In memory of Dr. Abdishakur Jowhar “France Fanon of the Somali People”. By Bashir Both
Dr. Abdishakur in his early ideological breaking turned left and embraced socialist ideology. Being as bookish as he was, he immersed himself in reading the works of all of socialism’s great names…
The Roadmap: Focus on the Destination – By UK Ambassador Matt Baugh
This week the Roadmap signatories meet in Addis. Their aim? To resolve a number of outstanding issues relating to the political process. And it’s vital they do…
Faallo: Faarax Geedoole Iyo Cabdirasaaq Gacmo Dheere, oo si Ba’an Ugu Fashilmay Xuskii 18 May Iyo Ololihii Kulmiye ee ay Boorama Ka Wadeen
Labada wasiir ee uu maanta Daahir Rayaale oo aan wax qiimo ah ku lahayn gobolka Awdal dad ka kaxaystay, ayaa waxay ku tusaysaa inay gudcur gudayaan, waxaana isweydiin mudan bal iska daa siilaanyo eh, wejigay saylici iyo asxaabtoodii ula tagayaan fadeexadan ka dib.…
Wasiiro Ka Irdhoobay Xafiisyadoodii Oo Xaflad Taageero Loogu Raadinayo Xisbiga Kulmiye Ka Abaabulay Magaalada Boorama.
Labada wasiir ayaa muddooyinka dambe aan ka soo xaadirin xafiisyadooda Magaalada Hargeysa,iyada oo ay joogsadeen adeegyada maalinlaha ahaa ee ay xafsiiyadu qaban jireen,…
18th May: The Day of Division, Mistrust and Isolation – By Mohamed F. Yabarag
18th May is the day that the once fearlessly independent and proud Somali people have been reduced to the joke of the world, and inevitably become synonymous with a whole host of nasty negative adjectives such as refugees, beggars, high seas pirates, famine-stricken and last but not…
Faallo: Wasiir Duur oo Noqday Masuulka U Taagan Tacadiga iyo Cabudhinta Saxaafada Somaliland
Wasiirka Daakhliga Somaliland Mr Duur oo markii Xilka loo magacaabay ahaa shakhsi si aad loogu soo dhaweeyay Saaxada Siyaasada, gaar ahaana ka mid noqoshada xukuumadda Siilaanyo, waxa uu noqday masuul hab-dhaqankiisa maamul dibada…
Appreciation event to thank Turkey for their assistance to Somalia
The Turkish approach to development and humanitarian assistance to Somalia differs distinctly from other countries and organizations. …
Somalia: U.S. Dual Track Policy – By David H. Shinn
Over the years, I have addressed several Somaliland conferences. It is always a pleasure.On this occasion, I have been asked to speak on the U.S. dual track policy towards Somalia andSomaliland. While you would receive a more authoritative presentation on this subject fromsomeone who represents the U.S. Government,…
18-ka May Dadka Waqooyiga Kama Wada dhexayso, Waa Muruqa labo-suul Ee Ninba Si Ku ah.
Sanadihii jahawareerka, Somaliya waxa ka samaysmay ururo badan oo reer waliba urur ama sadex xarafbuu astaan ka dhigtay.Ururadani qaar hubaysnaa oo dagaal la galay xukunkii Siyaad barre iyo kuwo aan hubeysnayn intaba way isugu jireen. Markii ururkii USC uu Caasimadii dalka qabsaday, sidoo kale goboladii waqooyi iyo…
Book Review: Amriki’s New Book…Part One
Al Qaeda has typically funneled Arabic speaking volunteers or Afghan trained muj into islamic conflicts around the world. Hammami only mentions bin Laden and al Qaeda once, insisting that his call to jihad was a long, complex series of influences.…
Spreading the Word – By Liban Obsiye
News is produced for the purposes of information, entertainment and education. Successful media organisations seek to influence their audience and policy makers in a way that provokes and encourages a respons…
Somaliland-Ethiopia Relationship: Overpowering Gratitude Vs Vexing Misgivings
This is the chapter on Somaliland-Ethiopia Relationship in a book titled “Somaliland: The Legacies of Non-Recognition” which is still in the works. I thought a preview of this chapter would not be out of place in contributing to endeavors towards examining and understanding a highly complex. Somalilanders…
About the Somali Constitution
Those professing to be the Somalia politicians and their opposing sides particularly talk endlessly about what is better for the Somali people and who is better to respond to their needs effectively. But none of them offer actual facts an…
Somaliland’s Oppressed Media: The Test of Democracy is Freedom of Criticism
With little training or support, Somaliland’s press is suffering at the hands of a fearful government. Television reporter Abdisaman Keise was arrested last month by Somaliland authorities on grounds of defamation. On May 18, Somaliland will celebrate 21 years of self-declared independence from Somalia. With a thriving…
Which is Legitimate: Jubbaland or Azania?
Everyone who has declared a regional administration says the same thing so what distinction do you have?…
Geesi Loo Hanweynaa: Atribute to my hero Dr. Abdishakur Jowhar
Dr. Jowhar was a man blessed with the gift of gab and it was our mutual love for words and ideas that brought us together…
Booraan Hadimo Ha Qodin: Wasiir Duur oo Jabkii uu Reer Boorama la Maaganaa Gondihiisa Saaka Ka Qarxay, Tolkiina Lagu Laayay!
Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Nuur Carraale (Duur), oo mudadii yarayd ee uu xilka hayay ku sifoobay faan badan, faataadhug, bootayn iyo fudayd xad dhaaf…
Siilaanyo oo Qoriga Hoobiyaha iyo Hubka Darandooriga U Dhacay Maanta la Beegsaday Qaar Ka Mid ah Beelaha Hargeysa
Hargeysa - Magaalada Hargeysa ayaan maanta kala xidhantay oo aanay xaafidina xaafad u wareegin, ka dib markii cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland oo adeegsanaya hubka culculus ee hoobiyaha loo yaqaan iyo tacshiirado isdabajooga ay ku fureen dad rayad ah oo hubaysan oo difaacayay dhul ay lahaayeen oo…
Siilaanyo Wuxuu Boorama Ka Soo Xaday Waxii Keli Ahaa ee ReerAwdal Haysteen: Waa Dareenkoodii iyo Dadnimadii
Sii Kala qaybiyo dadka uu horeba foodda isugu geshay oo laf aan cad lahayn isku haystay.…
Faallo: Cabdiraxmaan Saylici oo Khasaarihii Ugu Wenaa Ka Soo Gaadhay Safarkii Silaanyo Ku Yimid Dilla Iyo Boorama.
Sifaha, wajiga ka muuqday iyo qaabka loo maamulay xaflada furitaanka jidka iyo cida Siilaanyo Boorama kula kulmi kartaba, ayaa sido kale waxa laga dareemayay inay xukuumadu doorkan xodxodanayso beelaha Makaahiil…
With the Demise of Dr. Abdishakour Sheikh Ali Jowhar, Awdal has lost a Man-mountain
Dr. Abdishakour was not only a psychiatrist by profession but he was a great writer, social and political commentator with a large following in the four corners of the Somali peninsula.…
Daawo Sheekh Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar iyo Munaasibadii Loogu Baroordiiqayey Marxuum Dr Cabdishakuur Sh.cali Jawhar.
Sheekh Maxamuud Dalmar oo ka Hadalay Xafladii Baroordiiqa ee loo sameeyay allaha u naxariiste Cabdishakuu sh Cali…
Ogaysiis: Shabakad Cusub oo La Magac Baxday Afrikadabarinews.com oo Hawada Soo Gashay + Jaanisyo Shaqo oo Ka Banaan.
Bishaaro Dadweynow, Bilkheyr dhaha: Dadka ku hadla Afka Soomaaliga Ee ku nool Daafaha Dunida gaar ahaan Afrikadabari Waxaa Loogu Bishaaraynayaa Daah-furka…
Fadeexad Ka Dhalatay Cida Gudoomiye ama Wakiil Uga Noqonaysa Xisbga Kulmiye
Magacaabista Aadan Diiriye Dixood, ayaa waxa sida la sheegay markiiba ka biyo diiday gudoomiyihii hore ee xisbiga Kulmoye ee Gobbolka Awdal…
Jeel Makaahiilka Boorama, oo la Ciirciiray Dhalinyarta Qaabka Beelaysan Suuqa Laga Raafayo
Cadhadan meel weyday ee lagula dulkufay dhalinrada Boorama, ayaa keentay suuqa laga raafo, waxaana hada la sheegayaa inay saldhigtadii buux dhaafeen,…
Marwo Xaliimo Muxumed Sacad, oo Buraanbur u Tirisey Ugaas Cabdirashiid iyo Suldaan Wabar.
Daawo Xaliimo Muxumad Sacad, oo Degan London oo Buraanbur qiimole u tirisay Ugaaska iyo suldaan Wabar…
Daawo Qayb Kale oo Ka Mid ag Xafladii Awdal State ee Dalka Sweden
Daawo suugaantii iyo khudbadihii laga jeediyay xafladii Awdal State ee Sweden…
Weerar Saaka Lagu Qaaday Saldhiga Bariga ee Magaalada Boorama + Wasiiro Beelaha Dhexe ah oo Shalay Cabsi Darteed Dhexda Ka Laabtay.
Raxan Dhalintaro ah oo ka cadhaysan dhalinyaro kale oo loo qabqabtay shalay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan xuska 18 May ee…
Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyey Magaalada London.
Daawo Khudbadii Suldaan Wabar Ka Jeediyey Munaasibadii Lagu Soo Dhaweynayey Ugaas Cabdirashiid Ee Magaalada London Oo Dhameystiran.…
Daawo Xafladii Awdal State ee Sweden Part 2 and 3
Daawo Qaybo ka mid ah xafladihii Awdal State ee ka Dhacay Dalka Sweden.…
Maakhado Habar Cafaan, oo Cagta la Dulmartay Maxaad Case, Marka la Eego Siyaasada Somaliland.
Guusha Habar Cafaan iyo kasaan jabka Maxaad Case, ayaa waxay si weyn oo bilaa muran ah u soo shaac bixiyay boqashadii…
Dood Furan: Dawladda Somaliland Ka Jirtaa Ma Qaranbaa Mise Waa Qabiil?
fadlan fikirkaaga ka dhiibo doodan, ha ahaato mid cilmiyaysan, waxa wanaagsan in waxyaabaha qaar ahmiyad kaar ah la siiyo…
Daawo Qaar Ka Mid ah Shacabka Boorama, oo Cabiraya Dareenka ay Ka Qabaan Xuska 18 May
Xuska 18 May oo Sanakan aad looga diidan yahay in lagu sameeyo, inkasta oo xukuunadu nafteedu ay ka cago jiido…
Tacsi Ku Socota Fanaanada Deeqa Axmed Xanduleh (Geydh), oo Aabaheed Axmed Xanduleh Maanta Ku Geeryooday Magaalada Jabuuti.
Waxaan leenahay Ilaahay Samir iyo iimaan ha idinka siiyo, marxuukana Eebe janadii Fardoosa haka waraabiyo.…
Khubadbadii Ugaaska Beelaha Samaroon ee Xaflada London
Daawo Khudbadii Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Uu Ka Jeediyey Xafladii Loogu Qabtey Wembley Plaza …
Ibraahim Dhegaweyne oo Dhaliilihii ugu Cuslaa u Jeediyey Xukuumadda Somaliland
Waxa kale oo Muj. Dhegaweyne uu ku eedeeyey Madaxweyne Siilaanyo in aannu daacad ka ahayn daminta colaadaha ka taagan dalk…
Hargeya oo caawa kacsan iyo mudahaaraadyo ka bilaabmay New Hargeysa
Hargeysa - Magaalada Hargeya ee caasimaada Somaliland ayaa caawa u eg goob dagaal taas oo ay ka soconayaan mudahaaraadyo, qasnaan,…
Daawo Maamulka Khaatumo State oo Mudadii Yarayd ee uu Jiray Dhidibada Loo Aasay
Khaatumo State oo dubaba dawlad xoogle noqotay, calaamadidii dawladeedna yeeelatay…
Recent Comments