Harowo.com

Warar hor dhac ah oo kasoo baxaya Doorashadii Golaha Degaanka Boorama- Xisbiyada Ku guuleystay iyo Natiijada oo la filayo in Beri si rasmi ah loogu dhawaaqo

Boorama (Harowo)-Waxa Caawa si wayn u mashqulsanayd xarunta komishanka iyo goobta ay tirinta codadku ka socoto ee Magaalada Boorama waxana la filayaa in illaa bari subaxa si rasmi ah loogu dhawaaqo kadib markii  tirintii iyo hubintii codadku dhamaatay,  natiijadiina la saxeexay.
Kulmiye : 7 xildhibaan
Wadani : 4  xildhibaan
Ucid :  3 xildhibaan
Umada : 3 xildhibaan

Rays  : 2 Xildhibaan

Dalsan : 1 xildhibaan

Xumaansoor. 1 Xildhibaan

 


This post has been viewed 176 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH