From 1988 till June 26, 1960, Somaliland was British Protectorate. After four days of its independence from Britain, Somaliland joined the Southern Somalia which got its independence from Italy on 1st July, 1960. The British Somaliland was established in 1884.
More
Labaatan sano iyo in ka horeysay oo ay nimankaasi na gumaysanayeenba waad dhagaysanayseen, Isaaqow caawa oo kaliya uun anaga na dhageysta. Sidaa waxa yiri oday waayeel ah oo la yiraa Ina cabdilugweyne mar uu ka hadlayay sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida beesha H/yeesif ee uu kasoo jeedo!
More
Boorama (Harowo) - Ugaas C/rashiid Ugaas rooble ayaa shalay ka baqoolay G/awdal, una kicitimay dhinaca Itoobiya oo ay ku suganyihiin badi dadka uu hogaamiye dhaqameedka u yahay, isagoo sii maray degaanada Aw Barre, ilaa Dharwanaage ugana sii gudbi doona meelo kale .
More
Dadka da’doodu sii galbaneysaa way ogyihiin waqtigii la bilaabay iyo hadafka loo abuuray siyaasadda “ceelbardaaleynta dhulka” hase yeeshee da’santa maanta u sarakacday inay jiheeyaan qorshaha mustaqbalka aayaha dhulkooda iyo dadkoogaba waxay mudan yihiin in lagu kaalmeeyo duco iyo sooyaalka
More
Ethiopia Federal law.
The federal law of Ethiopia which has been created by the federal government is the most important and when read the most comprehensible law in East Africa. States, Nations and peoples have surrounded their individual sovereignties and many powers to the federal
More
Waadigaa arkaya sida Muse Bixi loogu ruwaayadaynayo, ee sidii ciyaalka loo soo dal xiisinayo. Jaw oo ciyaaka aaba koree. Muuse billee maba korayo, maskax ahaan iyo muuq ahaanba. Reer Hargeysa ayaan ahay, oo ilaahay iyo diinta ayaan cayda ku badiyaa meel ha ku gaadhsiiso.
More
Yaa iska leh Mysomaliland maxaase ka dambeeya cayda iyo cyber-bullying faraha badan ee ay u isticmaalaan,ragan aan sharaf u dhalan ee caadaystay Cayda aan loo meel dayin ee beel-waynta Makaahiil. Taas oo ay gaashanbuur u noqdeen qolyahii nagu kor noola iyokuwaan
More
Dhamaan waalalayaal waa idin salaamey salaanta muslimka salaamu caleykum, dabadeed aan murtideyda qoraalkeyga u daadago, waxaan manta rabaa inaan u jawaabo Marwo Faadumo Yusuf Wadaad qudbadeedii: maah maah baa tidhaa (HABAR, HABAR LOO WAAYEY WAA HABAAR).
More
INNAA LILAAHI WA INAA ELEHI RAJICUUN: Waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Allaha u naxariistee Gudoomiyihii waxbarashada degamada Lughaya, Abdillahi Ducaale Hiriir oo ku geeriyooday isla magaalada Lughaya todobaadkan.
More
Horaa loo yidhi meel Aar ka tegay dacawo musanowday. Habartii guurku ka xumaadayna waxay tidhi “Lugtaneey kolba nin ku qabay”. Samaroonow kolba nin liite iyo qabyaaladayste kuu tali. Maxaan kuu sameeyaa waa ayaankaaye.
More
Boorama (Harowo) - Mid ka mid ah haweenkii shalay ka qaybgashay bannaanbaxyadii lagu taageerayey Abiib Diirye iyo Ina Taani ka ee laga sameeyey magaalada gebilay ayaa sheegtay inaan ilaa imika anay jirin nin ka mid ah dembiilayaashii dilka ka geystay saameel, kuna dilay saddexda qof .
More
KA BILOW BIDIX WAA: FAADUMO WADAAD SAYLICI INADERTIIS, RASHIID CUMAR MADOOBE, DEEQA WADAAD, RASHIID BAKAL MULAC, SACADA XAASKA SAYLICI WALASHEED.

La taliyaha Arimaha siyaasada M/weyne Siilaanyo Abiib Timacade oo dhawaan loo qabtay dilkii ka dhacay deegaanka Seemaal ee degmada baki oo xalay la sii daayay ayay wararka qaar sheegayaan in lagu sii daayay damaanad ay iska kaashadeeen M/xigeenka Saylici iyo G/xigeenka Baarlamaanka Samaale.
More