Xafladii Xilwareejinta, ayuu Nuux Taani, isaga oo markhaati u Qabsanaya Ina Waran Cade, Shaaca ka qaaday in sabobta darajada loo siin laayahay ciidan beeleedka Somaliland tahay tuhun iyo welwal ay qaybo ka mid ah beelaha Isaaqu, gaar ahaana beesha Gadhxajis ka qabaan xubnaha uu ka kooban yahay iyo saraakiisha maamusha, iyaga oo u arka ciidan u gaar ah Sacad Muuse. Waana Sobabta ugu weyn ee Sacad Muuse u taageray in xilka laga tuuro Daahir Rayaale, maanta uga cabanayaan Siilaanyo ooy islahaayeen waad ka helaysaan wixii aad Rayaale ka weydeen.
We were deeply shocked by the death of Dr. Ismail Nur Dirie. Ismail was born and raised in Jijiga. He started elementary school and Quran in Jijiga. After graduating from high school Ismail went on to Addis Ababa and he enrolled in Haile Salasie University.
Bismilaahi Rahmaani Rahiim: Waxaan Marka hore halkan tacsi uga dirayaa Eheladii Qaraabadiii iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxeen dadkii masaakiinta ahaa ee lagu laayey guryahooda iyagoo caafimaad qab ku seexday, waxaanan ilaahay uga baryaya inuu janadii farduusa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin.
Tan iyo dhamaadkii shirkii Boorama, ee Lagu dhisay dawlada Somaliland, shirkaas oo lagu qabtay dugsiga sare ee Sh. Cali Jawhar oo dhawaanta laga taagay Taaladii SNM ee Boorama, ayay reer Awdal ka qaylyayeen Saami qaybsiga caqliga ka fog ee lagu saleeyay maamulka Somaliland.
I, Nur H. Bahal and my brother Mohamed H. Bahal and both our families are extending our deepest condolences and heartfelt sympathies to the family of Ismail Nur who passed away in Hamilton on the 11th of December 2011. May Allah, in His infinite mercy, bless his soul.
Still reeling from July 11 killings of the FOUR innocent civilians, whose culprits are, until now, not apprehended but remained at large, Awdalites has yet to come to grasp the fact of another mournful massacre of same magnitude of barbarism committed to ANOTHER THREE More
Jawaabta su’aashani waa mid dadka ninkii danaynaya ufuran, balse hadaan badheedhaha quljeed wuxuu qabo kaga jawaabo. Meela badan ayay durba reer Awdal Siilaanyo uga soo jeediyay mahadnaqyo iskugu jira qoraalo iyo kulano ay yeesheen qaybo kamida reer Awdal, waxana haboon in aan runta laga weecan hadii la rabo in in wax la fahmo waxna la xaliyo.
Horta marka hore waxan tacsi u dirayaa ragii Seemaal lagu diley, samir iyo imaan ilaahey ha inaga siiyo, iyagana janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin. Gacan ku dhiiglayaashiina ilaahey ha cadaabo.
AllAfrica.comSomalia: Getting Somalia Wrong - a History of International MisreadingAllAfrica.comBy Abdi Aynte, 6 February 2012 Writing a book about Somalia has become a cotton industry of late. Countless pundits with little or no experience of the country try to reduce its extraordinarily intricate conflict to images of destruction, ...
Humanitarian assistance in Somalia remains criticalReuters AlertNet“Whilst Action Against Hunger welcomes the news that Somalia is no longer officially classified as experiencing famine, we strongly urge the need for caution. The country is still in an extremely fragile state with at least 2.34 million people in need ...