H/Jeclo oo Hargeysa Marti ku noqotay + Lambarka “7″ oo Kulmiye Faalku u qabtay Iyo Natiijadii Codadka Hargeysa + Beelaha ay kasoo jeedaan
HAROWO.COM
Tolow dimuqraadiyada Somaliland ma qabyaaladaa?
Beelaha ay kasoo kala jeedaan Xildhibaanada Cusub ee Degaanka Hargeysa. Tii Burco ka dhacday uunbaa Hargeysana ka dhacday, Reer waliba ururka uu Inankoodu horjoogaha ka yahay maahee urur kale iskama sharaxin. Wataa dimuqraadiyada SL. Toloow dimuqraadiyada Somaliland ma qabyaaladaa?
- Garxajis 11
- H/AWAL 10
- ARAB 4
Lambarka 7 iyo Kulmiye oo faalku u qabtay.
Hargeysa Kulmiye 7
Borama Kulmiye 7
Burco Kulmiye 7
Lascanood Kulmiye 7
Gabiley 7 Kulmiye 7
Natiijada Hargeysa
Xisbiga Kulmiye 7 kursi
Xisbiga UCID 4
Xaqsoor 4
Waddanina 4
Ummadda 1
Dalsan 2
Rays 1.
Sida ururaddu u kala heleena waa sidan.
KULMIYE
-
Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474
-
C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455
-
Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151
-
Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793
-
Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625
-
Axmed Daahir Axmed Magan 3484
-
Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265
UCID
-
Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477
-
Khadar Ibraahim Axmed 3544
-
Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003
-
Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266
WADDANI
-
Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315
-
C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969
-
C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902
-
C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621
XAQSOOR
-
Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558
-
C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899
-
C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719
-
Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364
Rays
-
Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877
Dalsan
-
C/casiis Adan Habane 3589
-
Fu’aad Saxardiid Caabi 2499
UMADDA
-
Cali Axmed Haybe Nuur 3786
-
khaalid cabdi cawad abyan 2949
-
mustafe cismaan daahir 2861
This post has been viewed 70 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Dec 6 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.












