December 19, 2011

Laba Wajiile Rashiid Cabdi Bakaal “Mulac” Awdal State iyo S/land Waa Midkee?

labo-wajiile-mulac-iyo-awdal-state

December 18, 2011

Faallo: Maxaa Sabobay Shirkii Loogu Magac Daray Xoojinta Nabada, Dhaqaalaha Iyo Horumarka G/Awdal? Maxaase Ka Soo Baxay?

Boorama (Harowo) - Magaalada Boorama, ayaa shalay lagusoo xidhay shirweyne socday muddo laba casho ah, oo ay soo qabanqaabisay jaamacadda cammuud. Shirweynahan oo an la filayn inuu wakhtigan ka qabsoomo magaalada Boorama marka loo eego kala qaybsanaanta beelaha Awdal iyo isfahan la’aata dhinaca siyaasadda iyo duruufaha colaadeed ee ka taagan degaano ka mid ah G/Awdal, ayaa sida ka muuqatay ku hirgaly kaliya damaca iyo dhiiraanta gudoomiyaha Jaamicada Camuud Prof.  Saleebaan Axmed Guuleed.

More

Dhibanayaashii Dilkii Saameel, oo Ka Dayriyay Qaxootiga La Sheegay In Xukuumada Siilaanyo Ku Quudinayso Gebilay!

Boorama (Harowo) - Xukuumadda soomaaliland ayaa deeq raashin iyo saad kaleba leh gaadhsiisay qaxooti la sheegay inay kusoo barakaceen dagaal dhex maray maleesiyo beeleedyo reer awdal iyo kuwa reer gebilay ah.

More

Dhagar Qabe Muuse Biixi, oo baqo jaanta Wadhay, Kana Degay Asmara (Eretrea)

Inkastoo ay warar baadi halays ah ka qoreen shabakadaha qaarkood sida Gabiley in mujrim muuse biixi u baxay shiinaha ,,hadana warar hoose oo la socda dhaqdhaqaaqisa ayaa tibaxaya in MUJRIM BIIXI ay soo

More

Siday u Dhacaday Xafladii Loogu Dabaaldegayay Xasuuqii Ka Dhacay Seemaal? Maxaase dhib iyo dheef ay u geesatey Cabdiraxman Saylici?

Horta intan labadan su’aal aan jawaab ka bixin, qofkii caqli lihi wuxuu ka fikiraa xafladan maxey qasaare iyo faa’iido kugu soo kordhin. Hadaba dadka xafladan watey oo ah dad an aqoon laheyn, cilmi badana dhigan,

More

December 17, 2011

Dhegeyso Nuux Taani oo Shaaca Ka Qaaday In Ciidanka Somaliland Yahay Maleeshiyo Beeleed ay Sacad Muuse Leeyihiin, Xukuumada Siilaanyona Dusha Ka Saaray Xalka Arimaha Ceel Bardaale!

Xafladii Xilwareejinta, ayuu Nuux Taani, isaga oo markhaati u Qabsanaya Ina Waran Cade, Shaaca ka qaaday in sabobta darajada loo siin laayahay ciidan beeleedka Somaliland tahay tuhun iyo welwal ay qaybo ka mid ah beelaha Isaaqu, gaar ahaana beesha Gadhxajis ka qabaan xubnaha uu ka kooban yahay iyo saraakiisha maamusha, iyaga oo u arka ciidan u gaar ah Sacad Muuse. Waana Sobabta ugu weyn ee Sacad Muuse u taageray in xilka laga tuuro Daahir Rayaale, maanta uga cabanayaan Siilaanyo ooy islahaayeen waad ka helaysaan wixii aad Rayaale ka weydeen.

Get Flash to see this player.

Geel Geel Waydaartay, Geedo La’aan Dhe: Hadii Gadabuursigii Maalin Walba La Qalayo, Kuwii Wax Qalayayna Sidan U Cabaadayaan, Miyaanay Macneheedu Ahayn Meesha Dawladi Ma Jirto, ee Ha Lagu Kala Yaaco! Bal Hoos Ka Dhegeyso Reer Gebilay oo Fatahaya.

Get Flash to see this player.

Condolence to Ismail Nur family

INAALI LAAHI WA INNA ILAAh RAJICUUN

We were deeply shocked by the death of Dr. Ismail Nur Dirie. Ismail was born and raised in Jijiga. He started elementary school and Quran in Jijiga. After graduating from high school Ismail went on to Addis Ababa and he enrolled in Haile Salasie University.

More

Muuse Biixi Oo Hub Lagula Dagaalamo Reer Seemaal U Doontay Wadanka China.

Warar lagu kalsoonyahay oo kasoo baxay Hargeiysa ayaa sheegaaya in Mujrim Muuse Biixi uu sanad Millatari u doontay wadanka Shiinaha si loogula dagaalamo shacabka Reer Seemaal ee xaq u dirirka ah oo dhawaan weeraro gaadmo ah lagu hayay, Kuwaasi oo ayaguna galka seefta

More

Hadalka Wasiirka Dibeda S/land uu Ku Sheegay Xadhiga Salaadiinta Reer Gabilay Inuu Yahay Mid Reer Dilla Lagu seexinayo, Ma Yahay Hadal uu Nin Masuuli Ku Hadlo?

Bismilaahi Rahmaani Rahiim: Waxaan Marka hore halkan tacsi uga dirayaa Eheladii Qaraabadiii iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxeen dadkii masaakiinta ahaa ee lagu laayey guryahooda iyagoo caafimaad qab ku seexday, waxaanan ilaahay uga baryaya inuu janadii farduusa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin.

More

December 16, 2011

Saami Qaybsiga Cadaalada Ku Dhisan ee Xukuumada Maamul Goboleedka Awdal State

Tan iyo dhamaadkii shirkii Boorama, ee Lagu dhisay dawlada Somaliland, shirkaas oo lagu qabtay dugsiga sare ee Sh. Cali Jawhar oo dhawaanta laga taagay Taaladii SNM ee Boorama, ayay reer Awdal ka qaylyayeen Saami qaybsiga caqliga ka fog ee lagu saleeyay maamulka Somaliland.

More

Murtida Maanta iyo Reeraha u Dabaal Degaya Xasuuqii ka Dhacay Saameel

Faroole Fanaxle, Muluq Muluqle Makayl, Indho Muuse Fiinle, Mijo Xeeb Jiraale, Reer Ciise Caydh ah, Jibraacin Bisloow Bayaayaale, Reer Xaamud Bilaa Xiniin ah, Habar Yeesif Yaw ah, Cali Ganuun Ciir Dhamaysa……..Iyo Reerka Martida Loo Yahay oo ah Bahabar Celi Buuri Weday oo Ilka Cagaaran!

Ceebay Tacaal, Curadkii Makadoor Miyuu Iga Cafaanoobay

Ina-Cige Biliq u tirin mayo waa cid aan la garanayne.

Ina-Cumar Madoobana haruu ciil u qabay oo uu cudur la jiifaye.

Inankii garbaha xeefsanaa waa xuseene xuma miyuu la soo diiqay. More

Raali galin Maqaal ku soo baxay Saylicipress.net iyo dabaal degii Awdalstate Toronto.

Waa fikirkii Jamac Cismaan,Laxankii Rashiid Cumar Madoobe,Jilistii Mulac iyo isu dubaridkii Gilaay iyo Garboole.Goobtuna waa SandHill.qiimahuna waa Free waayo waa iska maalayacni iyo ku xumee.

More

Dhaqan Xumo Waa Loo Dhashaa, Haddaad “Wax-Xun Dhala” Ka Soo Jeedo

Labada mareegood ee Harowo.com (oo Itoobiya laga leeyahay) iyo Qulujeetnet oo labaduba ficilada gunimo ku caan baxay ayaa dhawaan shaaciyay video ay is garab dhigayaan aaqilkii Dahir Rayaale iyo Xaaji ÙCumar Cabdi oo ah curadka madaxda dhaqmeedka jahliyada reer

More

Shirkii Xoojinta Nabada, Dhaqaalaha Iyo Horumarka G/Awdal Lagu Magacaabay oo La Soo Gabogabeeyay

Boorama (Harowo) - Shirweynhii la magacbaxay xoojinta dhaqanka nabadeed iyo horumarinta G/awdal ayaa maanta lagusoo gebogebeeyey huteelka Rays ee magaalada Boorama .

More

December 15, 2011

A Glimpse at the Life of a Giant - By Nur Bahal

      Inaa Lilaa, Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

I, Nur H. Bahal and my brother Mohamed H. Bahal and both our families are extending our deepest condolences and heartfelt sympathies to the family of Ismail Nur who passed away in Hamilton on the 11th of December 2011. May Allah, in His infinite mercy, bless his soul.

More

Login