January 10, 2012

Nin Reer Awdal ah oo Xalay Si Badheedha ah Loogu Toogtay Magaalada Hargeysa

Boorama (Harowo) - Allaha u naxariistee waxaa xalay lagu dilay magaalada Hargaysa Marxuum  Maxamuud Cali Ismaaciil (Fool), oo  ahaa dirawal wada baabuurta rashinka ka soo qaada Dekeda Berbera, keenana magalada Boorama.

More

Ismaaciil Buubaa oo Sheegay Waxa La Gaadhay Xiligii Lagu Kala Dareeri Lahaa Somaliland!

Get Flash to see this player.

Faallo: Sidee Ayay Urada Siyaasadda ee Cusubi, Uga Hawlgalayaan Boorama, Sidayse Ugu Kala Teegeero Badan Yihiin?

Boorama (Harowo) - Ururada siaasadda somaaliland, sida isdabajoogga ahna bishii hore loogaga dhawaaqayey caasimadda Hargeysa, ayaa in yar uuni ururadaasi kasoo gaadhay Boorana ama madaxdoodu xafiisyo Boorama uga fureen ururadaasi.

More

Iyamaa Gar leh Labad Garab Ee UDUB?

Asalaamu Calaykum: Waxaa ayaamahanba aynu la soconay in UDUB u kala jabtay laba garab oo kala taageersan labada murashax ee Cali warancadde iyo jamaal. Markaa marka aynu eego

More

Jawaab: Baaq Ku Socta Bulshoweynta Awdal, Selel iyo Gebiley

ASC marka waxaan halkan kasalaamaya maamula yaasha harowo.com waxaan leehay sanad wacan oo wanaagsan meel walba oo aad joogtaa dhamantiinba walalyaal. Marka xiga waxaa

More

January 9, 2012

Dhegeyso Shirgudoonka Hagaya Shirka Khaatumo 2 ee Teleex Ka Socda Dr. Cali Ciise Cabdi, oo Iclaamiyay Qaabka uu Shirku U Socon Doono Laga Bilaabo Maanta.

Get Flash to see this player.

Dhegeyso Khubadbad Taariikhi ah oo uu Hogaamiyaha Jabhada SSC, Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye), Ka jeediyay Shirka Beesha Dhulbahante Uga Socda Magaalada Taleex.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Caaqil Ismaaciil Xirsi (Sabeele), Kana Mid ah Beesha Gabooye oo Waano Dhaxal Gal ah u Jeediyay Ergooyinka Dhulbahante ee Ku Shiraya Taleex.

Get Flash to see this player.

Historical Town Establishes New Somali Regional Autonomyl

Taleh (Sunatimes) In this week, the sentiment of the Somali people and the international community fleeted look at the historical city called Taleh which is expected to announce a wide autonomy region and it seems that will rename DARWIISH STATE OF SOMALIA.

More

ONLF Inside Somali State of Ethiopia.

The creation of Somali State of Ethiopia coincided with the collapse of “Somalia”  during 1990’s, after liberation of Ethiopia. The vain theory of “Greater Somalia” was adopted in “Somalia” by one-tribe administration in Mogadishu led the corrupted Siyad Barre’s regime.

More

Indheer Garad Miyuu Iishay……???

“Docda Aad Eegtaba Docda Kale Ka Daran, Dhana Inooma Fiyooba Dadow”

Garbo-Dadar-Awdalstate.com-Reer Awdal State Waxaa u Dumay Habeen Madow. Waxaa loo Gudbay Marxalad kale oo ka Mid ah Dhawr Xaaladood oo Halista iyo Foolxumada kala Daran. Waxaa la Taagan yahay Bartii ay cadawgu Weligood ku Taamayeen. Ciidammada Jamhada

More

Digniin Ku Socota Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Dahir Rayale Kahin.

Dhawaan sida aan ka warqabno waxaa labo garab u kala jabay xisbigii UDUB oo saylada suuqa Waaheen la isku baayacaayay 300.000 $ taasina waxaa si khiyaamo ku jirto oo beelaysan loogu doortay Jamaal Cali Xuseen inuu noqdo musharaxa xisbiga,Waxaase gaashaanka ku

More

Marwo Ismahaan Yuusuf, oo Xil Loo Magacaabay Loo Diiday Ka Dib Markii Olole Ka Dhan ahi Kaga Yimid Xukuumada Siilaanyo, Masuuliin Dawladeed, Xidhibaano Iyo Garabka Haweeenka ee Xisbiga Kulmiye

Boorama (Harowo) - Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegeya in Marwo Ismahaan Yuusuf Cali, loona magaacabay xafiiska xisaabaadka ee wasaaradda ciyaaraha iyo dhallinyarada, ayaa xafiiskaasi ama shaqadaasi bannaanka laga dhigay shan maalmood kaddib

More

Urur Siyaasadeedka Wadani, oo Deeq Laqcageed Maanta Gudoonsiiyay Ha’ada Aserda ee Dhismkaha Jidka Boorama-Dilla

deeq-small Boorama (Harowo ) - Urur Siyaasadeedka wadani ayaa maant deeq lacaga ku wareejiyay hay’ada horumarinta wadooyinka Gobolada Awdal/Salal ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano ASARADA.

More

Baaq ku socta Bulshoweynta Awdal, Selel iyo Gebiley

Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo u dhashay gobolada Awdal, Selel iyo Gebiley, waxaan aad uga xunahay waxyaalah foolxumada iyo waxyeelada leh ee lagu qorayo qaar ka mid ah shabakadaha ay maamulaan dadka u dhashay beelahaas.

More

January 8, 2012

Somaliland’s Threats Against The SSC Conferenc - By Osman Hassan

The reaction of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland to the opening of the long-awaited SSC conference at the famous fort of Taleex on 26 December 2011 was predictable. Panic and palpable gloom now pervade throughout the enclave and among its diaspora. In their desperation, their media and government have typically resorted to their usual ways of rubbishing anything that goes against their wish, or threatening to use force if

More

Faallo: Cabdiraxmaan Saylici oo Dhistay Dariiq Ku Yaal Badhtamaha Borama!

dariiqa-saylici-small Tan iyo markii ay talada dalka la wareegtay Xukuumada  Siilaanyo ,ayaa waxaa isa soo taraaya cabashooyin ka imanaya dhinaca dadwaynaha kuwaas oo ay inta badan ku talaabsato xukuumada iyo madaxda

More

Sadex Badhasaab + Sadex Xooghaye + Halsano = Siyaasada Kulmiye

Hashu Maankaygii Gadaye, Ma Maansaar Bay Liqday?

Gobolka Awdal waxa ka jirta siyaasad sabaynaysa oo aan sal lahayn. Siyaasada Xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal inayna fadhiyin waxa kuu cadaysanaysa, mudo sanad gudaheed ah waxa soo maray sadex badhasaab iyo sadex xoog haye (xoghayaha D/Hoose caasimada gobolka).

More

Oday Garbis: Habar Cafaan Wixii ay Waranwaryo Iyo Wasdo Ku Heli Kari Lahayd Way Haysataa, Ee Yaa Yidhaa Dhareerka Iska Duwa!

Gacmo Madhan Ilaah Baa, Guudkood Xilsaaree, Sida Gadin Abaareed, Cawl Gooni Daaqaan Ahay.” Cabdiraxmaan Saylici

oday-garbis Waxan maanta Maqlayay Habar Cafaan oo Saylci ka Cabanaysa, eedo culusna dusha uga tuuraysa. Waa yaabe waxa Isweydiinle, ma maanta ayay miyirsadeen? Reerka, miyaanay afkooda iyo dhagahoodu is maqlin?

Sowkuwii Shalay uun lahaa Cadceed baa noo soo baxday, curadona way noo kaceen. Sowtaan moodaayay inad miid gadhka darteen, oo xaalkiinu cirkaa marayo. Sowtaad dooraad uun tiinbaadhiga rag iyo dumar shafka wada

More

Login