Natiijada golaha degaanka Ee Boorama oo la shaaciyay, Xisbiga+Beesha
HAROWO.COM
| No |
Magaca xildhibaanka |
Xisbiga /Ururka |
Beesha |
Codka |
| 1 | Sahra Axmed Cabdilaahi Xirsi | UMMADA | Makaahiil(Aadan Yoonis) | 981 |
|
2 |
Cabdi qani daud qalinle | UMMADA | Makaahiil(J.yonis) | 1540 |
|
3 |
Maxamed muhumed faarah cali | UMMADA | Makaahiil(Reer Nuur) | 1680 |
|
4 |
Maxamed Ahmed Ibrahim Cige | UCID | Makaahiil(J/yoonis | 1441 |
| 5 | Xasan miigane riyaale nuur | UCID | Makaahiil(B/ Cabdalo ) | 1295 |
| 6 | Sharmaake cabdi miicaad kule | UCID | Makaahiil(J/yoonis | 1261 |
|
7 |
Saleeban Xasan Xaddi Kaahin | KULMIYE | Makaahii (J/Yoonis | 1684 |
| 8 | Cabdiwahab Bashiir Cumar | KULMIYE | Makaahiil (J. Yoonis | 1314 |
|
9 |
Xasan muhumed cumar farah | KULMIYE | Makaahiil (J/Yoonis | 1159 |
|
10 |
Ibraahim Ahmed Liibaan Gadiid | KULMIYE | Maxadcase (B/Celi | 1383 |
|
11 |
Cabdi Cisman dhagaweyne | KULMIYE | Habar-cafaan(Xeebjire | 2867 |
|
12 |
Abuubakar Faarax Abdilaahi Fariid | KULMIYE | Habar-cafan(Muuse fiin) | 1282 |
|
13 |
Siciid Muuse Xoosh Rooble | KULMIYE | Maxadcase (B/celi | 1661 |
|
14 |
Ahmed Muhammad Cadoosh Adan | DALSAN | Makaahiil(MaKeyl-dheere | 754 |
|
15 |
Xasan Axmed Caynaan Bookh | RAYS | Makaahiil(Aadan Yoonis) | 848 |
|
16 |
Maxamed Xuseen Maydhane Obsiye | RAYS | Makaahil(J/yoonis) | 745 |
| 17 | Cumar Muhumed Jimcaale Buraale | WADANI | Habar-cafan(Muse Fiin) | 1707 |
|
18 |
Bade Muuse Gaafane Caamir |
WADANI |
Habar-Cafaan(Reer Xaamud) |
1327 |
|
19 |
Maxamed Aadan Muumin Kacab | WADANI |
Habar-facaan(Xeebjire) |
1241 |
|
20 |
Mukhtar Cabdilahi Ducale Kahin | WADANI |
Makaahil(Reer Nuur |
1229 |
|
21 |
Mustafe Maxamed Xasan Labaqaydle |
XAQSOOR |
Makaahiil(Reer Nuur |
640 |
| Makaahiil: 14 | ||||
| Habar-Cafaan:5 | ||||
| Maxadcase: 2 |
This post has been viewed 43 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Dec 3 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.













sxb horta libaxley inaad nin tahay inaad naag tahay magac lama kala garan karo ee ma libaaxlad u jeeda mise libaaxalay kkkkkkkkk takale calool xumada iyo cilad loogama baahna meesha ee waa hanbalyo oo qudha hadaad adigu nin tahay si rijaaliyaan kugu jawaabi lahaa lkn ma hubee is cadee
DHAMAAN WAAD SALAAMAN TIHIIN SAMAROON WAXAAN IDIIN SHEEGAYA IN AANU MAHAMED CASE U TAGIN MEESHA INUU MAAMULKA SNM WAX KAGA RAADSADO OO AY ISTARAATIJIYAD MEESH LOO TAGAY AY KA WAYNAYAD TA GUDA HEENA OO UU MAHAMED CASE GO AANSADAY INUU DOORASHO KASTA OO GUDAHA AH FARAHA KA QAADO SI UU UGA DIFAACO INA CUMAR GEELE OO U SOO TAFA XAYTAY BOOBKA AWDAL WAXAAN LEEYAHAY MARKAA SAMAROONKA SIDA IS MAQIIQA AH BOORAME UGA FOOTAYNAYAY SAMAROON MUDNAANTA SIYA DHLKA DARIFYAD AH OO U BAAHAN IN LAGA DIFAACO WAXA AAN MUDNAYN DHULKAAGA WAXA LAYIDHI WALE NIN HURDOW HALAWDAY DANTAA WAXAAN KUSOO GABAGABEYNAYAA NINKII SEEXDU SICI DIBI DHALAY WA BI TOWFIIQ
Bacdeen Salaan,
Maxa ka wadiin dhulkiini ba so noqday? Oo ya awal hore haystay?
Doorashadanii waxay ahed a learning lesson for all of us because this is the first one in ten years and only the second local elections.
Ila hada shan xaabo ayan qabanaay oo aah ta ugu badan in the entire Horn of Africa…
We need to improve a lot. A lot of kids voting, multiple voting, too many tribal parties, qabyalad baa dadki washaay.
Rome was not built in a day. This is the start, dhagaxi ban dhignaay.
Beeshi samaroon waxan filaya dorashadan iney ina mideysso.
Mar hadii degankeni gacanteena ku jiroo wa guul.
Anigo reer maxamed aah oo bakii tolkey iga guuleystey
iya farxad ku jira, maxa yeeley,dee samaroon iya iga guleystey.
Wax yar oo kaftan aah an raciyee tolkey reer nuurow xeebta iyan ku mashquleeh wa ino marka danbee hhhhhhh
Maxaa idin waalan ee idinku saliday qabyaalada dhexdiina. Ma Arag meel kale oo doorasho ka soo baxday oo qof walba jilibkiisa loo qoray. Bahasha ka kora samroon. Halkaad isku duubanaan muujin laheeydeen ayaad is kala gurays. Hadaad sii wadaan anaga reer burao ayaa idinka baran doono qabyaalda kursiyaysan , ee naga dhaafa.
hambalyo dhamaan si fiican baad yeesheen kol hadaad dhulkii soo celiseen weliba waxaan sugaynaa gabiley waajaale iyo inta hadhay cida qofka kuraasta badsada waa kii kale lakiin inaad dhulkiina lagu murmin muujiya dhica gabileyna xooga sara bilahi towfiiq.
mshllah hanbalyo dhamaanteen samaroon lkn wali gabiley aya maqan dhulkeenii wali gacanteena kuma wada jiro ogaada taa
Ha ogaado Maxamed Case Dagmadiisa, Habar Cafaana Tiredeeda.
Hambalyo
Maxamed Case na Hambalyo Dhulkaagii kuu soo noqey Wallaal adkeeso dhulkaaga iskuna kasoonaada, waa guul u soo hoyatay dhamaan Samaroon.
hambalyo iyo soonoqosho wanaagsan harawo.com