December 28, 2011

Talo Ku Socota Beelaha Habar Cafaan/Maxaad Case Iyo Dhaliil

Qoraalkani wuxu ku socdaa waayeelka is yeelyeelaya ee xaqiiqda indhaha ka lalinaya. Waxan ognahay niman salaadiin isku sheegay oo reeraha maanta cabanaya afkoda ku hadlaya oo habeen iyo dhararba baahinayay wax bulshada kala gaynaya. Shirarka taxanaha ah ee ay Camuud Unver iclaamisay waxa lagu dhayayaa dhaawacyadii midnimadii iyo wadajirkii Gadbursiga ugaysteen, Qabyaaladii iyo qudhunkii ay umada ku kala ay t qoqobeen.

More

“Habar Cafaan Waa Hadhka Jibriir Yoonis, ee Yaan Laga Xaan-qaadan”. Hoos Ka Akhri Taariikhda Dheer ee ay Isla Soo Wada Mareen Labada Beelood ee J/yoonis iyo H/Cafaan H

Qofka iyo Hadhkiisu meelna kuma kala hadhaan inta uu noolyahay. Reeraha H/cafaan la baxay meel aan Jyonis joogin lagama helo. Waa suura-gal in reer ama labo ay cidkale marti galisay sida Jibracinka oo kale. J/yonis wuxu ahaa reerkii H/cafaan marti galiyay markii Samaroonka kale iska soo wada caymadiyeen. Odayadii Jibriir Yonis ee wakhtigaa joogay soo dhaweynta H/cafaan dano gaaray ka lahaayeen. Danta ay ka lahaayeeni waxay ahayd ta guurka. Wakhtigaa gabdhaha geel badan baa laga bixin jirey.

More

Faallo: Yaa Ka Dambeeya Ololaha Loogu Jiro in Magac Loo Bixiyo Jidka Boorama-Dilla?

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey ku soo kordhay masraxa warbaahinta qaarkood olole loogu jiro in magac loogu bixiyo jidka isku xidha Boorama iyo dilla ee ay  hawlaheeda gacanta ku hayso hay’da horumarinta wadooyinka ee Gobolada Awdal iyo Salal ee magacaheeda loo soo gaabiyo(ASARDA ).

More

Cabdiraxmaan Saylici Iyo Tiro Wasiiro ah oo Gebilay U Tegay Sasabe iyo Raali Gelin Beesha Jibriil Abokor.

Boorama (Harowo) - Magaalada Gebilay, ayaa shalay iyo doraadba waxa kusoo qulqulayey tiro badan oo wasiirada soomaaliland, oo uu ku jiro ninkii la lahaa wuu xidhnayhay ee Abiib Diiriye (Timo Cade), kuwaasoo uu horkacayey madaxweyne kuxigeenka soomaaliland,

More

A. Barkhadle (Waraabe-cadde), oo Ceebihii Cumar Cabdi Lugweyne ee Afka Laga Dhawrayay Badka Soo Dhigay!

Cumar markuu macalinka ahaa waxaa xidhay dawladdii siyaasad Barre oo u xirtay, fal dambiyeed u ka galay gabadh yar oo macalin ugu ahaa dugsiga sare ee hawl wadaag ee xamar, hakaasu maamule ka ahaa isagu.

More

Fadlan Ku Caawi Wixii Karaan kaaga ah Eheladii Dadkii Lagu Xasuuqay Seemaal

Yaa Ka Dambeeya Cayda Prof. Xaamud Aw Cali Maasheeye?

Waxa baryahan dambe sii badanaaya been abuurka iyo cayda ay wadaan shabakada qabiileedka saylicipress.net. Shabakadaas oo mardhawayd wax ka sheegtay Wasiiru dawlaha

More

Sow Ma Haboona Jidka Dila Iyo Borama U dhexeeya In Loogu Magac daro Xaaji Ibraahim Nuur?

 Xaaji Ibraahim Nuur wuxu ahaa nin ku suntan magaca Somaliland. Wuxu ka mid ahaa sadexdii xubnood ee 1960kii gumaystihii ingiriiksa ka saxeexay madaxbanaanida somaliland.

More

December 27, 2011

In Somaliland Even A Suspected Criminal Can be Rewarded for a Cabinet Post

The demonstration against Siilanyo Government that took place in Gabiley on Friday came after  the visit of the Minister of Foreign Affairs in Gabiley. The press release he made on those arrested for the criminal case of Seemaal triggered this demonstration.

More

Cumar Cabdi Lugweyne Taariikhdiisa Isagaa Qoray, Cid Kale oo Qortana Uma Baahna

Maalmahan dambe waxa shabakaha Harowo.com iyo Quluject laga hadlay Taariikhddii Cumar Cabd, Arrintani muran uma maahna, waayo somalidu waxay tidhaa “ WAR DHAFOOR BUU KU YAALLAA”.

More

Kooxaha Fanka ee G/Awdal, oo Xukuumada Siilaanyo Ku Wargeliyay Inay Somalia Iyo Awdal State u Heesi Doonaan Hadii Dulmiga Laga Dayn Waayo.

Boorama (Harowo) - kooxahah fanka ee gobolka awdal ayaa xukuumadda siilaanyo ka dalbaday in la siiyo xuquuq la mid ah xuquuqda fanaaniinta kale ee Hargeysa joogta ,hadii kale ay xuquuqdooda ka raadsan doonaan soomaaliya iyo meelo kale.

More

Faallo: Ragii Reer Nuur, Ma Tanaa U Dambaysay….?

Reer Nuur wuxuu ahaa rag ilaa qarniyo soo dagaalama oo aan cadowgu si dhayal ah ugu soo dhicin. Wuxuu ahaa Rag dagaalka dhinacooga laga soo galin oo qorigu u yahay barkin had iyo jeerna diyaar u ah difaaca dhulkooda iyo dadkooga.

More

Ogaysiis: Shir Laga Hadlayo Dilkii Seemaal oo Dalka Holand Ka Dhacaya

Waxaa dhamaan bulshawaynta Gadabuursi Ee Dalka Holland la ogaysiinayaa in la qaban doono shir lagaga hadlayo dhacdadii sameel iyo caawinta barakacayaasha kasoo barakacay degaanka

More

December 26, 2011

Tusaale Ku Socda Dhawaan Xoroowga Shawakhsan ee Xafladaha Lagu Mashquuliyay Inta Lacagaha la Kala Qaybsanayo

Fiidiyowgan Waxan u Hibaynay Maxaad Casaha iyo Habar Cafaanta Xiiqsan ee Xafladaha u Dhigayana Xasuuqa Dadkooda, Gudoomiyaha Jaamicada Camuud iyo Waxmo Garatada uu Ray Huteel Shaaha Ugu Shushubayay, Wasiir ku Sheegayada ka Ganacsada Dhiiga Dadkooda iyo Koofiyad Bacleyaasha Biilka ka qaata Hargeysa iyo Jabuuti.

Abiib Timacade, oo la Saadaalinayo in Xukuumada Siilaanyo Wasiir U Magacowdo…..!

Waaheen -  Hadal haynta ugu badan shalay, ayaa ahayd su’aal ay dadweynuhu iska weydiinayeen socdaalkii Madaxweyne ku-xigeenka, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda ahi ay ku tageen Gabilay ee ay ku furayeen dhismayaasha

More

Labo Dabran Iyo Labo Darban - By Suxufi Abroone

Bulsho waxa ay Hormartaa marka ay ku Sifoowdo Dareen Wadaninimo iyo Lexejeclo ay Kaqabto Wadankeeda kaas oo Keenaya in ay Marnaba Bulshadaasi u Ogalaan Wadanka  ama Deegaanka ay ku Nooshahay Hagardaama, Dibindaabyo iyo wax kasta oo Dhib ku keeni kara Aayaha Bulshada.

More

Maxamadow (Wasiirka Arimaha Dibada) Amuurtu Sidaad U Haysto Maaha!

Horta waa wax dhaca in uu difaaco ama amaano nin wasiirihi dawlada uu ka tirsan yahay, laakiin waxa la yaab iyo dhaqan cusub oo uguba ah, in rag ka tirsan dawladan Siilaanyo aad moodo in ay qol-madow oo dunida ka xidhan inay ku noolaayeen labaatankii sano ee wadanka

More

Login