Political Commentator’s Cartoon – No Comment
HAROWO.COM
This post has been viewed 89 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Dec 15 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.














waar kii habarcafaan ahaa xagee lagu ilaawey
Libaax nin aan ogayn baa lax ka rida.
Mayor nimada rag baa shaqaystay ader.
WARYAA MAKAHIIL SIDEED KU GARATEEN INAAD ISKU DARSATAAN MAAYIRKA GOD/GOBLKA XOG/DHOS OO AY INTA KALANA KA QADO OO AY IDIN DAAWATO WALAALAYAAL IDINKA OO AAN CIDNA SUDHAN SAYLICI WALA MAYLICI KEENA MASKAX CAAFIMAAD QABTA OO DADKU IDINKA AKRISTO
Ciyaartu waa hadii uu saylici joojin waayo cadaawada uu beesha JY la daba taaganyahay ha ogaadaan inaan saylac labada cod siin karno ciise si ay aqlabiyad u noqdaan oo ay maayar qaataan ku xigeenkana dee anagaaba iska qaadan waa hadii uu xaasid xaasidka joojin waayo Eng.Maqas
waa runtii walee sidii ugu fiicnadbu ku hadlay wana a jirta ee dhabaa dadka rer sh samaroon umay baran runta waxay u barteen mala awaalka iyo saylicinimada maakhirnimadu ku jirto xikmadana waxay ka barteen kee huuno waxan ka idhi waxa iga tidhi bas intaa ma dhaafaan waligood
borama maxamd case maayir wa inuu ka noqdaa loooolz
borama waxa maayirno ku haboon reer axmad ee saylici ka daa ha qasin eh lolz
Waar anigu labadan baahane lama yaabin ee waxan la yaabay craxman silican sida sawaaxilida u fekeraya
Exactly waa sida ay wax u socdaan. Harowo afdheeraa ilaahow naga nabad gali sharkeeda.
Waar muxuu ku keenay B.ceina Saylac maayar ha ka noqoto Jyonisna maayarka Boorama dhaafi !!!!!!!!!!!!!!!!!