Boorama (Harowo) - Mid ka mid ah culimada diinta ee Boorama, ayaa sheegay in xubnaha g/awdal kaga jira xukuumadda axmed siilaanyo anay metelin dadweynaha gobolka, isla markaana sheegay in beddelkii lagu eryey xoghayihii hore ee dawladda Hoose ee Boorama
Wafdiga ka socda maamulka Awdal State oo baryahan safar ku joogay Muqdisho ayaa waxay kulan la yeesheen wasiirka macdanta iyo biyaha DKMG ah ee Soomaaliya, C/qaadir Maxamed Dhicisoow.
Oil is good, and all praise and thanks belong to the Provider, Glorified be the One who made the earth and put in it countless bounties for mankind. So glorified be the One who created both man and his needs and provided means for those needs, from above and from below. And in heaven is your provision and whatever you were promised (Quran: 51:22)
The Britain government has made pressure towards president of Somaliland, Ahmed Mohamed Silanyoto participate the Somali conference for Somali factions which will be held on February 23, 2012 in order to establish for coalition government for all Somalis.
January 20, 2012
Halkuu Ku Dambeeyay Kiiskii Darawalkii Habar Cafaan ee Dhawaanta Kibirka Lagu Dilay?
Waxay ahayd dhawaanmarkii si kibira loogu diley magaalad hargeysa wiil ahaa wade baabuurta xamuulka qaada, ayna ka gaabsatey xukuumada somaliland . tanina maaha tii ugu
Sanadkii 2007 badhtamahiisii ayaa qabiilka maxad case gaar ahaan reer maxamad la galeen heshiis lagu wiiqaayo reer nuur bari reero ka mid ah besha dhexe jibriir abokor waa reer xareed heshiiskaasi oo ka dhacay kii u horeeyay jabuuti dabadeed heshiis kale ayaa ka dhacay hageysa iyo gabiley.

Salaan dhamaan warbaahinta wadaniga ah ee wararrka naga haqabtirta. Waxaa wax lala yaabo ah maalin walba warrarka dhiilada ah ee kaa nixinaaya ee laga keenaayo wadanka, iyadoo xaalada lagu jiro la ogyahay.
Maalmahan u dambeeyay waxa Somaliland ka taagnaa jahawareer dhinaca siyaasadda ah oo ka dhashay shirka Taleex ee lagu yagleelay maamul goboleedka loo bixiyay Khaatumo, kaas oo ay sheegeen inuu yahay maamul ka madaxbanaan qaranimada Somaliland.
Bari baa Reer soo dul dagey baley, bayleyga dushiisana Mas baa ku noolaa, maskaasi biyaha baleyga ayuu cabaa dabadeedna wuu iska baxaa sidoo kale reerkuna baleyga ayey u soo aroor tagaan marka ay tanaagta biyaha dhaansadaana wey iska laabtaan.
January 19, 2012
Canfareey Figigix: Somaliland oo Lagu Kala Dareerayo + Beelihii Dhexe oo Kala Tashanaya
Wasiiradda iyo Masuuliyiinta kala duwan ee Xukuumadda Somaliland kaga jira Beesha Sacad Muuse ayaa la sheegay inay caawa Hutelka Maansoor ku yeesheen kulan ay kaga arrinsanayaan Marxalada Siyaasadeed iyo dagaal ee uu Dalku galay.
Afhayeenka mdaxtooyada ee Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in uu khilaaf ka dhex ooganyahay madaxweyne ku xigeenka iyo wasiirka madaxtooyada iyo arimaha dibada, sidoo kale waxa uu afhayeenku gabi ahaanba ku sheegay wararkaasi kuwo dacaayado ah oo aan loo meel dayin.
Maanta duhurkii ayaa Madaxweynaha DKMG ee Somaaliya Sh.Shariif Sheekh Axmed wuxuu xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaabilay wafdiga Awdalstate ee maalmahan ku sugnaa caasimada dalka ee Muqdisho. Wafdiga Awdalstate oo uu hogaaminayey Madaxweynaha Awdalstate
Asc waxaan halkan kasalaamaya bahda harowo.com meel walba oo ay jogaan dunida dacaladeeda intaa kadib waxaan rabaa inaan halkan ka jawaabo maqaal uu kusoo jawaabay qoraal uu soo qoray yusuf warsame kaasi oo uu kaga jawaabayay maqaal aan horay usoo
January 18, 2012
Why the TFG and the UN Must Support Khaatumo State?
As we are all aware the UN, through its representative Augustine Mahiga are involved in a finding a lasting solution to the political crisis in Somalia, through intense diplomatic and political facilitation on their part.As the Secretary-General’s Special Representative, Mr
Dear “London Conference on Somalia: Building Momentum” organiser.
Please do not be misled by some of the misinformed comments from what I think are young people with little understanding of the real political situation in Somalia. Many people have mentioned Somaliland and presented various arguments.
Boorama (Harowo) - Masuulyiinta isbitaalka Fiistula ee magaalada Boorama ayaa maanta xafiiskodoa ku qaabilsay wafvdi ka socda hay;adda UNFPA fadhigooduna yahay magaalada Hargeysa.
Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Anaga oo kala ah Dhamaan beel weynta reer Nuur gaar ahaan dadka hoos ku qoran Waxaan halkan tacsi ugaga soo gudbinayanaa eheladdii uu ka baxay walaalkayo Marxuun Maxamed Ibrahim Rijaal oo ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Isutaga imaaraadka .
Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Afhayeenka Ururka Future Youth Council Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxey Marxuum Saajin.
January 17, 2012
Darwishland: Death Knell for Secessionists in “Somaliland”.
First and foremost the secessionist enclave called “Somaliland” has never been a legitimate state in the eyes of the international community. It exists only in the minds and hearts of its die-hard supporters whose SNM militia had singlehandedly fabricated this non-existent mirage entity in defiance of the will of all the other Somali clans in the northern regions, following the collapse of the last central government of Somalia.
Boorama (Harowo) - Tan iyo sidii xukunka Somaliland loola kala wareegay, Cabdiraxmaan SWaylicina ula wareegay talada Gobolka Awdal, ayaa waxa isa soo taraya fowdad ka socota degmada Boon, taas oo inta badan uu masuul ka yahay Maayarka degmada ee uu madaxweyne ku xigeenku sida tooska ah u soo magacaabay.

