Get Flash to see this player.
William Topaz McGonagall (1825–1902) not only won notoriety for being the most dreadful poet of all time in the English-speaking world, but also for showing no regard or recognition whatsoever for his peer’s views of his work. Yet, if history were to be charitable to the Scot, he could have been remembered for chronicling momentous battles and events he witnessed,
Cishadii tegtaba cimri iyo waayo aragnimo ayaa kuu gordha oo waa yaabka yaabkii: Gadabuursigani hoostiisa eegaaya ee wuxuuna hayn isku dagaalaaya ee maydkiisana haaddu guranayso ee sugaaya dil aan joogsanayn oo inta kii hore lagu mashquulsan yahay lagula gaadaayo. More
10 January 2012 - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses deep concern over perpetual attacks against journalists by Somaliland police, who continue to arrest and
M/kuxigeenka awdal state mudane abdilahi abdirahman ibrahim oo baryahanba safaro shaqo ku gala bixinayay wadamada yurub ayaa baryahanba safar shaqo ku joogay dalka ingiriiska m//kuxigeenka ayaa waxuu shir laqatay bulshawaynta awdal state ee kudhaqan magalada
January 11, 2012
Hoos Ka Dhegeyso Waraysi uu Madaxweynaha Awdal State Rashiid Aw Nuur Xirsi Siiyay Saxaafada Muqdisho, Halkaas oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
Get Flash to see this player.
Harowo (Boorama) - Weriye Maxamed Cumar Hyena Iyo Weriye Cali Aare, kana mid weriyayaasha ugu caansan ee ka hawl gala gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama, ayaa saaka sabob la’aan la xidhay. Xadhiga labada weriye oo isku beel ka soo jeeda (Jibriil Yoonis), ayaa sida la sheegay waayadanba la qorshaynayay, laguna tilmaamay mid ay ka dambayso siyaasad beelaysan oo sida la sheegay laga soo hago guriga madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici. Hadaba Hoos ka Dhegeyso Weriye Maxamed Cumar Hyena oo isaga oo jaylka Boorama ku Jira aan Khadka telephoneka ku waraysanay:
Get Flash to see this player.
Waxaa Dhegahayga ku soo dhacaayey weedho aan layaab igu ahayn, indhahaygu waxay arkayeen xayndaabyo iyo kulano aan mugga aragtiyda ku cusbayn, dood lafa-gurista maankayga iyo la-faqa garaadkayguna wuxuu i siinayey uun dhawr masalo oo aan hore u aaminsana, akhristow weligay intaan qallinka dhumucadiisa wax ku qoraayey dhawr
Murtidani Waxay Xambaarsantahay Macno Wayn. Laakiin markaan sideeda u nidhaa waa Haad samada duulaysa oo aragtay hilib nin sito, kadibna iyagoon isweydiin hilibkan qeybtooda siday ku heli lahaayeen uun halkii ay joogeen dhexdoodii loolan ka bilaabay. Haaddu way
Madaxweynaha maamulgoboleedka Awdal State of Somalia ayaa safar kadis ah oo aan lasii shaacin ku tagay shalay magaalada Muqdisho ee caasimada dawlada Federalka Somali halkaasi ay wasaarada arimaha dibada Somalia ay si fiican ugusoo dhaweeyeen madaxweynaha iyo
Ifa-faalaha muuqdiyo- ishay leedahay maanta. Waxba yaan af-gobaadine- intay doonto ha gaadho- aramaa qarxi doonta.
Dharaar baa iman doonta -hadaan Eebahay ceymin -afku uu hadal daayo. Dharaar baa iman doonta- dab munaafaq istaadhay(dumiga S/land)- sidii aayar gubta ama duur olol taabtay- arligoo dhan dhameeyo. More



