Hargeysa(Yool)-Intiini la socotay Barnaamujkan “Yool-Baadhka Siyaasiyga”, waxaanu Toddobaadkan idiinku soo gudbin doonaa Waraysi aad u xiiso badan oo isla Toddobaadkan uu Weriye Mashqac geliye la yeeshay Madaxweyanaha Cusub ee la soo doortay Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaasoo ah mid dhinacyo badan taabanay, isla mrkaana Madaxweynuhu kaga waramayo arimaha ku saabsan xubnaha Xukuumadda cusub, tartankii doorashada iyo waxyaabo kale oo aad ka heli doontaan.
Afeef: Mar haddii doorasho lagu kala calaf qaaday, Digasho iyo bal dayaa wakaa sii dabayshadaye meesha ma taal, dardaawerina waa ceeb oo weli Kulmiye duubkii ma xidhan, damaashaadka iyo ishanbalyayntu cid walba way u furan tahay, maadaama Karintii darayd lagu dhaafay durdur. Taxanaha rigliga ah oo h ore u bilaabay waxaan maanta kaga hadli wixii daran ee la arkay. Maxaa daran: More
Ceerigaabo (Harowo) - Kooxaha Al-shabaab ayaa sida ay xaqiijiyeen warar lagu kalsoon yahay oo aannu ka helnay degaankaas waxay maammul hor leh oo islaami ah kaga dhawaaqeen kana taageen calan iyaga u gaar ah degaanka Tuulada Gal-gala oo qiyaastii dhawr iyo labaatan kilo-mitir jahada galbeed ka xigta magaalada Boosaaso (Puntland) halkaas sidoo kalena ay la shireen bulshada degaankaas ku nool oo ay sheegeen in lagu xukumayo maammul islaami ah.
Ceerigaabo (Harowo) - Sida wararka Laga helayo Bariga gobolka Sanaag ay tibaaxayaan, waxa degaanadaas ka taagan cadho iyo xiisad aad u saraysa, taas oo ka dhalatay nidaamkii loo maamulay doorashadii madaxtooyada ee dhawaan dalka ka qabsoontay, oo badi dadka ku dhaqan degaankaasi u arkaan in qabyaalad iyo khiyaamo bariisatay. Sida wararkaasi cadeeynayaan, Ku dhowaad lix kun oo ah kaadhadhkii aqoonsiga iyo codbixinta bulshada ku dhaqan degaannada Badhan iyo Hadaaftimo ee (Bariga Sanaag) ayaa la sheegay in ilaa hadda meel dhexe lagu hayo oo aanay gelin gacanta shakhsiyaadkii iska lahaa.
Dhamaan waxaan salaamaya bahda mareegaha wararka slnd iyo akhristayaashooda qiimaha leh intaas hadaan ku dhaafo salaanta guud oon dildilaaciyo mihimka maqaalkani xanbaarsan yahay si kastaba arinku ha ahaadee waxaan shacabka slnd u rajaynayaa guul iyo gobanimo waarta inshaallaa waqti kasta iyadoo sidaa ay tahay ayaa qof walba uu si u arkaa guusha la doonayo sida uu markaa filayo inay tahay tan loo baahnaa.
Hordhac: Waa Maqaal ka mid ah dhoowr maqaal oo ku salaysan Xaqiiq iyo Xaradhba (Facts and Figures) oo Beesha Maxamad Case ee Awdal u soo gudbiyeen Wargeyska HiilDanYare. Waana maqaal ka tarjumaya xaq darada xad dhaafka ee Maamulka Madaxweyne Rayaale ku hayo Beesha ugu ballaadhan gobolka Awdal ee Max’d Case. Waa Xaqiiq an indhaha laga qarsan karin oo an jecel nahay inaan la wadaagno dhammaan Bulsho weynta Awdal iyo Somaliland meel kasta ooy joogaanba. Wuu dhammaaday wakhtigii Dulmigu oo dadkii waxay leeyihiin filnaansho waa filnaansho (Enough is Enough), ‘in Dhibaato igu fillanna Faraqaan ku haystaa’.. Beesha ugu ballaadhan Awdal kuma rabaan xaq darro iyo xoog waxba, hadday Mudahaaraadaana waxa la odhan doonaa sidii hore loo yidhi ‘Reer diidan Somaliland ayaa Mudaharaaday’. Su’aalahase is weydiinta mudan waxay yihiin:
Dhamaan anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiiin waxan tacsi u dirayna geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabo cumar xuseen aw bash bash oo maalintii khamisstii lagu aasay magalada Boorama ee gobolka awdal waxanan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo Amiin Amiin.
July 16, 2010
Khilaaf Ka Dhex Aloosmay Masuuliyiinta Sar-Sare Ee Kulmiye Iyo Madaxweynaha La Doortay Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray.
Hargeysa (Haatuf) - Khilaaf xoogan oo ku saleysan xilalka wasiirnimo ee xukuumadda cusub ee madaxweynaha la doortay soo dhisayo ayaa ka dhex aloosmay masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Kulmiye iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo. Khilaafkan oo in dhowaydba soo taagnaa ayaa shalay mar kale cirka isku shareeray kaddib markii guddoomiye madaxda sarsare ee xisbiga Kulmiye ee ay ka mid yihiin, guddoomiye ku xigeenka koowaad, Muuse Biixi Cabdi, guddoomiye ku xigeenka labaad, C/raxmaan C/qaadir, guddoomiye ku xigeenka saddexaad, C/raxmaan Maxamed Talyanle iyo xoghayaha guud, Keyse Xasan Cige, la sheegay inay madaxweynaha la doortay, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay u soo jeediyeen in aanu xilal wasiirnimo magacaabi karin ilaa uu iyaga ka talo galiyo, hase ahaatee madaxweynaha la doortay ayaa arrintaa gaashaanka ku dhuftay.
The Election Commission of the Republic of Somaliland on July 1, 2010 — as noted, the highly-iconic 50th anniversary date of the original union of the Republic of Somaliland with the former Italian Somaliland to create the Union of Somalia — announced that the pan-Somalist, radical Islamist Kulmiye party candidate, Ahmed Mohamed Silanyo, had won the June 26, 2010, Presidential elections.
Kulmiye — with major support from a broadly-based network of Islamists throughout the region, a range of pan-Somalists and southern Somalian clans, several regional governments, and at least one major Western front organization — prepared a broad campaign for which the UDUP Government under Pres. Dahir Riyale Kahin, although fully warned, were totally unprepared. Kulmiye had stage-managed significant elements of the Election Commission, and the media, and had prepared a round of post-election back-up plans which included adding prepared, loaded ballot boxes, and a campaign of street protests in the event that it looked as though all other steps failed and in the event that the Government had, in fact, taken strong pre-emptive steps to curtail Kulmiye’s creative electioneering.
The Kulmiye Party’s Victory in the Somaliland Presidential election was historic. It was long time coming because of the near two years delay which at times, caused great political tension and spontaneous and short episodes of politically motivated violence. However, despite the difficulties experienced along the road to the election, Somaliland’s infant democracy has shown itself to be strengthening and maturing fast. The presidential election was won by the Kulmiye party which was lead by Ahmed Silanyo. Kulmiye managed to secure a convincing 49.59% of the popular vote whilst the governing UDUB party lead by President Dahir Kahin Rayale only managed 33.23%. The third party, UCID lead by Faisal Ali Warabe managed to scrape 17.18%.
In early April 2010, members of the Gadabursi Community drew a line; making a clear departure from the traditional way of fixing and plastering the cracks of the status quo to digging the root cause of the community’s ills and finding visionary and long-lasting solutions for them.
Holding their first Tol Convocation on April 1-3, 2010 in Minneapolis, Minnesota, USA, the conference attendees unanimously singled out failure of leadership as the fundamental cause of the Somali people’s economic underdevelopment, social disharmony and erosion of cultural values. Hence, they made “…launching the long process of reinvigorating the traditional leadership as well as imagining modernizing innovations…” as their urgent priority for their community in the Minneapolis communiqué. The Committee resulting from the Minnesota Tol Convocation held its first meeting in Ottawa, Canada, and issued the following communiqué:
Gatineau Communiqué
Get Flash to see this player.
Haatuf-Ka Maanta
Maaha wajiyo cusub oo wax lagu tuhunsanaa. Waa Shakhsiyaad sheegan jiray xisbiga Kulmiye oon qurux badan lagu aqoon. Waa qaar ka sii liita kuwii ku jiray hogaankii UDUB ee dadku markay neceen ka codeeyeen. Hadana waa loo taaglayahay oo waxa ay doonayaan inay khasab kaga mid noqdaan xukuumadda cusub, haddii taas la waaayo ay iyagu noqdaan kuwa madaxweynaha la doortay u yeedhinaya cidda uu xukuumaddiisa u magacaabanayo. Nimankan carqalad ku noolka ahi waxa ay ilowsan yihiin in dadku aanay iyaga dooran.
July 14, 2010
Shirkii ay habar dugaag Boqortinimada Kaga Qaadeen Libaax, Kuna Caleemo Saareen Waraabe.
Akhriste sheekadani waa mid aad u xiiso badan waxana aad ka dhandhansan doontaa isbadalka iyo dagaalka ay iskula jiraan waayaha iyo taariikhda wax qoraysa. Ciwaanka sheekada waxa aad ku aragtaa boqorkii habar dugaag ugu qabka waynaa ee libaax in boqortinimadii lagala noqday loona caleemo saaray waraabe oo ahaa xayawaanka ugu doqonson xayawaanada, waa yaab iyo fajac uula yimiday waayuhu hadaba akhriste bal qisadan yaabka leh niyada u fur sifiicana u dhuux.
Waxaan marka hore hambalyo udirayaa madax waynaha xilka kadagaya mudane Daahir Rayaale Kaahin marlabaadkana waxaan hambalyo udirayaa madax wayanaha ladoortay mudane siilaanyo. Somaliland oo kakooban beelo isku tagay oo ku heshiiyay inay samaystaan maamul kagaara somaliya inteeda kale waxaa heshiis u ahaa in dawlada ay dhisteen lagu qaybsado qaab beeleed oo aanay beelina sad bursiimo helin beeshi doontaaba markaa ha ahaato madaxweyne, waxaase waa jib ah in si siman wax loo qaybsado.
Get Flash to see this player.
Dhamaan reer Mohamoud Qowrah oo kala ah:
Waris, Luul, Mohamed, Suleiman, Saada,Mowlid,Naasir, Sahra, A/Aziz,Umalkhayr,Qowrax iyo caruurtooda oo aanan halkan ku soo wada koobi karin kuna kala nool Canada, Holland, London, Sweden, Finland iyo Borama waxaan hambalyo u diraynaa boqor Warsame Ali Warsame iyo boqorada Iman Mohamed Ali oo arooskoodu ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada 04/07/2010.Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qaba kala hela,bash-bash iyo barwaaqana ku noolaada..AAMIIN.
![]()
Jaaliyada Somaliyeed ee Ottawa, Canada, khaas ahaan intii ka so qayb gashay ee qaraabo, saaxiibo,iyo garashaba lahaa, is congratulating Iman Mohamed Ali Mousa and Warsame Ali Warsame on their marriage in Ottawa, Canada, on Sunday, the 4th of July, 2010 and wishing them their love bloom brighter and their companionship grow sweeter with each passing year. More
The Democratisation Programme Steering Committee extends its heartfelt congratulations to Somaliland for the successful conclusion of the Presidential Election.
Minister for Africa Henry Bellingham congratulates Ahmed Mohamed Silanyo, of the Kulmiye Party, on his victory in the recent Somaliland Presidential elections: Somaliland’s ‘commitment to democracy‘

