    Waa tilmaan addoonimo oo ragbaad u tirsanaydeen

    Gabdhaha Ciisuhu waagii hore Wiilasha Samaroonka way usoo gali jireen (way soo guur doonan jireen) dhaqan ahaanna gabadhu haday soo gasho lama bixiyo….marka odayga ciise inanta Samaroonku ka guursaday ka dabo yimaado ee uu wiilka inanta ka guursaday wax ka doonayo wuxu yidhaa

    Sodohdiina way qaawantahay Saxarla Dhaaweel
    Aniguna inaan gacanta saarayaad sax u arkaysaa

    Intaasaa maanta gabayga ugu joojinayaa hadii loo baahdana waan dhamaystirayaa

  13. Yax

    Naagana malayste’e Ciise maan daranaa.
    Abti siday kaa noqotay, adoo soo jeedaad riyoonaysaa

    ii kaalay oo Abti i dheh, waxba isla waayi maynee laakiin intaad iidoor ku cararayso wanaag iga heli maysid.

    IIDOOR MA AABAHAABAA MAXAAD KA DOONI ANIGAA ABTIGAA IYO HOOYADAABA AHE ANIGA II KAALAY

  14. Ibraahim s

    Ninkii Samaroon ee la odhan jiray Rooble Afdeeb ee ciisaha edbin jiray meeshuu ku arkaba ee ay ka xaari jireen baa markii uu dhintay Ciisihii oohin qabsadeen..

    Markaasaa lagu yidhi.. Ciisow maxaad la ooyaysaan inaad faraxdaan weeyaan maanta kol hadii ninkii Geesigii ee aad ka biqi jirteen dhintay..

    Markaasay yidhahdeen.. Yax.. waxan la ooyaynaa.. Ciisihii Aakhiraa ba’ay oo kuwaasuu hadana layn doonaa.. Caqligooda waxay u haystaan in uu hadana dagaalka aakhiro ka sii wadayo. kkkkkk

    Waa garaadka ay maantana Gadabuursi oo ay is dhaleen ay kaga dul boodeen ee ay Iidoor ugu dul ooyayaan…..

    Waa garaadka ay ku yiraahdeen Siilaanyooy afar xubin sharafeed golaha saylac noogu dar anaga iyo Gadabuursi xuduud noo kala samee….. Waa garaadka meel aanay deginba ay ku sheeganayaan qurbo jooga reer Jabuuti.

  15. Anonymous

    Ciise damac fool xumada ha iska daayo waaye ciise xaqdarada ayaa kasoo baxday waayo meel aanu shaqpo ku lahayn ayuu sheegtay ilaa laga waayo wax u codeeyaba

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH