February 1, 2012

Barnaamijka Baro Dhulkaaga: Milicsiga Jaamacadda Camuud (Daawo Video-yo Gurax Badan oo Laga Soo Duubay Jaamicada)

Jaamacadda dadku waywada yaqaaniin oo waa jaamacad ummada soomaliyeed oo dhami waxka barato, laakiin waxan yar xusi dhowr sheey oo aan horey anigu aan u ogayn. Horta Jaamacadda waxay leedahay dhulballaadhan oo iyada u gaar ah, oo ka baxsan magaalada taasi

More

Faallo: Wasiir Duur Oo Kasoo Cadhooday Shalay Safiirka Ingriiska Ee Addis + Maxamed Bajaaj Oo Isna Wali Baryootamaaya Si Loo Siiyo Vise Liis Xul Ah Oo Ay Wateen.

Wasiirka daakhiliga iyo arimaha dibada ee maamulka Siillaanyo ayaa dhawaanahanba ku maqnaa Addis Ababa safarkaasi oo la sheegay inay qaadeen Liis xul ahaa oo ay doonaayeen inay u gudbiyaan safaarada Ingriiska ee Addis Ababa si Visa loo siiyo dadka u mataalaya SNM

More

Somaliland: Do Not Shatter What is Intact

Somaliland is invited to attend a London conference on Somalia. This conference is spearheaded by the British Government and there are conflicting reports stating different scenarios of what the international community is attempting to achieve through this

More

Hees Cusub oo Khaatumo State Loo Qaaday

January 30, 2012

Fanaanada Caanka ah ee Saado Cali Warsame

Why Britain Should Rein in Somaliland Leader!s

Renewed fighting in the northern Somalia between forces of Khaatumo and Somaliland administrations shows the fragility of peace agreements between clans more than twenty years after the collapse of state in Somalia. Unlike traditional clan wars the current war in Northern Somalia is a political one.

More

Somaliland: Consequences of Possible Disintegration Into Tribal Fiefdoms

Many Somalis were greatly shocked by recent escalation of armed conflict between Somaliland government and tribal militia in Buhoodleh district. The conflict is probably a precursor to unpredictable security and political developments to unfold for the coming months and years. It indicates that peace is to wane in regions formerly defined as relatively stable areas in the North of Somalia.

More

Safarkii M/Xigeenka Awdal State ee Qalbiyada Ruxay

Garbo-Dadar City-Awdalstate.com-Bishu Waa Janaayo Horaanta Sanadka Cusub ee 2012-ka Rayn-Raynta & Farxadaha Waa Kuwa Seetadda Goostay’ Dharaartu Waa Habayn Habaynkiina Waa Maalin’ Wadanigu Ma’daalana Dadkuna Waa Wadda Hayin, Hawraartu Waa Marxaba &

More

Ismaaciil Muumin Aaroow Nacnac Madhan Oon Nuxur Laheyn Nacas Hadalkii dhe !!!

Soomaalidaan ka maqlaa erayo ku tilmaaman ineyna doqoniimo marnaba is qarin. Aleylehe waa run oo hadii ay isqarineyso Ismaaciil baa qarsoomi lahaa. Taleefan la iisoo direy shalay ayaa la igu weydiiyay inaan daawadey Ismaaciil oo daadinaaya dhareer.

More

Qodabadii Shirkii Qaaxo ee Guddiga Amaanka ee Jabhada Somali National Movement

Si’aan usoo bandhigno fidinta halgankii hubaysnaa ee dheeraa,iyo khidadihii kaasi oo aynu ku guulaysaney xoraynta gobolada waqooyiga Soomaaliya, oo aan gacanta ku dhigney guusheenii u danbeysey.waxaa lagama maarmaan ah in aynu sameysano weji cusub kaasi oo ah siyaasadeena cusub.

More

Faallo: Dagaal Kulul oo Dhex Socda Madaxtooyada SNM Ee Hargeiysa!

Cabdiraxmaan Saylici, Xilibaan NacNac, Xirsi Tooriile, Maxamed Bajaaj iyo Wasiirka duulista iyo hawada Usama ayaa cidiyaha ku dagaalamaaya sugina kari la’ dhimashada Axmed Sillaanyo oo lasoo warinaayo in ay soo food saartay caafimaad daro,Taasina waxay sababtay

More

The Pseudo-Democratic State of Somaliland Is on the Verge of Collapse

Somaliland has enjoyed a relative degree of stability for the last 20 years, despite intermittent tribal conflicts and political tension that remain and is still simmering in the east and the west of the country. The problem originated from unbalanced ethnic-based consociation,

More

Ciidan Cusub Oo Kusoo Biiray Ciidanka Khaatumo State

Ciidankii Dhulbahante Ee Deganaa Widh Widh Ee Ka Amar Qaadan Jiray Mamulka Beesha Dhexe Oo Si Rasmi Ah Ugu Soo Biiray Ciidanka Khaatumo State Of Somalia. Waxa iyaguna shalay Buuhoodle Soo Gaadhay Booliskii Laascaanood Ka Hawl-gali Jiray Oo furayaashii Xabsiyada Gacmaha Ku Sida.

January 29, 2012

Wan iyo Waraabe: Daawo Beesha Isaaq oo Noqotay Waraabe Aan La Aamini Karin + Beelaha Dhulbahante Iyo Kuwa Awdal State oo Iska Abhinaya, Kuna Wargelinaya in Wakhtiga Iyo Waayuhu Isbedaleen, Sidaa Darteena Kala Tagaan, Isna Macasalaameeyaan!

Xasuuqii Ka Dhacay Magaalada Laascaano Iyo Buuhoodle + Kacdoon Balaadhan oo Caalami ah oo Ka Dhashay, Iyada oo Dhulbahante Meel uu Joogaba Isku Habar Wacday- Waagacusub Tv

Garowe Online Editorial: What is Painfully Clear to all Somalis is the International Community’s Deafening Silence on Somaliland’s Savage Attacks Against Buhodle.

It is the painful sight of the young children. Some boys and girls look as young as 6 or 8 years of age. They were wounded during Somaliland’s savage aggression against Buhodle district – military aggressions that began in February 2011, then again in May 2011, and now during the first month of 2012. The repeated Somaliland violent onslaught targeting Buhodle district and

More

Like Communism, the “Idea” of Somaliland is Dead.

The winds of unity are blowing in the Northern Somali territories.  Since the fall of the Siad Barre’s regime, there have been two fighting ideologies in the territory that was known as British Somaliland.  The first ideology was the belief in one unified Somali Republic, led by Northern Unionists. 

More

Hoos Ka Dhegeyso Dhagayso Col Faarax Ruuge oo Ka Tirsan Awdal State oo Dhambaal U Diraya Ciidamada Iyo Dabodhilifka Kale ee U Shaqeeya Maamulka Hargaysa.

Get Flash to see this player.

Somaliland and Somalia Need Measurable Aid Direct to the Needy

The UN offices in Kenya have often been blamed for being a middle entity for funds for Somalia and Somaliland. Much has been said about these funds that are lavishly spent in UN Nairobi offices. That matter seems to have been condoned by both the Somali TFG and the consequent Somaliland governments.

More

You Desrve Presidential Health Care

When you are healthy you don’t feel how golden the health is but you feel how glorious when you become bedridden, great in need help and start looking the worst side of the world…which

More

Login