Daawo Qoys Carbeed oo Fannaanka SHAKHRUKH KHAN Ku kireystay 20 Milyan dollar Saacaddii !!!!!! »
…
May 24 2013 / No Comment / Read More »Ciidamadii Sierra Lione oo soo gaaray Soomalia, Halkey ku jiheysanyihiin? »
Muqdisho (Harowo)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhoobleey ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaas gaareen ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa…
May 23 2013 / Comments Off / Read More »Daawo Muuqaalka Dilka Askari British ah oo Farasmagaalaha London lagu gawracay iyo Gadoodka Booliska Ingiriiska »
…
May 23 2013 / No Comment / Read More »Ogeysiis ka yimid Ururka Saacid »
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis: Shirka waxqabadka & horumarka deegaanka looga hadli doono oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada (swedan ) ee…
May 22 2013 / No Comment / Read More »
Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska Oo Lagu Wargelinayo In Ay Ka Soo Qeyb Galaan Baroordiiq Loo Sameynayo Dr. Cumar Cismaan Raabi. »
Waxaan si xushmad leh dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu marti qaadeynaa inaad ka soo qayb gashaan kulan baroor diiq ah oo loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Dr Cumar Cisman Raabi, oo aahaa…
May 22 2013 / Comments Off / Read More »
Taariikhda Waayaha Iyo Noloshii Aadan Ahmed Diiriye Oo Ka Mid Ah Lodkii U Horreeyey Ee 1950kii Galley Dugsigii Camuud. Qeybtii 5aad, By: Abdirisaq Mohamed Barkhad. »
S. Markii aad dhammeysatey saddexdii billood ee aad Xalane ku jirtey maxaa dhacey? J. Runtii waxa aan filayey in aan ku noqonayo shaqadeydii laakiin taasi ma dhicin waayo markii aan…
May 21 2013 / Comments Off / Read More »LA YAAB: Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeynaysa adeerkeed hooyadeed qabay oo yaraanteedii……. hooyadeed oo ogeyd iyo arimo ka dhex-dhaca bulshada Soomaalida oo aan lagu baraarugsanayn. DAAWO »
…
May 20 2013 / No Comment / Read More »Ceerigaabo oo laga xusay labo munaasabadood oo iska soo horjeeda. VIDEO »
…
May 19 2013 / No Comment / Read More »Xog aan idiinka hayno, Keynya iyo Itoobiya oo isku khilaafsan danihii Jubbaland loo abuuray. »
Wadamada Kenya iyo Ito0biya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu…
May 19 2013 / No Comment / Read More »Khaatumo state oo 18-May dalka iyo dibadiisaba ka samaysay olole nadaafadeed. DAAWO »
Khaatumo state…
May 19 2013 / No Comment / Read More »
Su’aashii Xaabsade iyo Jawaabtii reer Laascaanood. Xageed u socotaan? Waxan usoconnaa………….. ISKU DAAWO »
Somalia way idin diiday, Somaliland-na idinkaa diidan Xageed u socotaan? Waxan u soconnaa…….…
May 19 2013 / Comments Off / Read More »
Taariikhda Waayaha Iyo Noloshii Aadan Ahmed Diiriye Oo Ka Mid Ah Lodkii U Horreeyey Ee 1950kii Galley Dugsigii Camuud. Qeybtii 4aad Oo Uu Kaga Waramayo Shaqooyinkiisii Diblamaasiyadeed Iyo Khilaaf Dhex Marey Isaga Iyo Maxamed Siyaad Barre. »
S. Goorma ayaad dhammeysay Jaamacadaas aad ka gashey magaalada Moscow? J. Aniga oo wali ku jira waxbarashadii Jaamacada ayaa waxa fasax Xamar ku tagey Qaybe oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u…
May 16 2013 / Comments Off / Read More »Madaxweynaha Soomaalia oo ka badbaaday halis naftiisa khatar galin karaysay »
Ujeeddo : Dhibaatooyinka Amni Xumo ee Ka jira Garoonka Muqdisho Fadeexadii 1-aad: Shilkii 2-da Diyaarad ee AMISOM ee Dhacay 10kii Casho ugu Dambeeyey April, 2013. Waxaa xigtay Fadeexadii 2aad oo…
May 15 2013 / No Comment / Read More »
Taariikhda Waayaha Iyo Noloshii Aadan Ahmed Diiriye Oo Ka Mid Ah Lodkii U Horreeyey Ee 1950kii Galley Dugsigii Camuud. Qormaddii 2aad. »
S. Aadan Ahmed wakhtigii aad ku jirtey Waxbarashada dugsiga hoose ee Borama maxey ahayd luqada aad wax ku baran jirteen? J. Saddexdii sanno ee u horreysay isla markaana aan ku…
May 14 2013 / Comments Off / Read More »Soomaali lagu helay Fal argagixiso oo xabsi dheer la galiyay mareykanka »
Minneapolis (Harowo) – Nin Soomaali ah oo mas’uuliyiinta Mareykanka ay sheegeen inuu kaalin muhim ah ka cayaaray in dhallinyrao Somali Mareykan ah ay ka tagaan Minnesota kuna biiraan Al-Shabaab, ayaa…
May 14 2013 / No Comment / Read More »
Taariikhda Waayaha Iyo Noloshii Aadan Ahmed Diiriye Oo Ka Mid Ah Lodkii U Horreeyey Ee 1950kii Galley Dugsigii Camuud. »
Aadan Ahmed Diiriye waxa uu ka mid yahay Lodkii u horreeyey ee sannadkii 1950kii galley dugsigii Camuud waxaana uu immika si rasmi ah u degan yahay magaalada London, haddaba mar…
May 13 2013 / Comments Off / Read More »Civilian Opinions
-
Waa sidee xaaladda dhalinyarta ka tahriibtay Borama ee ku sugan Libya?
-
A RIGHT RESPONSE TO HASSAN ISSA’S TALK AND THE SCRAMBLE OF SOMALILNAD MEDIA’S CODE OF CONDUCT.
-
QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)
-
BORAMA’S 18TH MAY SHAME CAUGHT THE MDIA HEADLINES AND THE MINDS OF THOSE WHO REASON AND THIINK.
-
Muuqaal Naxdin leh: DAAWO Sida arxandarada ah ee Sucuudiyiintu u galaan Soomaalida nolol raadiska ah
-
Kaaf iyo kaladheeri: Dhalinyarada Reer Awdal, Oday-dhaqameedyada iyo Xuskii Maamul-beeleedka SNM
-
Xog Harowonews heshay Iyo Safarkii Xirsi tooriile ku yimid Boorama + Qorshe Saylac Loogu….
-
Wariyayaasha TV-yada Ee Ka hawlgala magaalada Boorama oo looga digaayo inay baahiyaan dhoolla-tuska Khasabka ah ee Snm
-
Siilaanyo oo Xaglatoosiye Mashruuc uga diyaariyay Madaxweynaha Jabuuti
-
Qurbo-joog dhaliilay habdhaqanka maamulka gobolka Awdal iyo Ka Degmada Boorama, dhalinyaradana ugu baaqay inayna U riyaaqin 18 may. VIDEO
-
Waamaxay Qaxootiga Xeryaha Jabuuti ku Nool Ee Uu Xaglatoosiye Sheegayaa? Ma shaqadii Daahir Rayaale iyo C/llaahi Dirawal Ee Ciisaha Xeebta lagu deegaamaynayay ayay isaga iyo Siilaanyo bilaabeen?
-
Inadeer waxan ahay Nin Garxajisa ee Madaxweynaha iigu sheeg…. DAAWO SAWIRKA MAANTA
-
Halkan kala soco wararka iyo Barnaamujyada UNIVERSAL TV, si toos ah
-
Ereyo Suuqdi ah oo qosol iyo maad leh oo kusoo biiray Afsoomaaliga hadii aanad aqoonna aad ku………
-
Midnimada Gadabuursi, qiimaynta ugaaskooda iyo quusta cadowga
-
Maxay Ku Heshiiyeen Isbaaheysiga USP iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?
Norwey oo ka hadashay Dhulbadeedka Soomaaliya iyo Tuhunka la xiriira inay…….. »
Dowladda Norwey ayaa markii ugu horeysay ka hadashay warar la isla dhexmarayey oo sheegayey inay shidaal baaris ka sameyn doonto badda Soomaaliya gaar ahaan xeebaha gobolada Jubbooyinka, heshiiskaasina ay la gaartay dowladda Kenya iyo maamulka uu Raaskambooni ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, waxayna sheegtay inaysan…
May 23 2013 / Read More »Anagu ” MAG” Ma Kala Qaadanno Ciise, Reer Dudub baa lanna yidhaa……….Samarroon qaabili maayo Qaxooti dambe. Halkan Ka Daawo »
…
May 23 2013 / Read More »Dagaalkii Garxajis lagu qaaday Iyo Godobtii Muuse Biixi Ka Galay….. “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo” DAAWO »
…
May 23 2013 / Read More »Ethiopia oo la safatay DF Soomaalia »
Addisababa (Harowo)- Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay doonayso in looga dambeeyo Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka dowladda Soomaaliya. Afhayeenka Ra’isal Wasaaraha dalka Ethiopia oo la hadlayay V.O.A da ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la jirin dhinac gaar ah oo ku aadan…
May 22 2013 / Read More »Mareykanka iyo Midowga Yurub oo soo faragaliyey arinka Kismaayo »
Muqdisho ()Waxaa caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose wafdi ka socda Maraykanka iyo Midowga Yurub, kuwaasoo maanta halkaas gaaray. Wafdiga ayaa la sheegay in markii ay ka dageen garoonka Kismaayo, waxa ay halkaas kulamo kula yeesheen madaxda maamulka Jubbland gaar ahaan…
May 21 2013 / Read More »
Gadabuursi iyo Harti hoosteennaan keennay hubkiina waan ka dhignay waxa inaga dhimani waa aqoonsi. Dhagarqabe Xasan Ciise »
Xasan Ciise oo ka mid ah siyaasiyiinta Hargeysa ayaa ka hadlay Radio Hargeysa isagoo ka warbxiyay marxaladihii Somaliland soo martay,Xasan Oo hadalkiisa ku bilaabay. :Maanta waxaa ii guul ah in aan anigoo nool soo gaadho guusha iyo xoriyada aynu haysano,22sano kadib,Dalkani qosol iyo farxad xoriyadiisa…
May 20 2013 / Read More »MAXAAD KA OGTAHAY 17 ODAY EE SAXEEXAY GOONI ISTAAGII S/Land 1991 ee shirkii Burco. »
Sida ay sheegayso warbixintan hoos ku qorani oo ku soo baxday Shabakadda Qaran News. Waxa saxeexay gooni ustaaga Goobolada Woqooyi ee shirkii Burco 1991 kaliya xubno ka tirasan guurtidii SNM oo dhamaantood ka soo jeeda beesha Dhexe .Waxa weheliyey kaliya Garaad Cabdi Qani oo dhulbahante…
May 20 2013 / Read More »
Suldaanka Guud Ee Beesha Isaaq oo sheegay inaanay Somaliland Xamar la’aanteed waxba noqon karin ” maaha inaynu cidlo uun Durbaan ku garaacno” »
Suldaanka guud ee reer Hargeysa Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland wax kasta oo ay samayso iyo gooni-isu-taag kasta oo ay u durbaan-tunto ka maarmi karin midnimada Soomaaliyeed iyo inay qaadato nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ka socda. Suldaan Maxamed Suldaan…
May 20 2013 / Read More »
Dowladda Federaalka Dalka Soomaaliya oo Jawaab kulul ka bixisay tallaabadii uu qaaday maamulka la baxay Soomaaliland …. Akhri Nuqul Harowo soo gaadhay »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay In aanu maamulka Hargeysa xaq u lahayn inuu gobolada waqooyiga Soomaaliya ka joojiyo duulimaadyada Diyaaradaha QM, kana hadashay mowqifkeeda ku aaddan . Muqdisho (Harowo)- Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Mowqifkeeda ku aaddan mamnuucista lagu soo rogay duulimaadyada Qaramada Midoobey ee…
May 19 2013 / Read More »Xuska 18-ka may oo reer Awdal u bixiyeen siyaarada Sheekh Isaaq iyo Shaqaalaha Maamulka Somaliland ee G/Awdal oo loogu goodiyay haddii aanay kasoo qayb galin munaasibadda In mushaarka laga joojin doono Shaqadana laga eryi doono »
Marka la eego magaalada Borama inkastoo ay jirto xafladd lagu xusay maalintan loo bixiyay 18ka may ayaa hadaan marka aad dadka la sheekaysato waxa kusoo baxaya afkaar kala gadisan oo ay dadku ku kala aragti duwan yihiin maalintan, dadka qaarkii ayaa aaminsan In maalintani muqadas…
May 19 2013 / Read More »
Daawo Cabudhinta nidaamka SNM Ku hayo dadka reer Awdal, Caaqil wax jira sheegaya oo makarafoonka xoog looga qaadayo 18-may Kheyriyadda Boorama »
…
May 19 2013 / Read More »
Reer Boorama oo seexday 18-kii may, Askar iyo maamulayaashii isgoolada oo caruurtii dugsiyada hoose soo abaabulay, Wasiirada Siilaanyo iyo shaqaalihiisa oo loo cidleeyay Kheyriyadda Boorama »
AKHRI WARBIXIN…
May 18 2013 / Read More »
18-ka may iyo Madaxweynaha Soomaaliya: Walaalaha ku nool gobolada Waqooyiga Soomaaliya waxan leenahay waxa la gaadhay wakhtigii laga soo noqon lahaa caadifadda, wixii shalay dhacay…… Dhageyso »
DHAGEYSO KHUDBADA MADAXWEYNAHA…
May 18 2013 / Read More »
18-ka May Waa Maalinta Dhoolla-tuska Beesha Dhexe Dadka Reer Waqooyigana Kama Wada dhexayso Waa Muruqa labo-suul Ee Ninba Si Ku ah »
Dunidu Waa Fasal, Wakhtigu Waa Macalin Waayo-arag ah, Dharaaruhu Waa Qalinka Wax Lagu qoro, Dhacdooyinkuna Waa Duruus Lama illaawaan ah. Ha yaabin ee La qabso Maalmaha Nolosha, Isbedelada Iyo Kala Duwanaanshaha Arwaaxda Bani’aadamka iyo Afkaartooda. SII AKHRI…
May 17 2013 / Read More »Wariyaha sanadka oo Boorama Warbixin Kasoo direy iyo Dhalinyarada reer Boorama oo Berri u ballansan baroor-diiqda Maatadii ay xasuuqday jabhaddii SNM degaamada Awdal. Daawo »
MAANTA 04 Feb-2013…
May 17 2013 / Read More »Xuska 18-ka may ee Burco oo loo raray xaafadda bariga ee beesha Axmedsiilaanyo degto Iyo magaalada oo Bandoow lagu soo rogay »
Shir jaraa’id oo aysi wadajira u qabteen Badhasaabka Togdheer Axmed Cabdilaahi Xamarji iyo Maayarka Burco Maxamed Yuusuf Muraad ayay kaga dhawaaqeen in Magalaad Burco lagu soo rogay Bandoo Badhasaabka iyo Maayarka oo shirka jaraa’id iska dabamaray ayaa sheegay in sababata bandooda Burco loogu soo rogay…
May 17 2013 / Read More »Qaab xeeladaysan oo Soomaalida Sweden ku nool loogu celinayo dalkoodii »
Stockholm(Harowo)- Maamulka ama Kamuunka magaalada Borlänge ee dalka Sweden ayaa soo jeediyay qorshe ay doonayaan in lagu yareeyo tirada Soomaalida faraha badan ee ku nool magaaladaasi. Qorshaha ay soo dhaweeyeen inta badan siyaasiyiinta ka tirsan golaha deegaanka Borlänge ayaa isku raacay in la raadiyo lacag…
May 15 2013 / Read More »



































































