Gold prices have been rising sharply, breaching the 1,000 dollar barrier and in recent weeks rising towards 1,200 dollars an ounce and above. Today’s “gold bugs” argue that the price could top 2,000 dollars. But the recent price surge looks suspiciously like a bubble, with the increase only partly justified by economic fundamentals. Gold prices rise sharply only in two situations: when inflation is high and rising, gold becomes a hedge against inflation, and when there is a risk of a near depression and investors fear for the security of their bank deposits. In both cases, gold becomes a safe haven.
More
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md. C/laahi Ismaaciil Cali (Ciro) ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii wafdiga baarlamaanka dalka Kenya ka socday loogu soo dhaweeyay magaalada Laas-caanood oo ay maanta wafdigaasi booqdeen subaxnimadkii mudo saacado ahna ay ku sugnaayeen. Wasiirka oo si gaar ah uga hadlay soo dhawayntii iyo xaaladii ay magaalada Laas-caanood kala kulmeen ayaa ku tilmaamay mid si nabdoon oo qurux badan u dhacay, isagoo xusay in dadka Laas-caanood ku dhaqani aanay yar iyo wayn u kala hadhin soo dhawaynta wafdiga uu hogaaminayay gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin, hadaba hadalkii wasiirka hoos ka dhegayso.
INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN: Waa Wado xaq ah oo aynu wada marayno nafina maalinteeda dhaafi mayso. Waxay dhamaan jaaliyada balaadhan ee Reer Somaliland ee ku nool Dalka Qatar, Sheekhal Somalka Jaaliyada Somaliland Sheekh Mooge iyo Anigoo ku hadlaaya magaca iyo maamuuska Gudida Miisaaman ee UDUB QATAR iku duubni waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Walaalkayo Cismaan Claahi Cigaal”Cismaan Hindi” Gudoomiya Qaran ee Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbiga UDUB waxaanu ka tacsiyadaynaynaa Geerida Xaqa ah ee ku timi walaalkii Xasan Claahi Cigaal oo ku geeriyooday wadanka Denmark.
More
Hargeysa (Harowo) - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo Tv-ga Qaranku wax ka waydiiyay sida uu madaxweyne ahaan u arko wafdiga Baarlamaanka Kenya, ayaa sheegay inay yihiin xubno ku culus dalka, walaalna la ah Somaliland isaga Madaxweyne ahaana uu si gaar ah isaga xilsaarayo, maamuuskooda. Hadaba hadaladii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin oo isagu ah hogaamiyaha wafdiga isla markaana magacooda ku hadlayay hoos ka dhegayso.
Hargeysa (Harowo) - Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Maroodi-jeex Md. Maxamed Cabdi Daa’uud ayaa waraysi gaar ah oo uu warbaahinta dawladda siiyay maanta, kaga hadlay arimaha nabad galyada, dimuqraadiyada, horumarka iyo u hogaansamida sharciga, gaar ahaan qabka u qorshaysayn in ka gudoomiye ahaan uu u hawl galo. Gudoomiyaha oo si kooban uga hadlayay Badhasaab iyo waxa uu qabto asal ahaan meesha magacu ka soo jeedo iyo waxyaabaha sharcigu awood u siiyay, ayaa sheegay in gudoomiyaha gobolku yahay biriish isku xidha maamulka iyo degaanka, gaar ahaan dawlada dhexe iyo dawladaha hoose, wakiilka madaxweynaha ee gobolkana yahay. Hadaba waraysigaa Gudoomiyaha oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, Waxa uu Dhambaal Tacsi ah u dirayaa, Gudoomiyaha Ololaha Doorashooyinka Xisbiga UDUB Cismaan Cabdillaahi Cigaal, isagoo ka tacsiyadeeyay Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkii Xasan Cabdillaahi Cigaal oo xalay ku geeriyooday Dalka Denmark. Madaxweynuhu, Waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka Waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxyna samir iyo iimaan ka siiyo.
More
Boorama (Harowo) - Wafdigii uu horkacayey guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Kiiniya oo maanta booqasho ku yimi magaalada Boorama ayaa si diirran loogusoo dhaweeyey. Soo dhaweynta wafdigan ee magaalada Boorama oo ay horkacayeen badhsaabka G/Awdal Maxamuud Sh. C/kaahi Cige, Maayarka Boorama, Taliyaha ciidanka amniga iyo dadweyne farabadan ayaa markii ay soo gaadheen Boorama markiiba u dhaafay dhinaca jaamacadda Cammuud, halkaasoo ay kusoo dhaweeyeen guddoomiyaha jaamacadda Cammuud ,Prof.saleemaan axmed Guuleed ,ardayda iyo macallimiinta jaamacadda.
More
Haddii aan u daadego dulucda maqaalkaygan waxan rabaa inaan dhawr arrimood ka hadlo, kuwaasi oo ay ka mid yihiin. 1. Maxaa keenay wakhtigan inay salaadiinteenu tegaan Saylac? 2. Rayaale ma iibi karaa jasiiradaha Sacaadadiin iyo Ceebaad? 3. Ma la odhan karaa salaadiinteenu waxay ku baraarugeen keenista Ugaaska Ciisaha ee la sheegay in lagu boqrayo Saylac?
Su’aalahaasi iyo kuwo kale oo badan, ayaa u baahan inaan ka jawaabno ama aan u helno xal, laakiin maaha inaan madaxdeena ceeb iyo doqoniimo aan ku dhaleecayno. Marka hore haddii aan ka hadalno su’aasha kowaad, fikir ahaan anigu waxan is leehay salaadiintu waxay metalaan bulshowynta reer Awdal, waxay mudan yihiin sharaf iyo karaamo, laakiin waxa haboon inay ka fiirsadataan talaadaba ay qaadayaan, waayo Saylac waa degaan Samaroon, haddii ay sidaaasi tahay mxaa maanta keenay inay salaadiintu tegaan Saylac oo ay u tegi waayeen wakhtiyo kale?
More
There is news that Abdul Malik al Houthi, the commander of the Huthi rebels, has been transferred from Yemen to Eritrea to receive medical treatment after being wounded by shelling. Some say he died, some say he is receiving treatment whilst others deny the entire issue altogether. The death of the most prominent field commander Abdul Malik al Huthi would not represent the end of the issue as he would be replaced by another. Despite the importance of such a blow to the Huthi rebel group, it is still an inadequate strike if not followed by a comprehensive solution whereby the military aspect only serves as part of the solution and not the whole of it.
More
Hargeysa (Harowo) - Madaxwaynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay in uu marti qaad rasmi ah ka helay boqortooyada Sucuudi Arabiya, waxaana la filayaa in uu booqashadiisii ugu horaysay ku tago dalkaasi todobaadkan. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka boqortooyada Sucuudiga marti qaadka ay boqortooyadu u fidisay waxaa ka shaqeeyay wafti wasiiro ah oo ku sugan dalka Sucuudiga oo ka kooban ama kala ah Wasiirrada Madaxtooyada, Diinta iyo Awqaafta iyo Duulista iyo Hawada, oo gudashadii waajibaadka xajka u tagay dalka Sucuudiga, waxaana ku taageeray Ganacsadaha Carbeed ee Aljaabiri oo isagu suuro geliyay in xoolaha Somaliland ay tagaan dalkaas.
More
Hargeysa (Harowo)
- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin Ayaa caawa Qasriga madaxtooyada Sooryo Casho ugu sameeyay wafdigii ka socday baarlamaanka Kenya ee uu hogaaminayay gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka dalkaas Md. Faarax Macalin. Sooryadan casho oo Madaxweynaha iyo wafdiga Baarlamaanka Kenya isku waraysteen waxa arimihii ay ka wada hadleen lagu sheegay Warsaxaafadeed uu caawa soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md. Siciid Cadaani Moogge, kaas oo uu si faah faahsan ugaga waramay waxyaabihii lagaga hadlay martiqaadka casho sharafta ahaa ee uu Madaxweynaha
More
Markasta oo ay dhibaato ama caqabado la soo darsaan dadka reer Awdal waxay indhaha ku jeediyaan Salaadiintooda iyo madax dhaqameedyadooda, iyaga oo filaya in ay ka helaan jawaabaha ay markaa rabaan oo ah sidii wax looga qaban lahaa arimaha markaa taagan. Waxayna dhagaha u taagaan hadalkasta oo ka soo baxa afka salaadiintooda, iyaga oo dadku markaa filaya in salaadiinta uu ka soo baxao war farxadleh oo muujinaya in ay reer Awdal ka guulaysteen cidii ay markaa is hayeen.
More
Dhamaan dadkani oo kala jooga dunida dacaladeeda waxey hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaan arooska Mudane Abdikariim Jaamac Aleel iyo Marwo Hibaaq Mohamed Yuusuf oo ka dhacey dalka Holland gaar ahaan magaalada Den haag waxaaney leeyihiin noqda qoyskii isu waara ubad kheyr qaba kala hela aamiin aamiin aamiin. dadka Hambalyada diraya waxaa ka mid ah:
More
Dhamaan dadka Hoos ku qorani Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka Boqorka Cumar Macalin Abubakar iyo Boqorada Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December Hotel Rays magalada Boorama Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah :
Hooyo Cibaado Axmed Samaale
More
Oh Mama Africa, why do you forsake me?
Years ago I escaped from the wrath of war,
Not blaming you, but still under your eyeful watch.
Open wounds and wasted souls that I saw
Relentless fear persuaded me to flee.
Not knowing where to go, I hastened to follow the crowd.
Dodging bullets and bazookas, More
“Waxaan idin kula talinayaa inaad nabad galyada ilaashataan, hadalada reer Galbeedkana aydaan maqal, xukunka iyo doorashada si nabad ah lagu doono.” Faarax Macalin
Hargeysa (Harowo) - Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya Md. Faarax Macalin ayaa maanta khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka hor akhriyay Fadhi wada jir ay u yeesheen labada gole baarlmaan ee Somaliland (Guurtida iyo Wakiilada).
Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin waxa uu khudbadiisa oo Ingiriisi iyo Somaliba uu ku akhriyay uu kaga hadlay nabad galyada iyo horumarka Somaliland ku talaabsatay, iyo dhibaatada ka jirta Somaliya, waxaanu sheegay inay sharaf taasi u tahay dadka afka Somaliga ku hadla, waxa uu si wayn ugu dardaarmay in nabad galyada la ilaashado, dalalka dibadahana aan warkooda la maqal, xukunka iyo doorahsooyinkana si nabad galyo ah lagu doono. Khudbadi Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya, gudoomiye ku xigeenka guurtida Somaliland iyo Xaaji Cabdi Waraabe hoos ka dhegayso.
Farriintan aan dulucda uga dhigay ISQARXINTA, oo aan baroor diiq uga dhigayo dadkii ku geeriyooday masiibooyinkii ka dhacday Baladweyne iyo Hotel Shamow ee sannadkan….oo noqday kuwo lagu xasuusan doono sannadkan dhammaanaya ee 2009ka, isla markaana reebtay ma-hadho la xasuusan doono muddo dheer, ayaan marka hore tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen biri-mageydadii cadowga ummadda Somaliyeed ee lahaa ubaxa waxbartay macallimiintii iyo waxgaradkii kale ee uu cadowgu la beegsaday goobihii lagu malgay….
More
Intaanad maqaalkan akhriyin Guji halkan: http://www.waryatv.com/read/article/3065
Waa kuma xubinta 4-raad? Waa Suxufi Xasan Siciid Yuusuf
Salaan aad u qiimo badan iga hanta ugu horayn ASALAAMU CALAYKUM. Hadalada siyaasadeed (Political Speeches) iyo borabagandhada siyaasada (Political Propaganda) waxa inta badan ku jira tuhun laga yaabo inaanu run ahayn laakiinse mar mar ayay timaadaa Runtii oo laf iyo jiidh leh. Xiligii lasoo dhisayay Gudidan iminka jirta ee More