December 15, 2011

Seemaal Killings; Another Massacre of Barbarism

Still reeling from July 11 killings of the FOUR innocent civilians, whose culprits are, until now, not apprehended but remained at large, Awdalites has yet to come to grasp the fact of another mournful massacre of same magnitude of barbarism committed to ANOTHER THREE More

Maxaa Keenay In Reer Awdal Durba U Mahadnaqaan Madaxweyne Siilaanyo, Iyada Oo Aan Wali Cidii Dilka Seemaal Gaysatay La Qaban, Oo Aanay Maxkamadina Xakumin Dambiilayaashii Falka Xun Geystay?

 Jawaabta su’aashani waa mid dadka  ninkii danaynaya ufuran, balse  hadaan badheedhaha quljeed wuxuu qabo kaga jawaabo. Meela badan ayay durba reer Awdal Siilaanyo uga soo jeediyay mahadnaqyo iskugu jira qoraalo iyo kulano ay yeesheen qaybo kamida reer Awdal, waxana haboon in aan runta laga weecan hadii  la rabo in in wax la fahmo waxna la xaliyo.

More

Jawaab: Laan-gaabkii Gadabursiga oo u Dabaal-degaya Sanad-guuradii Kowaad Ee Kasoo Wareegtay Madaxbanaanidooda.

Mid waan ku raacsanahay qoraha maqaalka midse kuma raacsani. Lafaha yar yar ee Habar Cafaan iyo lafta yar ee Bahabar Celi (Maxedcase) ee C/raxman Saylici kasoo jeedo inay sanadguuradii kowaad ee madax banaanidooda kasoo wareegtay u dabaal-degayaan waan ku raacsanahay qoraha maqaalka.

More

Xog Waran Ku Saabsan Xaflada Ottawa ee Loogu Dabaal Degayo Xasuuqii Ka Dhacay Saameel ee Gadabuusiga Lagu Gawracay.

Horta marka hore waxan tacsi u dirayaa ragii Seemaal lagu diley, samir iyo imaan ilaahey ha inaga siiyo, iyagana janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin. Gacan ku dhiiglayaashiina ilaahey ha cadaabo.

More

Waa Hees Cusub oo Loo Tiriyay Ubaxa Borama, Awdal State

Guyaal Maamulkii Gudhnaa,  Gudhnaa Waayuhu Gaxay iyo Awdal State-kii Guban Waqooyi,  Wuxuu Gilgishuu Gurxamo, Gucleiyo Wuxuu Maalin Galab,  Gadhkiyo Jiidaba Hogaanka,  Soo Goosay Xadhigii, Gidaarkiina Soo Jabi…………..!

Shirweyne Laga Hadlayo Xoojinta Nabada, Horumarka Iyo Dhaqaalaha G/Awdal oo Boorama Ka Furmay

Boorama (Harowo) - Shirweyne lagaga hadlayo dib usoo celinta midnimada shacbiga reer awdal, iaalinta qarannimada dalka, arrimaha horumarka, saxaafadda wakhtigan iyo waxbarashada ayaa ka furmay Huteel Rays ee magaalada Boorama.

More

Bal Is Barbardhig oo u Fiirso Xaaji Cumar Cabdi Lugweyne oo Aan Da’ Ahaan Waxba Ka Yarayn Xaaji Cabdi Waraabe - Hoos Ka Daawo Video-ga

Hasha Geela Uguwayn Hadii Ay durduriso – Aarankuna Siduu Noqonayaa ?

Xaaji Cabi Waraabe oo ah 115 sano jir, Jabhada SNM ku tiriyeen odeyga ugu caqliweyn Beeshooda, ayaa Wareysi uu siiyey TV-Ga Caalamiga ah ee Al-Jazeera, u sheegay “Anaga

More

December 14, 2011

Awdal: Suffering, Signed And Still Smoldering

“Gar qabo oo gaaddo ku dar” (Somali Proverb) “Cordial invitation—lethal agenda!”

The corpses of Dayib Maal Dhawal, his sixteen year old son Cumar Dayib Dhawal, and Ismaaciil Maxamuud Caateeye were lined up in rows in ragged shrouds in the town of Borama. The bodies were laid out for viewing after the victims were killed in Seemaal village outside of the Baki District in the Awdal region in the early morning hours of December 5, 2011. The men were sleeping in their restaurant when fifteen armed men arrived.

More

Dhagartu Isma Qariso: Nuux Taani Wejigiisay Iyo Hadaladiisa Ayay Ka Muuqataa Inuu Dhiig Islaan Qabo, Bal Dadka Qaranimo Sheeganaya Eeg, ee Marba Shaadh Kuusoo Xidhanaya. Bal U Fiirso Siduu U Gargariirayo!!!

Marka Indho Gar-darani Ooyaan, Indho Gar leh Maxaad Mooday

Ninka inuu gardiid noqdo dhaqanka iyo xeerka waa ku ceeb, waxaa ka sii daran nin nacasa oo cid qabatan waayay fariidna isku haysta haddaan u soo noqono dhaqanka Somalida waa ceeb safarka, Haweenka, iyo Ciyaalka iyo Nin dagan ama Hurdda in la dilo .intaaba reer Gabilay waa sameeyeen.

More

President Silanyo Got Wrong on Seemaal Murder Case

The recently cold blooded murder of three innocent Somaliland citizens, which took place near Baki township, shock most Somaliland communities including me. What I thought was a murder case that needed to be investigated thoroughly and bring justice those responsible for

More

Laan-gaabkii Gadadbuursiga oo Ottawa Ugu Dabaal Degaya Sanad-guuradii Kasoo Wareegtay Madax Banaanidooda.

Gadabuursigu guud ahaan Waa dad gob ah, laakiin waxa ku jira reero yar yar oo ismuujinaya (gun ah). Maanta waxan shabakada Saylici ka akhriyay cinwaan dadka caqliga leh aan cajabinin. Cinwaankaa dulucdiisu wuxu ahaa labo reer oo Otawa ku dhigaya Fantasiya ragii reer Nuur ee daalimiintu laysay

More

Coomaadiga Sunta Ku Muda Dhalinyarada Habar Cafaan ee Qurbaha oo Xasan Ciid Ku Hor Bahdilay Wasiirka Duulista Somaliland, Xafladii Ottawa

Oday Cumar Cabdi Lugweyne, oo ku caan baxay ka soo horjeedka qadiyada Somaliland, waligiina aan ka soo daahirin meel lagu hadal hayo, ayaa maanta isaga oo bukaan jiifa ah, xin Makaahiil dartii ugu Niikinaya rag qayekii ah.

Oday Cumar Cabdi waa ninka ka dambeeya xafalda Ottawa loogu dalbaadegayo xasuuqii Saameel ee lagu qawracay Masaakiinta huruday. Odayga yaa yidhaa khaatumada ha seegin Somaliland waxba kuuma yaalaane.

December 13, 2011

Xaqdarooyinka Taariikheed Part II

Awdalstate ( Wajaale) - Aadamuhu Madaxtinimada iyo Mansabka Sare Waa uu Jecelyahay Balse Maarreenteeddu Mahayo’ Waana Xaajooyin Curadda Kuna Arroora Xaqdarooyinka Taariikheed Kuwooga Xambaadhsan Muruggooyinka iyo Dibnnaruuga’.

More

Faallo: Hebal Baa La Soo Xidhay Iyo Hebal Kalaa Xilkii Laga Qaaday, Xal Ma U Noqon Kartaa Dhagartii Ka Dhacday Saameel?

Waxa ilaa shalay iyo maalmihii an soo dhaafnayba dadweynaha reer Awdal iyo qaybo ka mid ah Soomaaliland ku tilmaameen tallaabooyinka xukuumadda Siilaanyo ka qaadday shakhsiyaadka lagu tuhunsanyahay inay ka dambayeen ama lug ku lahaayeen dilkii foosha xumaa ee Saameel, kuwo hordhac ah, oo hadii ay xawligaa ku socdaan xal keeni kara, hadiise intaa lagu daayo mushkilad iyo dhibaato intan ka weyni iman karto, iyado oo dadka qaarna ka digayaan inaan xukuumada Siilaanyo intaa ka badan laga fili karayn, maadaama oo xubno muhiim oo ka mid ahi ay kor iyo hoosba ugu jiraan.

More

Login