Harowo.com
Xulka Qoraha

qoomamo

Daawo Qosol Badan Xambaarsan Oo Ka Hadlaya Wasiiradii Xukuumadihii Hore Oo Qoomamo La Kambadhuudha Kadib Markii Ay Iska Waayeen Liiska Wasiirada Cusub. »

Amiin Amir ayaa soo bandhigay Sawir uu ku cabiray qaar kamid ah Wasiiradii kaalinta muuqda ka qaatay ridistii labadii Xukuumadii ee hore , kuwaa oo damacoodu ahaa in mar kale wasiiro…

Jan 28 2015 / No Comment / Read More »
maqaaal

AYDII ILAALADA AHAYD WAA LA FASAXAY »

Waxa todobaadadan dambe isasoo taraayey muaamrado ay ka dambeyo maamulka Hargeisa. Waxa Borama laga bilaabey waxan dhaqanka Gadabuursi ku jirin oo ah in dadka la tuuriyeeyo oo loo soo hagoogto,…

Jan 25 2015 / No Comment / Read More »

QALALAASAHA AWDAL »

XAL U HELIDA KACDOONKA HUBAYSAN EE WABER IYO SHIDE CIIDAMADA MOORYAANNIMADA BULSHADA KU HAYA. HURIN COLAAD QABIIL  SHIRKA GEB IYO WUXUU DAARAN YAHAY. MAAMUL LAANTA AMA HOGAAN LAANTA GOBOLADA GALBEEDKA.…

Jan 25 2015 / No Comment / Read More »
maqaaal

Jawaab: Xasan C Caynaanow – Naag Garcatey Wasmo Hore Ayey Ku Nabad Gashey »

Ku: xildhibaan xasan cawaale caynaan ( af nooli uu hadlaa a’yna uu ciyaa )somalidu waxay tidhaa( naag garcatey wasmo hore ayey ku nabad gashey) ….by Dr.khadar maxamed faahiye. Xildhibaanka xasan…

Jan 23 2015 / No Comment / Read More »
maqaaal

Shirka Dooxad Gob Waa Sida Qof Qaawan oo Bilaa Maryo ah »

Shirka dooxad gob waa sida qof qaawan oo bilaa maryo ah, somalidu waxay tidhaa( dhaliili dhaban bay ku taalaa) dhaliisha shirka halkan hoose ka eeg !! By Dr.khadar maxamed faahiye.…

Jan 23 2015 / No Comment / Read More »
mousa

THE MUCH ANTICIPATED AND NEEDED GADABUURSI CONFERENCE IS ON »

The much needed Gadabuursi Conference has started in GOB but whether the conference is influenced by a narrow tribal interests or the best interest of Gadabuursi is the question everyone…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »

Guulee rabaw gobtaa urutay ee madax isgelisay »

marka hore salaan  saxaafada madaxa banaan guud ahaan gaar ahaanna harowonews walaalayaal waan idin salaamay.marka labaad waa baaq taageero iyo hambalyo  iyo salaan oon idinka codsanayo inad iigu gudbisaan beelwaynta…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »

Tiradiinii garanay tayadiino waa maxay ma la taaban karayaa waa duul wareersane dadku mayna jirin awdal. »

Ninka shilinka daalinka umadani ku dilayo shirkan loo dareeree daacad loo abaabulay ani laygu dagayana kala daadi eebo. Odayadan dulmiga wada iyo hadalkii doclalag galo daayinkaa iftiinshoo daacadana alaw diran.…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »

Haween horey loo guday oo loosoo celinayo xubintii laga jaray qaliin Bilaash ah oo loogu sameynayo Sweden iyo Dumarka oo Kuyuu ugu jira »

Sida uu sheegay Hannes Sigurjonsson oo ah dhakhtar daraasaddan  ku soo bartay magaalada Amsterdam, waxa uu hannaankani noqonayaa mid haweenka la guday dib ugu soo noolaynaya xubintii hore looga gooyay. Daraasaddani…

Jan 21 2015 / No Comment / Read More »
TACSI

Condolences message to the family, children and the relatives of the late Mohamed Ahmed Kuluc »

We begin in the name of Allah, most kind, most merciful May Allah give you great reward and may He guide you to exercise patient endurance and may He (also)…

Jan 20 2015 / No Comment / Read More »
rrrrrrrrrrrrrr

KHILAAFKA SALAADIINTA »

MARKA HORE UMMADA GADABUURSI WAAN SALAAMAYAA. MARKA XIGA WAXAN LEEHAY EEBE HA INA WAAFAJO SIDA KHARKU KU JIRO UMMADU WAA DAD WADA DHASHAY. WAXA SE AH SUNO AADAMI IS MAAN…

Jan 17 2015 / No Comment / Read More »
ran

Nasashada Maanta Iyo Kooxda Sida Wayn U Gilgisha Masraxyada Fanka Ee Nice Stars Oo Toddobaadkani Waraysi Xiisa Badan uu La Yeeshay TVga Universal. »

Nasashada Maanta Iyo Kooxda Sida Wayn U Gilgisha Masraxyada Fanka Ee Nice Stars Oo Toddobaadkani Waraysi Xiisa Badan uu La Yeeshay TVga Universal. Like this:Like Loading...…

Jan 16 2015 / No Comment / Read More »

GOOD GOVERENANCE AND HUMAN RIGHTS »

what is good governance? there is no single and exhaust definition of good governance. nor is there delimitation of it is scope, that commands universal Acceptance. the terms is used…

Jan 15 2015 / No Comment / Read More »
tacsi

Jaaliyada Galbeedka ee Beljiumka Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Qosaskii iyo Qarabadii uuka baxay Sh Xaaji cali sheekh xasan Ararab »

jaliyada samaroon eedegan wadankasi beljim waxaytacsii tiiraanyaleh udirayaan qosaskii iyo qarabadii uukabaxay naxariistijano rabi hakawaraabshe ( sh xj cali sheekh xasan Ararab ) oo ku geeriyoday :14 / 1 /…

Jan 15 2015 / No Comment / Read More »
BEE

Daawo Mudaharaad Balaadhan Oo Gilgilay Magaalada Berbera Oo Shacabku Kaga Soo Horjeedaan Wareejinta Warshada Laydhka Iyo Wakiilka Maamulka Siilaanyo Ee Gobolka Saaxil oo ka hadlay. »

Berbera(HNN)Daawo Mudaharaad Balaadhan Oo Gilgilay Magaalada Berbera Oo Shacabku Kaga Soo Horjeedaan Wareejinta Warshada Laydhka Iyo Wakiilka Maamulka Siilaanyo Ee Gobolka Saaxil oo ka hadlay. Like this:Like Loading...…

Jan 14 2015 / No Comment / Read More »
mousa

SICIID SULUB UU KU MAHADSANYAHAY RUNTA »

Siciid Sulub wuxuu cadeeyey ujeedada ay Beesha Dhexe ka lahayd M/Weyne Rayaale. Wuxuu sheegay inn markii hore u Ryaale ku yimid nasiib, markii dambana sobota Beeha Dhexe u taageertay in…

Jan 14 2015 / No Comment / Read More »
mousa

AJANDAHA PROFESSOR SAMATAR EE SHIRKA SOO SOCDA »

Professor samatar wuxuu soo aar aartaba wuxuu ajandihiisu isugu soo biyo shubtay wuxuu ula baxay “ TOL CONVOCATION” ee u ku qamtay magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka. Si ad u…

Jan 14 2015 / No Comment / Read More »

The person providing constructive criticism is an agent of positive change for the issue of shared interest »

In our daily experience we come across an issues related to criticism regardless. The same is based on truth or imaginary based non evidences, but basically what is criticism. Please…

Jan 11 2015 / No Comment / Read More »

Civilian Opinions

Harowo News - Wadan Iyo Warar

images (

OGEYSIIS: Banaanbax lagaga soo horjeedo maamulka Hargeysa laguna taageerayo gooni isu taaga m.goboledka Somaliyed ee Awdal »

Ogeysiis-Ogeysiis-Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada Maamul Goboleedka Awdal iyo Jaaliyadaha Kale ee Jecel Soomaalinimada iyo Wadajirka Ummadda Soomaaliyeed Waxa La Ogeysiinayaa In Banaanbixii Ugu weynaa Abid uu Ka dhici doono Caasimada Midawga Yurub ee Brussels. Maalinta Jimcaha 20 ka Febraayo 2015, Saacada 10 ka Subaxnimo ilaa 5ta…

Jan 28 2015 / Read More »
GalbeedLM

Warsaxaafadeed: Xafiiska Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Galbeed »

XAFIISKA DHAQDHAQAAQA XOREYNTA GOBOLADA GALBEED Faafin degdeg ah WARSAXAAFADEED 01/27/2015 Cambaareyn xukumada isku magacawday Somaliland oo kala qaybin iyo isu dir ka dhex wada beelaha Gadabuursi ee gobolada galbeedka. Borama- Somalia, 27 Janaayo, 2015- Xafiiska Dhaqdhaqaaqa xoreynta Gobolada Galbeedka waxa uu si xoogleh u cambaareynayaa xukumada isu…

Jan 28 2015 / Read More »
Suldaan-abubakar

Suldaan Wabar oo bogiisa Twitterka soo dhigay farriin “Ma ahayn Shir Samaroon wuxu ahaa Shir Siraanyo Halgankuna uu soconayaa”” »

Bismillah Alxamdullilah, Shirkii dhacay 21 Jan-2015 ma ahayn mid Samaroon, wax danta awdal uga soo kordhaayana ma jirto lakiin wuxuu ahaa mid Silaanyo dabada ka riixayey oo Umada Soomaaliyeed lagu camaynayo lana tusayo in reer Awdal yihiin maqaar saar goor walba daba socda beesha Isaaq. Hagardaamo iyo dhib…

Jan 28 2015 / Read More »
Shir

Shirkii Beelaha Gadabuursiga ee Dhaqanka Lagu Sheegay oo Shir Siyaasadeed Loo Rogay iyo Ugaaskii Beelaha Gadabursi u Dhaxeeyay oo Dabin Loo Dhigay Ku Dhacay. »

Shirkii Beelaha Gadabuursiga ee Dhaqanka Lagu Sheegay oo Shir Siyaasadeed Loo Rogay iyo Ugaaskii Beelaha Gadabursi u Dhaxeeyay oo Dabin Loo Dhigay Ku Dhacay. Shirkan Maanta lasoo gabagabeeyay ayaa ahaa shirweyne mudo badan ay beelaha gadabursi ku haminayeen inay qabsadaan kagana tashaan masiirka ummadooda kala…

Jan 26 2015 / Read More »
Berbera-port

War Xasaasi Ah; Dawlada Masar oo Markab Hub Badan Sida Ka Soo Dejisay Dekeda Magaalada Barbara Iyo Dowlada Itoobiya Oo Hubkaas Laga Qarinayo Lagana Dhigay Hub La Qabtey. »

Harowo-Hargeysa:- Warar aan ku kalsoonahay oo imika naga soo gaadhaya magaalada Barbara ayaa sheegaya in marsada ku taala magaaladaas uu ku soo xidhay Markab weyn oo uu saaran yahay hub badan oo maamulka Somaliland ay soo siisay dowlada dalka Masar ee uu hogaamiyo madaxweyne Cabdifataax…

Jan 25 2015 / Read More »
muqdisho

Daawo Sawirrada Madaxweynaha Dalkaasi Turkiga Recep Tayyib Erdogan Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho Mashaariic Dhawr Ahna Xadhiga Ka Jaray. »

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, taasoo ah markii labaad oo uu yimaado magaalada Muqdisho, kadib markii u horeysay oo uu Soomaaliya yimid sanadkii 2011, xilligaasoo Soomaaliya ay ka jireen abaaro iyo macluul. Madaxweyne Erdogan oo ay wehliyaan…

Jan 25 2015 / Read More »
images (3)

Dhawaqii Sul. Wabar oo Dhulgariir ku Riday Hargeysa – Saylici iyo Wasiiro Madaxtoyada La Tegay Qorshe Lagula Dagaalamayo Jibriir Yonis Beeshodana Lagu Hubeeyo iyo Wasiir Kashifay Shirqoolka – Muuqaalo Cadayn ah + Warbixin »

Borama (Harowo) :- Arrimo xasaasiyad badan oo is barkan oo Bilihii ugu danbeeyay si hoose iyo si toos ahba uga socday Guud ahaan Gobolada Galbeedka ayaa waxa soo shaac baxaya shirqoolo hoose oo qaar ka tirsan beelaha Gadabursi u maleegayaan beelo walaalahood ah. Habada 04 Dec 2014…

Jan 25 2015 / Read More »
Wasiir Abgaal

Abgaal Maxuu Nabada Borama ugu Hanjabayaa in uu Burburin Doona???? »

Abgaal oo Ku Hanjabey Inuu Nabada Borama Khalkhalinayo Raalina uuna Ka ahayn Aminigeeda + Daawo Like this:Like Loading...…

Jan 25 2015 / Read More »
good

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Galbeed (GLM) oo Ka Warbixiyay Dagaal Borama ka Dhacay Sheegayna Halganku Inuu Soconayo Nin Neceb iyo Nin Jecelba »

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Xoreynta Galbeed (GLM) oo Ka Warbixiyay Dagaal Borama ka Dhacay Sheegayna Halganku Inuu Soconayo Nin Neceb iyo Nin Jecelba Like this:Like Loading...…

Jan 25 2015 / Read More »
Breaking b

Maleeshiyo Budh-cad Badeed ah oo Maamulka Hargeysa ka Amar Qaadata oo Markab Hub u Siday Siday Sudan Badda cas ka Qafaalatay. »

Ciidan ka amar qaata mamulka hargeysavayaa Xallay soo qafaashay Markab Hub, Dabaabado, iyo Diyaarado sida oo gudbayay bada cas. Wararka Hordhaca ah ee naga soo gaadhaya n ayaa shagaya in Saanadan Milatari laga lahaa Waddanka South Sudan. Siday Wararku sheegayaan saanadan milatari oo si sharci…

Jan 24 2015 / Read More »
topnews1

The So Called Somaliland Army Stabbed Several People In The City of Borama in the Last Two Weeks For Unknown Reasons »

There are stabbings in Borama in the last two weeks and surprisingly the criminals went unnoticed. It is the first in the history of Borama that these kinds of crimes happen and in continues manner. It is about a dozen stabbings in two weeks’ time…

Jan 23 2015 / Read More »
Breakin

Xaalada Boorama oo maraysa halkii 1988kii Hargeysa maraysay iyo Reer Borama oo Xabsi guri la galiyay caawa(Bandoo). »

Sida aan ku helayno wararka Borama waxa la saarayaa Bandoo sagaalka fiidnimo saacada afrika oo shan daqiiqo inaga xigto. Waa xaalad adag oo murugo leh in wakhtiga casriga ah ee lagu jiro boqolaal kin oo qof oo magaalo ku nool xoriyadooda la laalo. Like this:Like…

Jan 23 2015 / Read More »

Shacabka Borama oo xalay xabada qaatay iyagoo ka gadooday dhaca iyo boobka maleeshiyada Hargeysi ka bilowday magaalada iyo Baarlamanka Somaliya oo maanta…….. »

BORAMA (Harowo)– Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyey in shacabka Borama rasaas qaateen iyagoo ay horkacayaan dhalinyar taageersan fikirka halganka oo ka gadooday tacadiga askarta siiraanyo keenay Borama iyo cunoqataynta guud ahaan saaran degaanadooda, xiisada Saylac. Askarta siiranyo kusoo daabulay Borama ayaa bilowday…

Jan 23 2015 / Read More »
breakingNews

Warar Dheerada oo aan Ka Helayno Dagaal Caawa Ka Socda Magaalada Borama »

Borama (Harowo) Dagaalka Caawa saqdii dhexe ka billaamay gudaha Magaalada Borama gaar ahaan Saldhiga Booliska ee Ku yaala badhtamaha Magaalada Borama saacadu markay ahayd ku dhawaad 2:30 habeenimo ayaa waxa la isku adeegsaday hubka fudud iyo ka culusba waxa mar kaliya Magaalada Qabsadey taraysta Xabada…

Jan 23 2015 / Read More »
breaking

Breaking News: Magaalada Borama oo Caawa Xabadu Afarta Jihoba Ka Socoto iyo Dagaal Aan Wali La Garan Cida uu u Dhaxeeyo oo Ka Socda… »

Borama ( Harowo ) Magaalada Borama oo Caawa Sida Warar Lagu Kalsoon Yahay oo aanu ka helayno noo xaqiijiyeen dagaal xoogan oo xabadu afarta jihoba ka socoto ka bilaamay dagaalkan ayaa dadkii badi hurdadii u diiday waxana magaalada borama laga maqlayaa dhawaqaa nuucyada kala duwan…

Jan 22 2015 / Read More »
itobiyan flag

DAAWO Qudbad uu Madaxwene Xigeenka DDS Ethoipia Mawliid Haayir Iyo Xuska Maalinta Xoolo-Dhaqatada DDSI Oo Si Wayn Looga Xusay Magaalada Jigjiga »

DAAWO Qudbad uu Madaxwene Xigeenka DDS Ethoipia Mawliid Haayir  Iyo Xuska Maalinta Xoolo-Dhaqatada DDSI Oo Si Wayn Looga Xusay Magaalada Jigjiga Like this:Like Loading...…

Jan 22 2015 / Read More »
sawir

Siyaasiga Weyn ee Mohamed Abdi Farah (Saqiiro) oo Waraysi Wax Badan uu Kaga Hadlay Siiyay Warbaahinta Adal »

Edmonton (Harowo) Siyaasiga Weyn ee Mohamed Abdi Farah (Saqiiro) oo Waraysi Wax Badan uu Kaga Hadlay Siiyay Warbaahinta Adal Like this:Like Loading...…

Jan 21 2015 / Read More »
ALEEL

Shir ka Dhacay Magaalada Rotterdam ee Wadanka NETHERLAND »

Rotterdam (harowo) Jaaliyadaha Awdal, Gabiley iyo Salal ee wadamada Holland iyo Belguim, ayaa shir ku yeeshay Magaalada Rotterdam ee wadankan Holland, shirkaas oo ujeedadiisu daarneyd taageero cod dheer oo loo muujinayo Suldaan Abibakar Cilmi Wabar, mid kamid ah Salaadiinta iyo hogaanka dhaqanka Gobalada Galbeedka Soomaliya,…

Jan 21 2015 / Read More »
Walaalaha Hargeysa

Akhri xogta kulankii ka dhacay Brussels iyo xaqiiqda taala maamulka SNM Damiirkaagana la tasho (Waxa nala dega beelo yar yar oo xuquuqdooda hay’adaha dawladu ilaaliyaan) »

Akhri xogta kulankii ka dhacay Brussels iyo xaqiiqda taala maamulka SNM Damiirkaagana la tasho (Waxa nala dega beelo yar yar oo xuquuqdooda hay’adaha dawladu ilaaliyaan) Iyadoo Somaliland loo furay hool lagu sheekaysto lagagan doodo xasaradaha caalamka ayaa shalay waxaa halkaasi kasoo qaybgalay arday iyo rag…

Jan 21 2015 / Read More »
ugas

Warbixin Sugan + SAWIRO:- Shirkii Geb Oo Maanta Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Gadabuursi U Ambo-Baxeen Furitaankiisa Iyada Oo Aan Wali La Xalin Khilaafkii Shirka Qabsoomidiisa Hadheeyay. »

 Boorama (Harowo):- Sida aan la wada socono waxaa sanadkii aan ka soo gudubnay ay Beelaha Gadabuursi Ssalaadiintoodu isla garteen in ay qabsadaan shir ballaadhan oo lagu gorfaynayo marxalada maanta taagan iyo mida dib u dhaca siyaasadeed ku keentay deegaannada ay degaan dadka reer Gableedka waxaana…

Jan 21 2015 / Read More »
QQQQQ

Madaxii Warbaahinta Harowo Media(Harowo.com) oo xilkii ka degay iyo Masuul cusub oo la wareegay »

21- Jan- 2015 London (Harowo)- Madaxii Warbaahinta Harowo Media group Mudane Jawhar Qalinle wuxu todobaadkan xilkii mareegta Ee uu hayay si rasmi ah ugu wareejiyay maamul cusub oo hawlihii warbaahinta Harowo.com halkeedii kasii wadi doona Mudane Samaroon Rooble Xasan. Dhamaan hawl wadeenada Harowo Media Group…

Jan 21 2015 / Read More »

DAAWO Haweenay Fal Fasahaad ah lagu helay oo xukun qoor goyn ah lagu fuliyay Sacuudiga iyo Gaalada oo xukunka shareecada si khaldan uga faa’iideysanaysa »

GAALADA OO VIDEO GAN UGA FAAIIDEYSANAYSA SI KHALDAN, WAAYO XUKUNKA ILAAHAY JIDEEYAY MA OGOLA Like this:Like Loading...…

Jan 21 2015 / Read More »
su'aal

Shirkii Beelaha Gadabursi ee Geb Oo Wadadii Fashilka Afka saaray markii uu Gacanta U Galay Mamulada Hargeysa iyo Jibuti iyo Dareenada Ku Xeeran »

Garabyo aan is waji ogolayn oo qaar ay baxeen shalay qaarna maanta ayaa ku sii jeeda shirkii loo balansanaa ee beelaha Gadabuursi ee ka dhici lahaa Gab. Dhanka kale Wararka naga soo gaadhay magaalada quljeed ayaa sheegay in Ugaaska iyo ciidan u hogaaminayo ay saaka…

Jan 21 2015 / Read More »
ugaas1

Ugaas Beelaha Gadabursi oo Borama soo gaadhay si uu usoo af-jaro khilaaf hadheeyay shir loo balansanaa »

Ugaaska BEELAHA Gadabuursi Ugaas C/Rashiid Ugaas Rooble Ugaas oo Borama yimid | Borama (Harowo) Ugaaska Beelaha gadabuursi Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ayaa maanta soo gaadhay caasimada gobolka Awdal ee Borama, ugaaska ayaa ka soo kicitimay dhanka caasimada dawlad deegaanka Soomaalida Ethoipia ee Jigjiga wuxuuna safarkiisa…

Jan 20 2015 / Read More »

Reer Galbeedka Oo Wali Raali Ka Ah Aflagaadada Nabi Muxamed (Csw) Iyo M/weynaha Dalka France oo hadana Sheegaya in aanay doonayn Dagaal Diimeed »

Madaxweynaha Dalka France oo Shaaciyay in aanay doonayn Dagaal Diimeed Madaxweynaha dalka Faransiiska, Francois Hollande ayaa sheegay inuusan marnaba aqbalayn inay argagaxisada dabin ugu dhacaan oo dalkiisu uu faraha la galo dagaal diimeed. Hollande ayaa hadalkan jeediyay xilli dibad-baxyo ka dhanka ah Faransiiska ay ka…

Jan 19 2015 / Read More »
Gaal

Daawo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Hargeisa Saleebaan Gaal Oo Si Qaawan U Weeraray Suldaan Wabar »

Hargeisa(HNN)Daawo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Hargeisa Saleebaan Gaal Oo Si Qaawan U Weeraray Suldaan Wabar Like this:Like Loading...…

Jan 18 2015 / Read More »
Wabar

Sul.Wabar oo bogiisa Twitterka Fariin gaaban oo guubaabo ah soo dhigay »

  Alxamdulillah, Bismi Allah,ASalamaamun  Calaykum,Marka hore Salaan qaali ah dhamaantiin.Fariintayadu waa sahal:Suldan Wabar@SuldanWabar · Hadaad aragto hantidaad lahayd Hororo boobaaya. Hadaad Aragto hoygaad lahayd hadimo kuu taala. Hantaaqada ha diidina xornimo aad hubtaa imane Wabillahi Tawfiq Suldaan A. Cilmi Wabar Twitter: Suldan Wabar@suldan Wabar Like this:Like…

Jan 18 2015 / Read More »
Warar Af - English
QQQQQ
nimco
53ba385194c9e
mousa
Xil.Axmedyasiin
burning_the_flag~2
berylium
salaadiin
JID
beyle3
su'aal
sadaam
john kery and hassan sheikh
geele
Xab xab Bitter Gourd
Amisom oo kufsatay 2 laxaad
Jaamac riyo
YAAB
ciise ismail
kulmiye cartoon
sheekh cabdilaahi
Hees fanaaniin
Abgaal
faarax macalin
Siilaanyo iyo reer awdal
Ugaas 13
Lughaya dhagax dhig
twin
LAFO
camrarun
garaad
naag_gadhle

Log in | onlined by SRH