Harowo.com

Muuqaalka Dhawaan uu yeelanayo Madaarka Muqdisho Iyo Mashaariicda uu Turkigu gacanta ku hayo.. Qiimaha Nabadgalyada iyo Qarannimadu leedahay

HAROWO.COM

Dowladda Turkiga ayaa wadda mashruuc ay garoon diyaaradeed cusub oo caalami ah ay uga dhiseyso duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.

Garoonka ayaa la sheegay in laga dhisi doono Dhinaca Xeelliga Badda inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Shalay ayaa waxaa magaalada Muqdisho heshiis ku saabsan dhisamaha garoonkaas ku kala saxiixday shirkad dhinaca dhismaha u qaabilsan Turiga iyo wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Somalia.

Dhismaha garoonka ayaa la sheegay in la dhegax dhigi doono bisha March ee soo socota.

Haddaba waxaa lasoo gudbiyay naqshadda garoonka cusub ee nala arka sawirrada.
DAAWO Turkiga oo Soomaaliya u dhisaya Airporta Istanbuul oo kale


naqshad-5

naqshad-4

naqshad-3

naqshad-2

naqshad-1


This post has been viewed 156 times.

camud

Posted by on Feb 10 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH