Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaqa Ayaa si cad ugu xagliyay dhinac ka mid ah labada dhinac ee isku khilaafsan Deegaanka Ceelbardaale ka dib markii uu mawqifkiisa ku cadeeyay labo waraysi oo uu midna shalay siiyay Joornaalka Haatuf
More
It has been twenty years since the Somaliland Government Institutions and Political Parties were put in place. Most of the Somalilanders are ignorant about the facts behind the curtain. Somalilanders are not aware of how the domination prevailing in Somaliland came into being. Some of us who knew the danger of dividing power by the number of regions and not by population but chosen peace over argument and war are not now surprised the complete domination. We knew this has been forthcoming.
More
Wararka ka imanaaya Magaalada seylac ayaa waxay sheegayaaan in Taliyaha Ciidanka Badda ee Seylac iyo Lughaya ay bilihii u dambeeyay ku hawlanaayeen shirar ay kula Jiraan Beesha
More
Aniga oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee UK waxaan u arkaa in dhamaan Gudiyada kala duwan ee Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin in Muddo ah ku mashquulsanaa Dhisitaankoodu ay
More
Dawlad goboleedka Awdal State ayaa ka heshay taageero buuxda dhamaan dadka u dhashay Awdal ilaa Maroodi Jeex Hargeysa, taasi oo dadkaasi muujiyeen in ay kusoo dhawaadaan dhulkooda iyo ciidooda si loo dhiso dawlad adag oo ku dhisan sinaan iyo cadaalad.
More
Iyada oo Aan Ragii Ka Dambeeyay Xasuuqii Seenaal Weli Midna Loo Soo Qaban, Ayuu Xil. Axmed Barkhad Obiiye Si Diciifnimo Ka Muuqato Xukuumada Bilaa Naxariista ah Uga Dalbaday In Baadhitaan Kale Lagu Sameeyo Ragii Doraad Ukaska Loogu Dhaawacay Degaanka Buqdhada. Waraysigan Waxa Qaaday Waaheen Radio.
Hargeysa - Wararka aanu ka helayno dhaqdhaqaaqyadii ugu danbeeyay ee ay Xukuumaddu kaga Arrinsanaysay waxa ay ka yeelayso Siyaasiyiinta Duhur cad badhtamaha Taleex ku qabanaysa Shir ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland ayaa Daah-furaysa in Golaha
More
Waxay ka yimaadeen guryahoodii. Waxay soo qaateen sahaydoodii. Waxay soo mareen cir iyo dhul. Waxay soo gaadheen xaruntoodii. Waxay dugsanayaan taariikhdoodii. SSC, shacab iyo madax, waxay maanta gabran yihiin duleedada xarunta taariikhiga ah ee Taleex. Waxayna marti u yihiin talo, midnimo iyo xornimo.
More
Taking advantage of Somalia’s misfortune and dismemberment, the sessionist enclave of “somaliland” has been constantly preaching to its tribesmen ( Isaaq) and pandering to the Iternational Community prepostrous and fabricated statements about their wishful, “soon-coming” recognition and “state”.
More
Maqaalkii hore ee “ Mahadhin la isyidhaahdaa” waxan ka hadalay meesha cidlada ah ee Gadabuursigu hogaanaayo ee waxan jirin ay ka raadinayaan. Waxan soo qaadanay halka u Gadabuursigu ka jiro sami qaybsiga Xukuumada, Guurtida, Baarlamanka, iyo safaaradaha.
More