January 17, 2012

Dhegeyso Gabaygii Cali Dhuux ee “Doqonkii Ogaadeen Ahaa……” oo 80 Sana Ka Dib Tibaaxaya Waxyaabaha Ka Tagaan Somaliland ee Beelaha Dhexe Ka Wadaan.

Get Flash to see this player.

Daawo Sida Magaca Khaatumo State ku Yimid

Tacsiyo Kala Duwan oo Ku Socda Qoyskii Iyo Eheladii uu Ka Baxay Allaha u Naxariiste Maxamed Ibraahim Rijaal

INNAA LILAAHI WA INNAA ELEHI RAJICUUN: Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, asxaabtii iyo qaraabaddii uu ka baxay Allaha u naxariitee, Mohamed Ibrahim Rijaal (SAAJIN) oo ku geeriyooday bisha

More

January 16, 2012

Munaafaqada Siilaanyo, oo badka la Soo Dhigay

amin-arts

International Court of Justice: Advisory Opinion - By People’s Republic of China

Introduction: 1. This memorial on the issue of status of Somaliland is submitted to the Court on the basis of articles 65 and 66 of Chapter IV of the Statute of the International Court of Justice.

2. International Court of Justice under the request of the United Nations Secretariat, basing on international law and opinion of relevant parties, should decide, whether Somaliland should be independent state or should remain an integral part of Somali Republic.

More

My predictions bearing-out on Somaliland

I may have predicted the current situation in Somaliland few years ago but regret doing so. I have always advocated for equality and good governance but have failed to influence the current SLD government in following the path of freedom of speech and the good will of the

More

Ragow Kibirka Waa Lagu Kufaa, ee Kaa Hala Ogaado

Somaliland waxa u baryey waa cusub oo ka dhashay caddaalad-darradii, dulmigii iyo nabadgalyo la’aantii ay isku xalaashatay labaatankii sano ee ay jirtay; kaas oo aan ilaa maanta aan muuqanin caqli iyo cilmi lagu furdaamiyo midna – xalkii ugu dambeeyey ee sacabka loo garaacayna noqday in qori caaradii laysku muquuniyo.

More

Tacsi Iyo Taariikh Nololeedkii Alla U Naxariiste Marxuum Maxamed Ibrahim Rijaale

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Gaas Cabdillaahi Faarax iyo xaaskiisa , Axmed Cabdillahi, Yuusuf Cabdillahi, Muxumed Cabdillahi, iyo dhamman qoyska ree cabdillahi Faarax iyo dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi murugoleh u dirayaan dhamaan

More

Mahdi Muuse (Awdal State, Minister of Education with SSC in Minnesota)

Beesha Hawiye oo Taageertay Awdal State

Yes, This is The Year of Decision for SSC and it’s People

January 15, 2012

My Name is Silanyo and You are Mine

According to Prof. Ali Khalif Galaydh’s latest radio interview from Taleex on VOA this morning the sun has finally risen on Dhulbahante Territories and Somalis in that region of Somalia have with one voice said, No to delusion and no to fantasy, and said with a  loud voice, Yes, to a healthy Somalia that is united in body and essence. 

More

Hoos Ka Dhegeyso Garaadada Ugu Faca Weyn Beesha Dhulbahante oo Nacdal iyo Inkaar Dusha Uga Tuuray Siilaanyo Iyo Maamulka Somaliland, Kuna Baaqay Inay Si Dhakhso ah Uga Baxaan Carro Dhulbahante!

Get Flash to see this player.

Sharaf Ku Nooloow Ama Iska Dhimo Part 2

Aduunka waxaa ugu qaalisan Waa Karaamada/Sharafta iyo Cisada uu ilaahay ku manaystay qofka baiiaadamka ah, Lacag laguma helo Karaamada iyo Sharafta, Aduun gooyaa ma jiro Karaamada qofka baniiaadamka ah wax lagu doorsadaa ma jirto Cisada uu ilaahay qofla siiyay

More

Hambalyo Ku socoto SSC (Maamulka iyo Shicibkaba)

Sida caqliga saliimka ahi tilamaamayo, ummad walba xaq bay u leedahay ka talinta masiirkeeda. Ummad quwadeedu midnimadeeda ayay ku jirtaa. Islamarkaa Quruxdeedu waa hogaankeeda.

More

Hayaay Ummadii Somalilandeey waa kaa Siilaanyo! “Cabudhis wadareed”

Waxaa run ahaantii wax lala yaabo iyo amakaag ku noqotay ummadii dhamayd ee Somaliland talaabada aan loo dul qaadan karin ee xukuumada Siilanyo kula kacday saxaafadii xorta ahayd. Wali taariikhda Somaliland lama arag 20 saxafi oo isku mar xabsiga loo taxaabo, waa

More

Tacsi Ku Socota Eheladii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Alaha U Naxariiste Marxuum Maxamed Ibraahim Rijaal

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Bahda Harowo.com iyo dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi murugole u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay Allaha u Naxariista Marxuum Maxamed Ibraahim Rijaak. Marxuumakn oo caawa ku geeryooday Imaaraadka Carabta ee Abu-dabay. Waxan Marxuumka Ilaahay uga Baryaynaa inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, inaga samir iyo imaan inaga Siiyo. Aaaamiin.Aaamiin.Aaamiin

More

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Awdal State oo Muqdisho kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan DKMG ah

Hiiraan Online − Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamul goboleed Awdal State, Avv. Rashiid Ow-nuur Xirsi oo maanta Muqdisho soo gaaray ayaa waxa kulammo la qaateen

More

Tacsi Ku Socota Reer Ibrahim Rijaal

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Anagoo kala ah dhammaan dadka hoos ku qoran degena magaalada Toronto waxaan tacsi tiiryaanyo leh u diraynaa dhamman Reer Ibraahim

More

Login