After more than two decades of civil war, destruction and a roll call of failed leaders (term used as loosely as possible),the British government has decided to host a conference to discuss the way forward for Somalia in February this year.
More
Boorama (Harowo) - Laba xubnood oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada qurbajoogga Reer Awdal, ayaa dhawaanta dirqi ka badbaaday dil loogu geysan lahaa bar kaantarool oo dawladdu Somaliland ku leedahay bariga magaalada Gebilay. Labada Nin, ayaa ciidankii kantaroolka Joogay katiinad ku xidheen, in mudo ahna geed hoostii lagu ilaalinayay iyaga oo la rabay markuu habeenku galo in la khaarijiyo sidii kuwii hore.
More
Boorama (Harowo) - Wax badan ayaa wakhtigii ololaha siyaasadeed la odhan jiray kolleyba Kulmiye wuu ka darraan doonaa xukuumadda UDUB, wax badan ayaa la alahaa Kulmiye, ayaa “caddaalad keeni, maayee wax kale ayuu keeni doonaa hadii uu ku guuleysto doorashooyinkii
More
Boorama (Harowo) - Waxan dhawr jeer kasoo hadallay dhibaatooyinka, cadaadiska iyo aargoosiga beelaha taageeri jiray xisbiga Kulmiye, haatanna haysta xukunka dalku ku hayaan dadkii ama shacbigii taageeri jiray xisbiga UDUB ee xukunka dalka lagaga wareegay.
More
Abwaan Xasan Sheekh Muumin AUN waxa uu ahaa shakhsi aragti fog oo marka aad la kulanto kaaga sheekeynaya taariikho waa weyn oo dadyowga dunidan ku nool iyo ummadda soomaaliyeedba soo marey, waxaana hubaal
More
Cabdiraxmaan Saylici, Xilibaan NacNac, Xirsi Tooriile, Maxamed Bajaaj iyo Wasiirka duulista iyo hawada Usama ayaa cidiyaha ku dagaalamaaya sugina kari la’ dhimashada Axmed Sillaanyo oo lasoo warinaayo in ay soo food saartay caafimaad daro,Taasina waxay sababtay
More
Jijiga (Harawo) - Wafti ka kooban Saladiin, Cuqaal iyo waxgarad kaleba oo uu horkacayo Ugaaska Beelaha Absame Ugaas Maxamed Maxamuud Ciro, ayaa maanta booqday filada Ugaaska Gadabuursi Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ee magaalada Jijiga.
More
Boorama (Harowo) - Waxa waayadanba isa soo tarayay xadhiga iyo cabudhintan saxaafada xorta ah ee ka hawl gasha Gobolka Awdal, gaara ahaan magaalada Boorama. Cabudhinta Saxaafada xorta ah, ayaa guud ahaanba ku baahday Somaliland tan iyo intii xukuumada Siilaanyo talada Somaliland la wareegtay, hase yeeshe gobolka Awdal si gaar
More
The massacre that Somaliland’s occupation forces committed in Las Anod on Sunday 21 January 2012, in which a number of people were cold-bloodedly killed and many fatally wounded, may be the first of its kind. But it is only part of the wider crimes against humanity
More
The organizers of defraud Taleex Meeting assured to Somaliland authorities that the meeting will address tribal issues of Dhulbahante of eastern Somaliland, and no politics will be discussed. However, the meeting turned into political where the dishonest organizers declared government within Somaliland eastern territory.
More