Harowo.com
Xulka Qoraha

mousa

GUULAHA U SOO HOOYEY SULDAAN WABAR »

Ninka kasti ha iska hadle eh shiki kuma jiro, moranna kama taagna in Suldaan Wabar guul u soo hooyey Awdal. Guulaha u keeney maaha kuwa la qiyaasi karo. Waxa ka…

Dec 22 2014 / No Comment / Read More »
abdirashid abdi jama

Reer Awdal Maaha Dad Nabadgalyadooda Qori Lagu Ilaalin Karo »

Waxaan halkan salaan qiimo leh uga soo gudbinayaa akhristayaasha sharafta leh ee ku xidhan warbaahinta ku hadasha afsoomaaliga intaas ka dib hadaan u soo daa dago dulucda maqaalkayga oo ah…

Dec 22 2014 / No Comment / Read More »

Siilaanyow Dalkii Shalay Wanaagsanaa Sawkan Kugu Dumay,Harti Mar Horuu Tegey Samaroona Waakaa ka Daba Tegey. »

Maa maah somaliyeed ayaa tidhaahda ( Somalidu ninka ay adhiga raacistiisa kala quustaan ayey Geela u dirsadaan)kaasi waxaa ka dhigan Siilaanyo oo Hogaankii SNM laga eryey 1990 markii uu wadi…

Dec 21 2014 / No Comment / Read More »

Idiris Xaamud Jibriil Goormuu Ka Baxay Ganacsigiisii Oo Uu Noqday Caaqil Beeleed »

Waxaan maanta qalinka uu qaatay waxaan maanta daawaday odayo uu sida la ii sheegay soo abaabulay c\Raxmaan saylici iyo Idiris Xaamud Jibriil oo sheegay inay ka soo horjeedaan arinta suldaan…

Dec 21 2014 / No Comment / Read More »
mousa

FALANQAYN: KACDOONKA SIYAASADEED EE REER AWDAL »

SULDAAN WABAR oo ah Suldaanka Beesha Jibriil Yoonis wuxuu maalintii bishan December ahayd 12, 2014 shaaca ka qaadey dareenka iyo tabashada Gadabuursi qarsanaayey RUBUC QARNIGA Maalintani waa maalin waa cusubi…

Dec 21 2014 / No Comment / Read More »

Aragtidayda Daaran Qulqulatooyinka Siyaasadeed ee Kusoo Kordhay G/galbeedka : Waa Qalinkii Mohamed Mahamoud Shirdon »

Dhamaan waxan Salaamayaa Dunida Islaamka ,marka xigta waxan Salaamayaa Dadka ku hadla Luqada Somaliga, waxanan si gaara u Salaamayaa Shacbiga S/land ee Sharafta leh, ugu Danbayn waxan salaan Qaaliya Hawada…

Dec 18 2014 / No Comment / Read More »

Hurdadaan Guyaal Ka Haajirnaa Naftayadaan Hurnaa Ma hagranee Waan U Hawl-gallaa »

Dad weynahaan hanuuninaa, hasaawinaa, danta u hagnaa, ma hakranee waan u hawl galnaa. Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa, afkeena hooyo oo horumaraan ku haminaa, hogaaminaa, had iyo jeer habnaa, oo…

Dec 18 2014 / No Comment / Read More »

Istaratijiyada Dagaal ee Suldan waber »

Suldan Abiib Bakar CIlmi Waber,waa dagaal yahan Mayal adag. Xiliyadii dagaallada sokeeye waxa uu ahaa Jabhad ka dagaalama jiidaha loolanku ka socday ee kala duwanaa gobolka Awdal. Suldanku intii burburka…

Dec 17 2014 / No Comment / Read More »
tacsi 2

Tacsi kusocota qoysk iyo qaraabada alle ha u’naxariistee Dr. saxardiir faahire »

Tacsi kusocota qoysk iyo qaraabada alle ha u’naxariistee Dr. saxardiir faahire Waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Dr Saxardiid Fahiye Anagoo kala ah dadka…

Dec 16 2014 / No Comment / Read More »
support

Baaq Taageero Ah Beelaha Gadabursi ee Magaalada Jeddah, Wadanka SAUDI ARABIA »

Anaga oo ku hadalyna afka Jaaliyadda beelweynta reer sheikh samaroon ee JEDDAH SAUDI ARABIA , waxaan baaq taageero ah oo hiil iyo hooba la garabtaaganahay Hadalka qiimaha badan ee ay…

Dec 13 2014 / No Comment / Read More »

Gumaysiga ugu Weyni Gebilay Ayuu ka Jiraa »

waxaa ugu daran oo ah meesha sartu ka qudhuntay waa meesha Gebilay la yidhaa.1988 Baha samroon 60% ayay ka ahaayeen.maanta oo 24 sano ka soo wareegtay 21 xildhibaan waa beel…

Dec 13 2014 / No Comment / Read More »
wabar-225x300

GEESIGA QARNIGA IYO QOFKA SANADKA »

WAXAN HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYAA SULDAN WABAR, SALAADIINTA, IYO DHALINYARTA OO DHAMAAN KU GUULSAYSTAY MUTAYSTAY: GEESIGA QARNIA IYO QOFKA SANADKA AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY IN DADKAN REER AWDAL KA MID…

Dec 13 2014 / No Comment / Read More »
mousa

Ubaxaa Baxaayaan by MOUSA »

DIIDNAYEE OGOW…… In badan baan wax ka qoray oo an runta ka sheegay siyaasiin isku-sheega Gadabuursi ee marka nin Gadaburrsi farta taago weeraka ku qaada. Tilmaamo badan baan ka bixiyey…

Dec 13 2014 / No Comment / Read More »
Amina farax iyo abdigood

London: Fanaanin, Abwaanin iyo Shaqsiyo ay HAYA abaalmarisey »

London ururka AYA oo ka jira dalkaasi UK magalada London oo sanad walba  Abaalmarino gudoonisiya shaqsiyaadka uu u garto ee ku hadasha Afka Somaliga Xaflada sannadkaan ayuu ururkan HAYA waxuu abaal-marin…

Dec 11 2014 / No Comment / Read More »

CANBAARAYN KULUL IYO DIGNIIN ADAG OO KU SOCDA SIILAANYO »

Anooga waxagradka iyo aqoon yahanka qorba jooga beesha habarcafaan(gadabuursi) waxaan halhan maanta ka canbaaraynaynaa, odayada bililiqaystay magacii habarcafaan si ay hunguri ugu helaan odayadaa oo ay ka danbeeyeen siilaanyo iyo…

Dec 10 2014 / No Comment / Read More »
berylium

Macdanta loo yaqaan “Berylium” eek u Jirta Buuralayda “Siimoodi” »

MACDANTA LOO YAQAAN “BERYLIUM” EEK U JIRTA BUURALAYDA “SIIMOODI” Waxaa ayaamahan aad maqasheen in macdan qaali  laga helay buuralayda” SIIMOODI” ee degmada Baki ee Gobalka Awdal. Waxa jirta in ay…

Dec 8 2014 / No Comment / Read More »
awdal

Awdal State Press Release »

The Awdal State Executives in consultations with the Awdal State government and the Awdal communities inside Somalia and in the Diaspora announce the 2015 Constituent Assembly and Presidential election conference…

Dec 6 2014 / No Comment / Read More »
congratulations

Jaaliyada Awdal State Ee Dalka Switzerland Waxay Tageera Mugleh Umuujinaysaa Suldaanka Jiilka Sookoraya Mustaqbalkooda U istaagay Suldaan Abiibakar Wabar »

Jaaliyada kasoojeeda gobolada awdal salal iyo gabiley ee dalka switzerland ayaa waxay tageero mugleh umuujiyeen suldaan abiibakar wabar oo iclaamiyay gooni isutaaga gobolada awdal salal iyo gabiley suldaanka ayaa soobandhigay…

Dec 6 2014 / No Comment / Read More »

Civilian Opinions

Harowo News - Wadan Iyo Warar

untitled

Tiro Badan oo Aqoonyahano Reer Awdal ah oo u sii Jeeda Goobta uu Joogo Suldaan Wabar »

London (Harowo ) Toddoba aqoonyahan oo ka mid ah aqoonyahanada reer Awdal ee degan dalka UK ayaa sahan danbe ka ambo-bixi doona magaalada London iyaga oo u sii jeedda goobta uu joogo ama ku sugan yahay Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, ujeeddada socdaalkooda ayaa daaran taageerada…

Dec 25 2014 / Read More »
khaatumo

Khaatumo State oo Markale Ka Hadashay Xaalada G. Galbeedka Taageerona U Fidisay Jabhada Xoreynta G. Galbeedka – Daawo »

Khaatumo State oo Markale Ka Hadashay Xaalada G. Galbeedka Taageerona U Fidisay Jabhada Xoreynta G. Galbeedka – Daawo Like this:Like Loading...…

Dec 25 2014 / Read More »

BBC World Service Oo Waraysi La Yeelatay Xoghayaha M. Awdalstate Kalana Hadashay Sida Ay Suurtagal U Noqon Karto In Gobolada Galbeedka La Gaadhsiiyo Nidaamka Federalisamka Somaliya. DAAWO »

BBC World Service Oo Waraysi La Yeelatay Xoghayaha Maamulka Awdalstate Mudane Cabdiraxman Xaamud Aleel Kalana Hadashay Sida Ay Suurtagal U Noqon Karto In Gobolada Galbeedka La Gaadhsiiyo Nidaamka Federalisamka Somaliya. DAAWO Like this:Like Loading...…

Dec 25 2014 / Read More »
Mustafe

Daawo Mustafe Miicaad Allaaleh, Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Xornimo Doonka Beelaha Gadabuursi Oo Ka Waramay Arimo Mugleh »

Daawo Mustafe Miicaad Allaaleh, Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Xornimo Doonka Beelaha Gadabuursi Oo Ka Waramay Arimo Mugleh Like this:Like Loading...…

Dec 25 2014 / Read More »
samaron-robleh-hassan

Dadka Reer Awdal Lagu Laaluushi Maayo Waxooga Waxay Marka Horeba Xaq uleeyihiin Iyo Qodobo Kale oo Xasaasiya – Daawo Video »

Dadka Reer Awdal Lagu Laaluushi Maayo Waxooga Waxay Marka Horeba Xaq uleeyihiin Iyo Qodobo Kale oo Xasaasiya – Daawo Video Like this:Like Loading...…

Dec 24 2014 / Read More »
gaas

Aqoonyahan Gaas Abdilahi Farah oo Hadlay Arimaha Taagan Taageerona U Fidiyay Suldaan Wabar – Daawo Video Kale »

Aqoonyahan Gaas Abdilahi Farah oo Hadlay Arimaha Taagan Taageerona U Fidiyay Suldaan Wabar – Daawo Video Kale Like this:Like Loading...…

Dec 24 2014 / Read More »
sweden awda

Daawo Shirweyne aan looga Hadhin oy yeesheen Jaaliyadaha Gobolada Galbeedka ee Wadanka Sweden oo Lagu Taageeray Dhawaaqii Suldaan Wabar iyo Ciidanka GDAL Movement »

Daawo Shirweyne aan looga Hadhin oy yeesheen Jaaliyadaha Gobolada Galbeedka ee Wadanka Sweden oo Lagu Taageeray Dhawaaqii Suldaan Wabar iyo Ciidanka GDAL Movement       Like this:Like Loading...…

Dec 24 2014 / Read More »
Bayaan Gadabuursi

BAYAAN K A SOO BAXAY QURBE-JOOGA SACUUDI ARABIYA.. »

Bayaankan oo ku saabsan kadib markii aanu wadahadalay xubno salaadiin ah oo reer Awdal ah, kuna saabsan hawlaha odey-dhaqameedka mudooyinkan dambe ka wadaan goboladda Awdal state iyo qabsoomidda shirkii iyo dhacdooyinkan is barkan ee xoreynta dalka gadabuursi….… Ka dib markii aanu tel. ku wadda hadalay…

Dec 24 2014 / Read More »
saleeban

Daawo Shirkii Jaraa’id ee Suldaan Saleebaan Ku Qabtay Magaalada Borama Maanta oo Dhamaystiran »

Daawo Shirkii Jaraa’id ee Suldaan Saleebaan Ku Qabtay Magaalada Borama Maanta oo Dhamaystiran Like this:Like Loading...…

Dec 24 2014 / Read More »
saleeban

Deg Deg : Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo Ah Salaadiinta Waaweyn ee Gobolada Galbeedka oo Taageeray Go’aankii Suldan Wabar Sheegayna Inaan Dib Looga Noqonayn »

Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil Oo Taageeray Go’aanka Gooni Isku Taaga Gobolada Galbeedka Ee Uu Ku Dhawaaqay Suldaan Wabar Borama( Harowo) Wararka hadda naga soo gaadahaya magaalada Boorama ayaa sheegaya, in Suldaan Salaabeen Cali Ismaaciil, uu taageeray kacdoonka ka dhanka Ismaamulka Hargeysa, Suldaanka oo shir jaraa’id…

Dec 24 2014 / Read More »
suldaan wabar

Hees Cusub oo Magaceeda La Yidhaahdo “Geesiga Halgamayee” oo Bahda Adaltv Iyo Awdalstate u Hibeeyeen Jabhada GDAL Movement ee Suldaan Wabar – Dhageysi Haboon »

Hees Cusub oo Magaceeda La Yidhaahdo “Geesiga Halgamayee” oo Bahda Adaltv Iyo Awdalstate u Hibeeyeen Jabhada GDAL Movement ee Suldaan Wabar, Like this:Like Loading...…

Dec 24 2014 / Read More »
SHide

Maayerkii Hore ee Borama Mudane Shide oo Sheegay 4-12-2014 Inay Tahay Maalin Muqadas ah oo Gobolada Galbeedku Ay Ka Go’een Maamulka Somaliland – Waana Maalin Aan Dib Looga Soo Laabanayn – Waa Maalin aan Gorgortan Lahayn – Dadka Reer Awdal Waa Mid Kaliya + Daawo Muuqaal Taariikhiya »

Maayerkii Hore ee Borama Mudane Shide oo Sheegay 4-12-2014 Inay  Tahay Maalin Muqadas ah oo Gobolada Galbeedku Ay Ka Go’een Maamulka Somaliland- Waana Maalin Aan Dib Looga Soo Laabanayn – Waa Maalin aan Gorgortan Lahayn – Dadka Reer Awdal Waa Mid Kaliya + Daawo Muuqaal Taariikhiya Like…

Dec 23 2014 / Read More »
Bile Ciidan

Deg Deg: Mudane Cabdi Shide Bille oo Wata Ciidan Xoogan Gaadhayna Xaaga Hore ee Jabhada Dib U Xoraynta Gobolada Galbeedka Ayaa Soo Diray Fariin Adag »

Deg Deg: Mudane Cabdi Shide Bille oo Wata Ciidan Xoogan Gaadhayna Xaaga Hore ee Jabhada Dib U Xoraynta Gobolada Galbeedka Ayaa Soo Diray Fariin Adag   kalo shabakada Harowo media sawiro badan iyo videos dhamaystiran oo mudane Cabdi Shide Bille noo Soo diray Like this:Like…

Dec 23 2014 / Read More »
Cabdi Shide

Mayorkii Hore ee Borama Mudane Cabdi Shide Bille oo Baaq Culus u Diray Wadanka UK iyo Wadamada Reer Galbeedka »

Mayorkii Hore ee Borama Mudane Cabdi Shide Bille oo Baaq Culus u Diray Wadanka UK iyo Wadamada Reer Galbeedka   Like this:Like Loading...…

Dec 23 2014 / Read More »
11-04-20-beryllium

Macdanta Bayralka ee Buuraha Siimoodi Waxaa Laga Helayaa Lacag Qiimaheedu Leegtahay $ 3,740,000,000,000 oo Loo Akhrin Karo Saddex Taralyan, Todaba Boqol iyo Afartan Bilyan oo Doolar Maraynka ah + Warbixin Ku Saabsan Arrinta »

Siimoodi = 500 000 Tons of Beryllium Shan Boqol oo Kun oo Tan oo Macdanta Bayralka ah Qiimaheedu Waa $ 3,740,000,000,000 oo Loo Akhrin Karo Saddex Taralyan, Todaba Boqol iyo Afartan Bilyan oo Doolar Maraynka ah + Warbixin Ku Saabsan Arrinta Siimoodi (Warbixin) Kadib Markii…

Dec 22 2014 / Read More »
tani

Deg Deg :Suldaankii Gadabursiga Bariga Suldan Gaheyr iyo Suldaankii Beesha Aadan Yoonis Suldan Ciise Bucul oo Gaadhay Xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Xoreynta Gayiga Gadabuursi »

Suldaankii Gadabursiga Bariga Suldan Gaheyr iyo Suldaankii Beesha Aadan Yoonis Suldan Ciise Bucul oo Gaadhay Xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Xoreynta Gayiga Gadabuursi Like this:Like Loading...…

Dec 22 2014 / Read More »
gaas

Aqoon yahan Gaas Abdillahi Faraax oo Taageeray Halganka Socda iyo Suldaan Wabar + Daawo »

Aqoon yahan Gaas Abdillahi Faraax oo Taageeray Halganka Socda iyo Suldaan Wabar + Daawo Like this:Like Loading...…

Dec 22 2014 / Read More »
meher 1

Shabakada Harowo iyo Hawlwadeenadeeduba waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Mudane Ahmed Mohamed Barkhad Miigane iyo Marwo Kowsar Mucaawiye Suldaan Suufi oo Meherkooda ka Dhacay Magaalada Manchester ee Cariga Engiriiska »

Shabakada Harowo iyo Hawlwadeenadeeduba waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Mudane Ahmed Mohamed Barkhad Miigane iyo Marwo Kowsar Mucaawiye Suldaan Suufi oo Meherkooda ka Dhacay Magaalada Manchester ee Cariga Engiriiska Bahda shabakada caalamiga ah ee Harowo News iyo Halwadeenadeeduba waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudane…

Dec 22 2014 / Read More »
xaamud

Xaamud Aw Cali Maasheeye oo xilal kala duwan kasoo qabtay Xukuumadihii KMG ee dowlada Federaalka Soomaaliya oo marti ku ahaa Golaha Baraarujinta iyo Siyaasada ayaa ka waramay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Wadahadalada u Dhaxeeya Soomalia iyo Somaliland,arrinta Suldaan Wabar iyo Arrimo kale Dhageyso »

Xaamud Aw Cali Maasheeye oo xilal kala duwan kasoo qabtay Xukuumadihii KMG ee dowlada Federaalka Soomaaliya oo marti ku ahaa Golaha Baraarujinta iyo Siyaasada ayaa ka waramay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Wadahadalada u Dhaxeeya Soomalia iyo Somaliland,arrinta Suldaan Wabar iyo Arrimo kale.…

Dec 22 2014 / Read More »
geele

Muqaal Cusub oy Soo Direen Ciidanka Kacdoonka GDAL MOVEMNT Sharaftayada Shilimaad Kuma Badalanayno »

Muqaal Cusub oy Soo Direen Ciidanka Kacdoonka GDAL MOVEMNT Sharaftayada Shilimaad Kuma Badalanayno Like this:Like Loading...…

Dec 22 2014 / Read More »
awdalstate

Prof Nageeye oo Mar kale Loo Doortay Madaxweynaha Awdal state + Hadal uu ka Yidhi ….. »

Prof Nageeye oo Mar kale Loo Doortay Madaxweynaha Awdal state + Hadal uu ka Yidhi ….. Like this:Like Loading...…

Dec 22 2014 / Read More »
12820_687836277996895_5630234508064107610_n

Warar hordhac ah oo kasoo baxaya kulan ay wada qaateen M/weynaha Somalia iyo ka is maamulka Hargeysa + Safiirka Jabuti u fadhiya Somliya oo daaha ka rogay….. »

JIBOUTIHAROWO). Kulan balaaran oo ay wada qaaten Madaxweynayaasha Jabuuti Ismail Cumar Geelle, Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo. Kulanka oo dhacay xili galab ah ayaa waxa uu ku qabsoomay Hotel Kempinski ee Magaalada Jabuuti, kaasi oo si hor dhac ay…

Dec 21 2014 / Read More »
Suldaan Beesha Afguduud

Suldaankii Beesha Afguduud Maxamed Nuur Faarax(Dabeeco) iyo Ciidan uu Hogaaminayo oo Wacad Ku Maray Inay naftooda u hurayaan xoreynta dhulkooda + Daawo »

Suldaan Maxamed Nuur Faarax oo ah Suldaanka Beesha Afguduud iyo Ciidankii Beesha Afguduud oo Hogaaminaya Kacdoonka Suldaan Wabar Wacadna Ku Maray Inay Xoraynta Dhulka Beelaha Gadabuursi Naftoo u huri  Donaan + Daawo Like this:Like Loading...…

Dec 19 2014 / Read More »
Cismaan Guulo

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka S/Land Xasan Daahir Bahal Iyo Askar uu wato oo ku biiray ciidanka Suldaan Wabar + Fariin uusoo Diray Daawo »

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Somaliland Xasan Daahir Bahal iyo askar uu wato oo ku biiray ciidanka Suldaan Wabar+ Fariin Adag oo uusoo Diray Daawo Xoraynta Gobolada Galbeedka (GDAL MOVEMENT) Like this:Like Loading...…

Dec 19 2014 / Read More »
Warar Af - English
mousa
Xil.Axmedyasiin
burning_the_flag~2
berylium
salaadiin
JID
beyle3
su'aal
sadaam
john kery and hassan sheikh
geele
Xab xab Bitter Gourd
Amisom oo kufsatay 2 laxaad
Jaamac riyo
YAAB
ciise ismail
kulmiye cartoon
sheekh cabdilaahi
Hees fanaaniin
Abgaal
faarax macalin
Siilaanyo iyo reer awdal
Ugaas 13
Lughaya dhagax dhig
twin
LAFO
camrarun
garaad
naag_gadhle
Sul Abshir
Billow iyo hadi3
Bayaan Gadabuursi
camuudi

Log in | onlined by SRH