December 15, 2009

Faalo: Kulankii Faysal Iyo Kulmiye ee London Waxa Uu Niyad Jab Ku Riday Tageerayaasha UCID/UK

London (Qarannews) - Waxa habayn hore soo gaadhay magaalada London gudoomiyaha xisbiga UCID, Mudane Faysal Cali Waraabe, taasi oo socdaalka uu ku yimid xiligan ay ahayd in uu ka qayb galo shir balaadhan oo ay xisbiga UCID/UK isugu iman doonaan magaalada Bristol ee dalka Ingriiska shirkaasi oo lagu wado in uu qabsoomo todobaadka soo socda. Hadaba isla markii uu Faysal Cali Warabe uu ka soo degay magaalada London ay xubno mihiim ah oo xisbiga UCID/UK iyo Ucid Yurub ay ku wargaliyeen in ay soo qaban qaabiyeen kulan uu la qaato qaar ka mid ah xisbiga Kulmiye oo iyagu xiligan ku sugan dalka Ingriiska kuwaasi oo ay ugu waaweyn yihiin Dr Abdi Aw Daahir iyo C/raxmaan C/qaadir iyo xubno kaleba.

More

December 14, 2009

As Thousands Flee Regime, Eritrea Goes It Alone - By Stephanie McCrummen (Washington Post Foreign Service)

Facing the prospect of U.N. sanctions and increasing ‘brain drain,’ young nation’s authoritarian president chooses defiance.

ASMARA, ERITREA – With the threat of U.S.-backed sanctions looming over this isolated Red Sea nation, Eritrean President Isaias Afwerki recently summed up his defiant attitude toward the United States, and indeed most things he deems foreign — a free press, certain religions, electoral democracy, political parties, global warming. “Leave us alone,” said the commandingly tall former guerrilla leader who became Eritrea’s first and only president in 1993, after a 30-year struggle for independence from Ethiopia. “We don’t want to be pushed around.”

More

The Red Queen question: Can Obama Pass Through The Somali Looking Glass?

US President Barack Obama finally weighed in on the quagmire in Afghanistan by announcing he would send in another 30,000 troops to assist the rigged-in government of Hamid Karzai. One commentator said: “If you closed your eyes during much of the president’s speech… and just listened to the words, you easily could have concluded that George W. Bush was still in the Oval Office.” Obama’s West Point announcement prompted Somalis desperate for a solution to their own Islamist insurgency to claim that the Horn of Africa region deserved a similar such surge.

More

December 13, 2009

Komishanka Doorashooyinka Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Socdaalkoodi Iyo Wixii Uga Soo Qabsoomay.

komishanka-small Hargeysa  (Harowo) - Gudida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta dalka Dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen socdaal shaqo oo ay dalka Ethiopia ugu maqnaayeen, hadaba waxyaabihii socdaalkooda uga soo qabsoomay, kulanadii ay yeesheen iyo socdaal kale oo ay dhawaan ugu kicitimi doonaan dalka Kenya waxa saxaafada faah faahin ka siiyay afhayeenka komishanka Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geele) waxaanu u dhacay sidan.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Daawo Sawirka Komishanka oo Dhan More

Madaxweyne Rayaale oo u Magacaabay Mudane Cismaan Sh. Cabdi Sh. Maxamed Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha

cisman Madaxweynaha JSL  Mudane Daahir Rayaale Kaahin isagoo tixraacaya qodobka 90aad ee dastuurka Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana tixgalinaaya ahmiyada weyn ee Wasaaradda Macdanta iyo Biyuhu ay u leedahay dhismaha Qaranka, waxa uu u magacaabay Mudane Cismaan Sh. Cabdi Sh. Maxamed in uu noqdo wasiirka cusub ee wasaaraddaasi. More

Qorshaha Waxqabadka Ee Xisbiga Ucid (Ucid Party Political Platform) 2010.

Muwaadin waxa aannu halkan kuugu soo gudbineynaa lifaaq (Attachment) ku saabsan Barnaamijka-waxqabad ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, UCID (UICD Political Platform, 2010) ku hagi doono dalka JSL, InshaAllah, haddii aannu tallada ku guulaysano. Muwaadin waxa aannu kuugu soo dirney Barnaamijkayagan, si haddii aad codkaaga xisbiga UCID siiso aad u ogaato, tallana ugu yeelato Barnaamijkan anagoo diyaar u ah wixii tallo iyo tusaale ah ee aad na siineyso. Xisbiga UCID wuxuu rumeysan yahay tallo wadaag in lagu gaadhi karo horumar loo dhan yahay.

Al Qaeda Looking To Yemen As Next Base

WASHINGTON (Boston Globe) - As the United States steps up the hunt for Al Qaeda in Afghanistan and Pakistan, some of the terrorist network’s veteran operatives are leaving the region and flocking to Yemen, where an escalating civil war is turning the nearly lawless Arab nation into an attractive alternative as a base of operations, according to US and foreign government officials. Citing intelligence reports and intercepted communications, officials said they believe dozens of battle-hardened followers of Osama bin Laden have recently traveled to Saudi Arabia’s poor southern neighbor, joining other Al Qaeda sympathizers there who are attempting to make the remote mountainous province of Ma’rib, west of the capital of Sana, a new sanctuary.

More

Xagay Isaga Egyihiin Kulmiye iyo Al-shabaab.

Xisbiga Kulmiye: Hadii aad nala jirto waxaad tahay mujaahid,  haddii aad naga jirtona waxaad tahay Faqash xitaa haddii aad tahay Cali Gurey, Cabdiraxmaan Aw Cali, Ibraahim Dhagaweyne iyo Axmed Mire.

Alshabaab: Haddii aad nala jirto waxaad tahay Mujaahid haddii aad naga jirtona waxaad tahay Murtad.

More

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Axsaabta Mucaaridka Ku Eedeeyey Inay Dhaqan Ka Dhigteen Inay Dafiraan Waxyaalaha Qaranka U Qabsoomay

“Maxjarka Berbera Wuxuu ku Hirgalay Dedaalka Xukuumadda, Wax Lacag ah oo Laga Cunayna Ma Jirto. ”Axsaabta Mucaaridku Waxay Dhaqan Ka Dhigteen Inay Dafiraan Wixi U Qabsoomay Qaranka” Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr Idiris Ibraahin Cabdi.

wasiirka-xananada-xoolaha1 Hargeysa - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane Dr Idiris Ibraahim Cabdi, ayaa maanta  jawaab kulul ka bixiyey hadal dhawaan  ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye,  axmed maxamed maxamud siilanyo oo sheegay in dhaqaale badan oo kasoo baxay maxjarka caafimaadka ee berbera la lunsaday taas oo uu wasiirku sheegay inanay jirin waxa dhaqaale ah oo lagu tagri falay balse uu sheegay dadaal badan oo ay xukuumadu samaysay lagu hirgaliyey dhismaha maxjarka iyo sidii xoolaha Somaliland loogu furi lahaa dakadaha dalka sucudi Arabia. sheegayay  in la lunsaday dhaqaalihii Maxjarka Berbera ka soo baxay.

More

Wasaarada Maaliyada Si Kulul u Beenisay Eedaymo Maxamed Xaashi Madaxweynaha U jeediyay

“Waxaan Maxamed Xaashi ka Codsanaynaa Inuu Ka Waantoobo Kana Xishoodo Hadalada aan jirin ee uu Ummadda la hortaagan yahay.” Wasiir ku xigeenka Maaliyada

wasiir-ku-xigeenka-maaliyada-somaliland-small Hargeysa (Harowo) - Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa si kulul u beenisay war uu wasiirkii hore ee Ganacsiga Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ku qoray wargeyska Jamhuuriya, kaas oo uu ku sheegay in lacagta cashuurta ee ka soo xeroota, xoolaha iyo shidaalka uu madaxweynuhu qaato, qasnada dowladana aanay ku dhicin, waa sida uu Maxamed Xaashi ku andacoodaye.

More

December 12, 2009

Africa is Getting a Better Deal From Beijing

Ethiopia’s Meles Zenawi is skillful at playing on Western psychology. He stands out among his African counterparts. When Washington looks set to warn the tyrant in control of Africa’s most impoverished nation, he immediately sends out a message that has to do with Beijing. It is like saying “If you don’t hug me, I’d like Beijing to own me!” That’s why his audacity took him to the extent of blaming the West for Africa’s economic woes, and said the key to Africa’s recovery is China. Fragmented Ethiopians, unless united around emerging nationwide opposition like Medrek, should expect several years of mercenary rule.

More

Experts: Somali Islamists Improving Tactics, Bombs!

NAIROBI (Associted Press) - Kenya — Somali Islamist insurgents have imported terrorist tactics and technology used with deadly results in Iraq and Afghanistan, threatening the African country’s beleaguered government and causing alarm as far as Washington. Somali fighters over the past two years have gone from simply throwing grenades into crowded rooms to building advanced remote-controlled bombs. Analysts fear that the transfer of tactics and technology may strengthen ties between Somali Islamists and al-Qaida.

More

December 11, 2009

Aduunyada Nin Noolow Maxaa Aragti Kuu Laaban

Dhamaan waan ini salaamayaa Reer Awdal iyo Salal meelkastoo ay aduunka ka joogaanba salaanta markaan ka gudbo oon usoo dago waxa igu kalifey inaan ciwaanka ADUUNYADA NIN NOOLOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN.

Maalin dhaweyd ninka isbarbar dhigey Badhasaabka Awdal ee hada iyo Subeer Cabdi Kariin Boodhle, waxan u kala garanwaayey inuu maran yahey, inuu mirqaansanaa iyo in  yara cabasanaa markuu waxqoraayey. Hadaad xitaa been inad sheegto u badheedho tukaa socota ayaa la keenaa ninkaasi, laakiin sumcadii Saylac.com meel buu kaga dhacey. Waxa kaliya ee la gudbooni waxa weeyi inuu ka waantoobo wararka nuucaasa ee dhibaato iyo magacxumo isaga usoo jiidaay.

More

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Bahda Harowo.com waxay tacsi tiiraanyole u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Amina Jama Ali (Geele), oo ku geeyootay magaalada Jabuuti. Waxan si gaar ah u tacsiyadaynaa walaalkeed Cali Jaamac Cali (Cali Geele), oo degan maagalada Ottawa ee dalka Canada. Waxaan Marxuumadda Ilay uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo inaga samir iyo iimaan inaga siiyo. Aaamiin - Aamiin - Aamiin.

“Odeyga Siilaanyo Waa Hasha Geela Cuntee Cabaada, Inuu Doorasho Galena Diyaar Uma Aha, Beryahan Dambena Odeyga Hadaladiisu Way Is Masaxayaan” Cismaan Hindi

cismaan-hindi Hargeysa - Guddoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga talada haya ee UDUB, Cismaan C/laahi Cigaal “Cismaan Hindi”, ayaa guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, Axmed Siilaanyo, si weyn ugu eedeeyay in uu kaambeyn siyaasadeed ka dhigtay hadalo hore uu ugu jeediyay xisbigooda kuna tilmaamay in kiiskaasi uu maxkamadda ku jiro, isagoo intaa ku daray in hogaanka Kulmiye aanu weligii meel fagaare ah ka cambaareyn ururka Al-Shabaab. Guddoomiye Cismaan Hindi oo xalay wargeyska Haatuf nagu soo booqday isla markaana jawaab ka bixiyay hadalo uu guddoomiyaha Kulmiye doraad kaga soo qaaday xaflad Kulmiye u qabtay dadweyne ku soo biiray, ayaa isaga oo Cismaan Hindi ka hadlaya arrinkaasi waxa uu yidhi:

More

Waa Gaf Hadalkaa Foosha Xun Leh ee ay Saylac.com Kula Dul Kufeen Badhasaabka Gobolka Awdal.

Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan akhristayaasha sharafta leh iyo website kasta oo jecel isku soo dhawaanshiyaha bulshada reer Awdal ee u ooman harumar ay ku liibaanaan, intaas ka dib waxaan maanta qalinka u qaatey oo igu kaliiftey markii aan salyac.com ku arkey war aan sal iyo raad toona ku laheyn maamulka ka jira gobolka Awdal, oo ay ku sheegeen in uu la mid yahay kuu jirey wakhtigii siyaad Bare, kaas oo uu hogaamiye ka ahaa nin lagu magacaabi jirey subeer. Horta subeer wuxuu ahaa nin ajanabi ah oo xukun milatari oo aan laga raali aheyn ku joogey gobolka Awdal, kan maanta jooga waa Maxamuud C/laahi Cige (Cirro oo), waa nin muwaadin ah oo ka taliya dhulkiisa hooyo, wuxuuna ku jooga xukun damuquraadiyadeed oo xalaal ah, badhasaabka Maxamuud Ciro waa aqoonyahan iyo macalin ku takhasusey xukunka wanaagsan iyo nidaam loo siman yahay iyo wada noolaansho xoriyad ku dhisan.

More

Parent’s Dilemma: A Child With Ties To Terrorism

WASHINGTON (Associated Press.) — It’s a dilemma no parent wants to face — fearing a son or daughter may be mixed up in terrorism, wondering whether to turn in a loved one. It was Washington-area parents who helped authorities find the young American Muslims arrested in Pakistan this week and parents in Minnesota who contacted the FBI last year with fears that their sons had gone off to Somalia to fight. In other cases, parents and other relatives have been in denial about a child’s activities, or worse, perhaps even played a role in turning them toward violent extremism or crime. The five American men taken into custody in Pakistan this week were hardly children. They ranged in age from 19 to 25. One was a dental student at Howard University.

More

For Africans Seeking Asylum in Israel, Dangers Abound

Eritrean Yirgalam Beyene’s tired eyes swell with tears as she recalls the day her son was killed. One night in April 2008, Beyene found herself lying in the cold sand of Egypt’s vast Sinai desert, nervously eyeing the barbed-wired fence that separated her from her destination: Israel. Only a few hundred meters away, the fence along the border was low enough to jump. But Beyene, who was there with her three children and a group of some 20 asylum seekers from Eritrea, Darfur and South Sudan, knew that before they reached the other side they would have to get past the armed Egyptian border police.

More

Tororogta mucaaridku waxay ina faraysaa war aan jirin, laakiin xaqiiqdu waxay tahay su’aasha ah: Miyaanay ogayn labdan (2) madaxweyne ee hore C/raxmaan iyo Cigaal waxaydin ku sheegaysaan Rayaale?

Sida inta badan looga bartay nolosha bini’aadmiga waxuu qofku ku sifoobaa hadba raadka uu ku leeyay Bulshada uu ku dhex nool yahay ama xil ha hayo ama yaanu haynin. Waxa qofka qiimaha u  yeelaa waa xarakaatkiisa iyo ficilkiisa uu la wadaago bulshada uu lanoolyahay. intaas hadaan ka gudb, aan idiinsoo tabiyo xog u baahan inaan idin xasuusiyo dhamaan Akhristayaasha muwaadiniinta ah, Xogtan oo ah mid aad ka duuli karto wakhtiga doorashada hadii ilaahay yidhaa.

More

Somaliland Oo Laga Wada Xusay Maalinta Xuquuqda Aadamaha Iyo Cidhibtirka Musuqmaasuqa

xuska-wasiirada-iyo-xaflada-small Hargeysa (Harowo) - Wasiiradda Wasaarada Qoyska iyo arimaha bulshadda iyo Cadaalada Md. Axmed Xasan Cali (Casoowe) iyo Marwo Faadumo Suudi Xasan, ayaa maanta ka qeyb galay laba munaasibadood oo is huwan oo ku saabsan xuska caalamiga ah ee maalinta xuquuqul insaanka iyo dhamaystirka tacadiyada ka dhanka ah Haweenka, oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Wasiirka Qoyska Marwo Faadumo Suudi Xasan, oo xafladaasi ka hadshay ayaa sheegtay in xukuumada Somaliland ay ka go’an tahay dhawrista xuquuqul insaanka iyo sidii loo xakamayn lahaa tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo qeybaha nugul ee bulshada.

More

Login