Hargeysa - Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Sheekh Khaliil C/laahi Axmed ayaa Amar ku bixiyey in la joojiyo barnaamijka Neecawda Ramadaanta ee ka bixi jiray Radio Hargeisa iyo qasaa’idkii Nabi ammaanka ahaa ee idaacada laga sii dayn jiray. More
Waxa aad ii qiiro qaliyey maqaalka uu qoray Ahmedweli Goth ee ku saabsanaa xaaladaha nololeed ee somaalida deggan magaalada Sheffield , sidaas daraadeed waxaan jeclaystay in aan aragtidayda ka dhiibto. Waxaa wax aad looga naxo ah in soomali fursaddan oo kale haysataa ay khasaariyaan oo ay uga faa’iidaysan waayaan sidii loo baahnaa maaddaama ay haystaan fursad aanay helin soomaali badan oo u harraaddan waxbarasho iyo shaqo.
More
Walee nin kastaaba ha iska hadlee ninkii Xirsi Gaab shaqadiisii ka soo bax oo durtaba waakan isku duba riday hawlihii Xafiisyadii Madaxtooyada. Laakiin maxay kuugu taalaa sawtan ninkiiba ay nafta iskugu keeneen Beeshan Haraadan ee hadh iyo habeenba socota iyo Dhuxulaysatadan yaryar ee siddii Xab-xabka ku soo jabay Madaxtooyadii oo mar aad moodayso inaad Yiroobe joogto marna Baarkii Rayaan ee Hargeysa ee ay Baagamuudayaasha Kulmiye kuududi jireen. Tallow nimankan yaa ugu dhaarta inay meeshu tahay Madaxtooyadii Somaliland ee dadka u dhaxaysay?
Sanaagland is the largest region of Somaliland, and it is also the most neglected. This disregard has been ongoing since Independence, but most of the current blame falls upon Sanaaglanders themselves. Many have migrated to the western part of Somaliland or further, and invested both money and time away from home.
More
Muddada tobanka sano ah ee aan Ingiriiska deggenaa, may ahayn markii iigu horreysey ee aan Sheffield booqdo. Waxanan tegey dhowr jeer oo hore. Mar kasta oo aan magaaladan booqdana waxan jeclaa in aan ka diyaariyo qoraal ku saabsan muuqaalka ay Somalidu kaga nool yihiin magaaladan. Laakiin wakhtiyadii hore iima ay suurtoobin, waxase nasiib wanaag maanta aan fursad fiican u helay in aan maqaalkan kooban ka diyaariyo.
More
Hargeysa, (Harowo)- Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa tilmaamaya in Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu socdaalkiisi ugu horeeyay ugu kicitimayo magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
More
“Waa Kuwii Odhan jiray Tv-ga Rayaale ha hagaajistaan Rayaale Qarankuu uga tagaye” mid ka mid ah Shacbiga Hargeysa.
Hargeysa, (Harowo)-Waxa Habeenkii labaad hawada ka maqan Tv-ga Qaranka ee dawladu maamusho, taas oo ka dhex abuurtay bulshada dhexdeeda su’aalo badan oo la iska waydiiyo waxa keenay xiligan in xukuumadu tahli kari waydo wixii cilad ah ee ku timid tv-ga.
More
The U.S. gives about $1 billion annually to Ethiopia. But even as U.S. and other international aid has surged in the last decade, activists charge that the government has become more authoritarian.
Reporting from Addis Ababa, Ethiopia — Like many in the West, former U.S. Ambassador to Ethiopia David Shinn watched the country’s recent elections for signs that democracy was finally taking root.
More
The government has no authority and exists only in embassies and summit rooms out of the country.
Whatever its failings the transitional government in Mogadishu has to be preferable to an absolute takeover of Somalia by the radical Islamists of al-Shabaab. This has been the red line that cannot be crossed in international thinking about the devastated Horn of Africa nation.
More
Hargeysa (Haatuf) – Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ayaa waxa ka dhex socda loolan adag oo loogu jiro ciddii buuxin jagooyinka Guddoomiyaha iyo ku xigeenka oo ay hore u hayeen Madaxweynihii hore ee Somaliland,Daahir Rayaale Kaahin iyo ku xigeenkiisii,Axmed Yuusuf Yaasiin oo lagaga guuleystay doorashadii dalka ka dhacday 26 June 2010.
More
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu gudoomiyeyaal cusub u magacaabay gobolada Maroodi Jeex,Togdheer,Saaxil, Hawd, Gabiley, Sarsar, halka uu gobollada Sanaag iyo Salal dib ugu magacaabay Badhasaabadii hore u joogay inay hawsha halkaa ka sii wadaan. More
kariim Kulu caam wa anum bi khayr Dhamaan Umada Islaamka Gaar ahaan Umadda Somaliyeed meel kasta oo ay joogto. Maanta waxaa Dadwaynaha Reer Somaliland ay galeen doorasho heer caalami ah oo aan wadamo badan oo Africa ah aan ka dhicindoorashada oo qaadatay mudo badan, maal badan iyo waliba maskax badan oo ay dadwaynuhu galiyeen.
More
“Anigu maan garan sababta looga daba buuqayo Salaadiinta, cuqaasha iyo wax garadka beesha bariga Burco ee is xilqaamay ee booqday deegaanka Buuhoodle, si ay dhiggooda beesha deegaankaas wada hadal nabadeed ula yeeshaan. Waa yaab !!!.
More
Sawkan Shirkadihii Xawaaladaha ee laga dhargi lahaa ka xishooday. Ma masaakiinta wadhatada ah ee suuqyada xabada Tamaandhada ah iyo koobka Caanaha ku iibiya ayuunbaa leh Misko la fuulo oo boqolkiiba 20 lagu kordhiyo cashuur kale oo cusub.
Hadaba dawladdani halkay lacag ka helaysaa? Tii hore Guryo ayay iibisee, Tani ma ciida ayay xaraashi doontaa cashuurteedii qaadan weydee? Bal eega dulmigan la samaynayo ee shirkaddihii dalka ugu ladnaana laga Warwareego kii Maqaaxida lahaana lagu dul wareegayo ee aan koobka shaaha ah loo dhaafayn.
11kii Juulaay 2009, waxay aheyd maalin madow oo muraga badan. Waa maalintii dhagarta la galay dhiigna qulqulay la iskuna dayey in la burburiyo nabada Soomaalilaand ku caano maashay ee ay weliba ku faanto. Waa maalintii lagu xasuuqay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Boorama afar ka tirsan haldoorka reer Awdal oo safar ah iyakoo aan wax dambi ah galabsanin. Waxa loo xasuuqay oo loo dilay si bani’aadamanimada ka baxsan iyadoo xubnahoodiina la jarjaray sababna looga dhigay iney ka soo jeedaan reer Awdal.
More
Hargeysa (Harowo) - Madaxweynihii Hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta dalka ka dhoofay isagoo u sii jeeda dalka Imaaraatka carabta midoobay oo uu marti qaad rasmi ah ka helay, waxaana si diiran u sii sagootiyay xubno ka tirsan golihiisi wasiiradda iyo masuuliyiintii dawladiisi iyo waliba shacbi kale oo tira badan.
More
Hargeysa (Harowo) - Waxa caawa oo bisha Augst tahay 11- dunidda Islaamka ka kowsatay Bisha barakaysan ee Ramadaan, taas oo dhamaan muslimiintu sodonkeeda cisho ay maalintii ka soomaan cuntadda iyo cabistaanka, waana waajib diiniya oo ka mid ah arkaanta shanta ah ee diinta Islaamka.
More
Inaa Ilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun
Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u naxaristee Shamis Mohamoud Da’ud oo manta ku geeriyootay goblka Kansas ee dalak maraykanka. Waxaan tacsi gaar ah u diryanaa dhamaan reer Mohamoud Da’ud iyo dhamaan reer Sheikh Muhoumed Alabari meelkasda oo ay jogaanba. Waxaa ilahay uga baryanaa marxuumadaasna in Ilaahay janadii fardosa geeyo amiin amiin amiin. Waxaana tacsidaas diraaya:
More
Here it goes again; regime change in Somali Regional State, one of the half dozen over the past decade. Claiming notoriety for such political turmoil, the regional state and a few of its peers among peripheral states in the country could give a lesson or two to the federal government and major power centres in the country about how to topple presidents without spilling blood.
More
The answer is no. No one clan can peacefully run a government while oppressing others that live in the country and share common interest. The current Somaliland government has already alienated non Isaaq clans by simply imposing a Diaspora government dominated by Diaspora Isaaqs.
More