Harowo.com

Mujrim Muuse Biixi oo si Anshax Xumo iyo Qabyaalad ay Ku Jirto, Ugu Jawaabay Muwaadin Dood BBC-da ka Socatay Ra’yigiisa Ka Dhiibtay

Mujrim Muuse Biixi wuxuu ka mid yahay horjoogayaasha ururka cunsuriyada qabyaaladu aafaysay ee SNM, waa ururkii ka falaagoobay dowladii Soomaaliyeed ee kacaanka, wuxuu ka mid ahaa sidaynu wada ognahay jabhadihii qabiilka ku salaysnaa, ee hooga iyo halaaga u soo jiiday ummada Soomaaliyeed, markii cadawga ummadu ku soo hubayay, oo ku soo hugaamiyay dalkooda, si ay dhabarka uga jebiyaan Dowladoodii, dambarkeediina waa kaa aynu maanta dhamaynaa, burbur, qaxooti, darxumo, gumaysi, madax ku sheeg wada dabadhilif ah, oo damiirlaawayaal ah iyo halaag oo dhan.

Hadaba, waxa la yaab ah, ma aha SNM oo keliya kuwa dalka burburiyay, bal Soomaali badan baa dhibtadaa ummada iyo dalka loo gaystay ka qayb gashay, hase yeeshee SNM waa kooxda ka sii jirta, oo weli ka dhisan kooxihii dalka
burburiyay, iyagoo isu bedelay maamul cunsuri ah, oo ummad badan afduub ugu haysta gobolada woqooyi qaarkood, waxayna 21 kii sano ee ina dhaafay, ku hawlanaayeen oo dedaal guracan, oo sharci daro ah ugu jireen, siday gobolada woqooyi, dalka intiisa kale uga gown lahaayeen,waana kooxda keli ah ee weli ku faanta dembiyadii ay dalka ka galeen, islana saxan ilaa iyo maantadaa aan joogno.

Hadaba, Mujrim Muuse Biixi ayaa dhowaan ka dhegaystay idaacada BBC da dood loo qabtay ergooyinkii ka qayb galay, wadahadalkii dhexmaray DKMS iyo maamulkaa SNM, taas oo ay dhegaystayaashuna ra’yigooda ka dhiibanayeen, waxa ka mid ahaa dadkii ra’yigooda ka dhiibanaayay doodaas, dhegayste BBC da kala soo xidhiidhay gobolka Gedo, kaas oo ay ka muuqanaysay in uu yahay nin dhalinyaro ah, dhegaystahaasu Wuxuu aad uga soo horjeestay, gooni isu taaga ay had iyo jeer maamulka SNM ku qarwaan, sida ay qayrkiiba, oo ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee xalaasha ahi, uga soo horjeedaan in wadankooda la qayb qaybiyo, hase yeeshee dhegaystahaasu isaga oo aan cidna aflagaadayn ayuu dood caafimaad qabta, wuxuu ku adkaystay midnimada ummada Soomaaliyeed, isagoo weliba si fiican u sharxay wanaaga iyo
Faa’iidada ummada ugu jirta.

Hase yeeshee hadalka ninkaa dhalinyarada ahi, sida muuqataa wuxuu raali gelin waayay, oo dhiig kar iyo xasaasiyad xun ku riday Mujrim Muuse Biixi,isaga oo si anshax xumo iyo masuuliyad daro ku jirto, iyo aflagaado weliba ugu jawaabayanawuxuu yidhi: “Waxa aan maqlayay wiilal yaryar oo leh yeeli mayno in la kala tago, waxa aan leeyahay awoowyadaa ayaanu hadh cad
U badheedhnay miyaad i siisay xorrnimaddayadda, mise xoogayga ayaan kaaga soo goostay”.

Waxaa Mujrim Muuse Biixi dhiig karka ku kiciyay, oo ka keenay hadalkaa anshaxa iyo adaabta suubanba ka aradan, waa in uu ninkaas dhalinyarada ahi, ahaa reer Gedo, taas oo uu ka uriyay kacaankii barakaysnaa ragii hogaanka u hayay, laakiin damiirlaawe Mujrim Muuse Biixi isma waydiin wanaaga Badan, ee reer Gedo u samayeen reer Hargaysa, oo uu ka soo jeedo, ma is waydiiyay oo keli ah, maanta waxa laga dhisayaa, Dhakhtar noqon doona kan ugu wayn magaalada Hargaysa, oo dhowaan la dhamaystirayo, inshaa Allaahuna ay ka faa’iidaysan doonaan dad badan, oo reer Hargaysa ahi, waxa ku dardaarmay in halkaa laga dhiso Dr. Maxamed Aadam Shiikh Allaah ha u naxariistee, miyaanu Dr. Maxamed ahayn nin ka soo jeeday gobolka Gedo?

Muxuu se uga dhisi waayay bay la tahay dhulkiisa, oo baahi wayn u qaba dhakhtarkaas oo kale?

Dabcan damiirlaawe Mujrim Muuse Biixi oo kale iyo kuwa la midka ahiba, ma fahmi karaan taas!! Tankale waxan had iyo jeer ka maqalnaa horjoogayaasha SNM faan iyo isboox boox iyo hanjebaado caqli daro ah, runtiina ah wax aad looga yaqyaqsoodo, Iyagoo sheega in ay iyagu rideen dowladii kacaanka, oo ay xoog ku qabsadeen goboladooda, hadana hadii aan laga hadhin ay Soomaaliya oo dhan qabsanayaan!

Hadaba, maxaa ka jira andacooyinkoodaa? Ma iyagaa xoog kuriday dowladii kacaanka?

Waxa aan cidna ka qarsoonayn in ay SNM ku jabtay, dagaalkii ay dowlada la galeen, ee gaystay khasaaraha aadka u balaadhnaa, ee burburka, dhimashada, Dhaawaca, barakaca iwm lahaa, waxana si fiican loo og yahay in mudooyinkii ugu dambeeyay, uu inqlaab ka dhacay SNM gudeheeda, oo gudomiyanimadii ururka lagu wareejiyay C/Raxmaan Tuur, iyada oo laga qaaday Axmed Siilaanyo, maxaa taas u sabab ahaa?

Waa in ay horjooganimadii Siilaanyo, ay keentay khasaare aad u balaadhan, iyo dhimasho aan xad lahayn, oo soo gaadhay dhalinyardii iyo Waawaynkiiba ay SNM dagaal gelisay, kuwaas oo inta la siiyo doroogo, la geeyn jiray furimaha dagaalka, si ay isugu miidaamiyaan askarta dowlada, taas oo sababtay in ay dadkaasu ugu dhintaan furimaha dagaalka sida koronkorada, waayo waa dad aan xiskoodii qabin, oo isugu dhigaaya si toos ah xabada!!!

C/Raxmaan Tuur ka dib markii uu la wareegay horjooganimada ururkaa, wuxuu balanqaaday in Aan cid dambe kaga dhiman dagaalkaa, oo macnaheedu yahay in uu nabad qaato, hase yeeshee isla maalmahaasba waxay dowladii ku dhacday, oo ku burburtay, dalkiina kaga daba burburay, dagaalo sokeeye, oo qarqiyay koonfurta Soomaaliya, siiba Muqdisho, markay dowladii dhacaday, ciidamadii xooga dalkuna kala dareereen, oo nin walbi wuxuu haystay, la aaday halkii qabiilkiisu deganaa, ayaa Jabhadii SNM si nabad gelyo ah ku soo galeen goboladii ay ka soo jeedeen, halkaas oo ay ku xasuuqeen qaxootigii Soomaaliyeed, ee xeryaha ka deganaa goboladaa, iyo maatadii ku hadhay halkaa, ee aan ka soo jeedin beeshooda iyo cid kasta oo duruuftu u ogolaan waday in ay halkaas iskaga baxaan.

Hadaba, waa taas geesinimada, dhul baan qabsanayda iyo dowlad baan ridnayna, uu ku faanaayo Mujrim Muuse Biixi iyo Dhamaanba horjoogayaasha sarsare ee SNM had iyo jeer ku faanaan, si gaar ah Mujrim Muuse Biixi, wuxuu u qaybsanaa SNM, beryihii dambe oo dhan, in uu dhalinta ka soo abaabulo xeryaha qaxootiga sida Xashin, Hartashiikh iwm, oo uu soo dagaal geliyo, isaguna wuxuu xeryahaa kula raaxaysan jiray, oo qaad kula geerashayn jiray, gabdhihii yar yaraa, ee guryahoodii laga soo barakiciyay, ee dantu ku qasabtay Xeryaha qaxootiga!

Halkan hoose ka aqri hadalkiisa, oo ku soo baxay shabakada Caalamiga ah ee doqonmawaydo, kana dhegayso doodii BBC da ee ergooyinkii wadahadalada Soomaalida.

Wabillaahi atowfiiq

Ciise Maxamuud Aadam

Email: almutawaadic@yahoo.com


This post has been viewed 741 times.

camud

50 Comments for “Mujrim Muuse Biixi oo si Anshax Xumo iyo Qabyaalad ay Ku Jirto, Ugu Jawaabay Muwaadin Dood BBC-da ka Socatay Ra’yigiisa Ka Dhiibtay”

  1. aader muse waan niin fariiasantiihinwaad cuqdaday

  2. aader wax man iidninsheega somaliland walikeed way jiiaysa oo walikeed ma hadhaso mudane muuse biixi cabdi waxa uu u soo dhintau wandankisi hoyo iidinku reer konfurihin ka do daad baad ka naxsaan somaliland horamakay gadhay muuse biixi waa niin uu dhashay dalaka somalland waanu uu soo dagalamay dalka soamalland waanu uu soo dawacma waan uu soo halkamay muse a ha niin ku miid iyaar ciyar somalilandna ciyaayr ciyaar ku ay iimianader nabadiinimaday waxad ka snm eesanam waay idin aader bariki muuhjrim siyaad bare nahystay waki dhulka naala dhacay ee na wasay aanakna siinadi aayan iska sarnay oo somaliya maxay uu hagagi ladahay waa dhgii aranta aha ee siyad bai ki ciyaay aade hadaad muuse biixi ka xanaqsatihin dee wa iidinka iyo aalihiin iimikana waxan leyhay waad wasantiihne cuuqdaad iisn ku jiirta iska saara ee diib waa soo xusuuxta barikii hore waxad aku samayseen oo isku fiirsada waa iidniki a xasuuqy aanakuna waan uu adkysan waayn oo xanuunki baan daaray aader iimikana hadaad wax iidinka qadysan naqaadaaadris khatuuma u dhiciyaayday aader dib isku ku noqda oo isku fiirsada waad ooyaaysane oo axad ka cuqdaadaysantiihiin nabada iyo horaamarka somalilland kaan wax iska qooray waaad wasanty
    ha

  3. khadar

    walaalyaal iska dhaafa hadalka kiisa xun muusehaduu gefay Allaa la xisaabtamai maalin aan dagaal ku tiraabno ma joogno intaa ilaah is baday ee Reer S/land meel nabad lagu seexdaa waa Boorama Waa Hargaysa iyo dhamaan gobolada S/land Bilaayo inaga fog haw yeedha nina maan wax walba eebe waa idin siiyay ee maydun mahad niqi nimcadaa iyo xoolahaa Alle idin siiyay ku mahad naqa oo ilaahay u toobad keeena dhaamaantiin. iskana dhaafa dadkaa walaalaa ah
    isku dirkooda iyo kala dilkooda
    ALLE DALKA IYO DAKABA HAYNOO XIFDIYO
    WABILAAHI TAWFIIQ

  4. Haygu soo dhicin

    Muuse Biixi dhaartii uu dowladda soomaaliya u dhaartay inuu dalka dadka iyo diinta uu difaacayo si midnimo iyo daacadnimo ah waa kii ku badalay burburinta qaranimada kala goynta dalka difaaca beesha iyo laynta shacabka soomaaliyeedee kale tolow miyuu ka towbad keenay sidii hadraawi

  5. hadal mid ah laba lagama dhigo murtidu waa inakoo gacmaha is qabsana xoojina AWDALSTATE wixii ka dhimana dhamays tirna viiiiiiiiiva awdalstate.

  6. Samaroonoow kaftan inooma banaana ilaa aan dhulkeena ka xaaraantinimayno wax sheegta Isaaq. Hadal badani waxba ma taro ee sidaan hore meel walba uga idhi waa inaan u soo dagaalanaa xornimadaa maanta Isaaq haysto oo kale, haddii kale aan iska ogolaano riciyadnimada…21 sannadood uun bay cabsi odayadeena iyo siyaasiyiinteenu kolba halkii Isaaq u kaxeeyo u raacayaane, ilayn waxay ka quusteen inaan ummad Samaroon oo kacaysa oo is xoraynaysaa jirine, wayna dhiiran lahaayeen haddii inuun ay arki lahaayeen iyadoo la lulay maamulka xaaraanta ee SNM. Tusaale waxaa idiinku filan Daahir Rayaalahaa shandada Siilaanyo ku sii ritay, waan ognahay in Siilaanyo xaarkiisa ka necebyahay Daahir laakiin xuurto ay Samaroon ku haystaan (ilayn Samaroon waa reerka kaliya ee Soomaali maanta uu reer kale oo la mid ah gumaysto)ayuu ku kaxaystay si uu caalamka uga dhaadhiciyo in Samaroon raacsan yahay Soomaali diidnimada…Markaa hadalka murtidiisaa lagu soo koobaaye, Samaroonoow ama is xoreeya ama dadka hala kaftamina, wax kastooy idin leeyihiina waa runtood maanta Isaaqu, waa kuwaa Boorama dhexdeeda idinku xidha, idinkuna xasuuqa,siday doonaana idinka yeela, hadday shalay iyagu gob jabtay ahaayeen (4sannadood oo kaliya), maanta Samaroon baa ah gob jabtay (21sannadood iyo waliba intii Illaah ku daro haddaan faraj u bixin Samaroon).

    Wasalam.

  7. Samaroonoow kaftan inooma banaana ilaa aan dhulkeena ka xaaraantinimayno wax sheegta Isaaq. Hadal badani waxba ma taro ee sidaan hore meel walba uga idhi waa inaan u soo dagaalanaa xornimadaa maanta Isaaq haysto oo kale, haddii kale aan iska ogolaano riciyadnimada…21 sannadood uun bay cabsi odayadeena iyo siyaasiyiinteenu kolba halkii Isaaq u kaxeeyo u raacayaane, ilayn waxay ka quusteen inaan ummad Samaroon oo kacaysa oo is xoraynaysaa jirine, tusaale waxaa idiinku filan Daahir Rayaalaha wayna dhiiran lahaayeen haddii inuun ay arki lahaayeen iyadoo la lulay maamulka xaaraanta ee SNM,tusaale waxaa idiinku filan Daahir Rayaalaha a shandada Siilaanyo ku sii ritay, waan ognahay in Siilaanyo xaarkiisa ka necebyahay Daahir laakiin xuurto ay Samaroon ku haystaan (ilayn Samaroon waa reerka kaliya ee Soomaali maanta uu reer kale oo la mid ah gumaysto)ayuu ku kaxaystay si uu caalamka uga dhaadhiciyo in Samaroon raacsan yahay Soomaali diidnimada…Markaa hadalka murtidiisaa lagu soo koobaaye, Samaroonoow ama is xoreeya ama dadka hala kaftamina, wax kastooy idin leeyihiina waa runtood maanta Isaaqu, waa kuwaa Boorama dhexdeeda idinku xidha, idinkuna xasuuqa,siday doonaana idinka yeela, hadday shalay iyagu gob jabtay ahaayeen (4sannadood oo kaliya), maanta Samaroon baa ah gob jabtay (21sannadood iyo waliba intii Illaah ku daro haddaan faraj u bixin Samaroon).

    Wasalam.

  8. adeeer isaaq waxaan nin geesiya u haynaa ninka dhiigyacabka ah ee ina kaahin la yidhaahdo nin ay ciidamadii kacaanka is arkeen isaga uun baa jira waxaa nin faana iminka

  9. qoladini waxan jeedaa la idhaahdo iidoorka adeer hadad gaadheen heer lagu faano dhiiga islaamka waxa imani xili laiskaga daba imani dadka intaas leeg ee laxasuqay waxan leeyahay ninkani musse biixi ee haaraha leh waa nin baadiye

  10. Burcawi

    Muuse Biixi ayaa heshiis la gelaya Koonfur waa wax lagu qoslo. Siiraanyo jar buu iska ridayaa. Waxanu moodayaa in uu Muuse la mid yahay Ina Cali Waraabe.

    Maanta ayey arrintii heshiisu sollo gashay, oo ay xumaanaysaa. Hadallada jaahilnimada ah ee lagu yaqaannaa noqon maayaan kuwo uu la hor tago shirarka caalamiga ah, aqoon kale iyo luqado kale oo uu yaqaannaana ma jirto.

  11. madhabaa

    libaax sanka taabte dhul dilaacshe maroodi jeex wiil hoog .faan waa wax aan laguu sheeganayn wax nin ku faano ninka faan waar ninkad aad hadalhaysaan waa dagarqabe reeraha kale dhaaf dadkiisii buu xasuuqay waa reer gadhxajis.QIIL AAD KU BAXDAANA KUUMA QORNEE QAWLKEEBAAD LA HORTEGI QIYAAMAHA.waa taariikh qoran anoo wax dilikara duco qaadan maayo.waa kii ina cabulqaadir gudoomiye ku xigeenkiisii askarta ku diray in ay dilaan shirkana ka saaray.markaa ninkaasi ma istaahilo in magac loo sameeyo waa mujrim dhiig muslim xalaashaday sumxaanalaa .

  12. kabaal an jabin

    mujrim ina biixi ilma xaashi mujrim aadan siiro iyo ragga wadada madaw ka jeexdey dhulkeena siday aakhirka u yeeshaan hadii aan dil loo qorshaynayn si loogu quus gooto casharna logu qaato hadal muxuu i taraya.nimanka isle ilaa maanta la idinma oga waxaad wadaan iyo qorshihiina dhulbalaadhsiga ah midna gadabuursina wuu hurdaa waxan leeyahay waan soo jeednaa waxna nagama qarsoona waxa nagu kiin dilay nin jiray waa nin iyo waayihi hadaan rageed noqon weyno oon dhacsan weyno dhulkayaga iska qaata waxa inoo dhex ah ayaamaha oo inkala xukumidoona.cidna dulmiyi meyno oo dulmigo waa dulumaat maalinta ilaahay la horjoogo dulinimona qaadan mayno iyo dhac toona alaa mahad leh

  13. muuuse waa ku xukumayaa adiga oo duufle oo xafajado kaaa daadaynso waxaaanan dooodrshada ku gelyaaa hadii aan helo doorshada waxaaan dalka keenayaa wdhaqaatiirr cimi baadhis kugu samyea sxb waxab ha habaarin waxaba ka qaadimaysid waxaad tahay diciif miiskiin aan anniga leeyahay miyaand ogayn inaad tahay hanti isaaaq leeyahay

    waan kugu xsiaabataa sidaa lacg jeebada iigu jirta midkas le xafadlah muuse adiga ayuu ku maalmyaa oo kuleeyahay khaatumo aad sheegaysaaaa adigu ma khaatumaad atahy kkkkk khaaatumo maxaaa kaagaalay khaatumo way isdhiibay waxaaan kuu cad sida maalin walba cid kamaih u soo glayos

  14. Dulqarnayn

    Kan ku faanaya sheekhmale iyo nakrumaba waxa ay joogaan Boorame oo waa ragii xeebta wax ku duban jiray, yaa rayt hadii uu maalin uun gudabiir dagaal macnoleh muujin lahaa, taariikhdu waxa ay ka markhaati kacaysaa in Mujrimiintani ay ahaayeen kuwo ugaadhsada dadka maatida ah ee dumarka, caruurta iyo odayada da’da ah oo aan dagaalka goobta ee faqashta ay SNMtu kula hardamaysay aan weligood ka soo daahirin. Waa mujrimiinta dhabta ah ee loo baahanyahay in maxakamad la hor keeno. Mujahid Muse biixi marnaba laguma hayo in uu ka qayb galay gumaada caruur iyo dad waayeele, lakin nimanka lagu hayo taasi waa sheekhmale iyo Nakruuma.

  15. geelejidgoo
    magaca geelejisgoo iyo snm ha noolaato isma qabtaan ee iska dhig magaca alla kuduleeye duli baa tahay magacda geesiyaashii samaron iska dhig xoolaha ayaad cawska la daaqdaa

  16. cawar xareed
    jeelka ayuu dhex jiifaa ma isagaa awoodba leh sawkii is dhiibay
    snm ma qudhmistii kaadida soo cabtay
    somaliland ma tan hada somaliweyn la midawday
    hanoolaato khaatumo ayaa ku qasabtay in ay somaliya la midoobaan
    SSC GUUL—- KHAATUMO STATE GUUUL….AWDELSTATE GUUUL

  17. buux

    dijaal cawar xareed waxad ku nooshaahay naxdin joogta ah ifka marna kuma seexan kartid adiga oo an baqayn kuna bishaareyso bishaaro ilaahay kuugu bishaarey adiga iyo qayrkaa wuxu ilaahay yidhi kitaabkiisa kariima qofka dila qof muslima u kas jisaaigiisu wa jahanam aduunkuna waa ayaamu.alhamadu lilaahi rabi aalamiin.

  18. Jibriil

    Mujrim mouse
    Muuse Waa mujrim snm tariikh ma leh oo waxa ay ka bilaamtaa 1982 markii aan baxnay Iyo markii aan soo galnay that is it tariikh ma leh eedoorkkkkk

  19. muuse waa geesi s n m ha ninkii soo doonta walaahi ciida ayaan hoos marinayaa isga iyo hooydiiba s n m ninka soo hadal qaadan xaabaal ayaan u qadyaaa ninka somaliland diidana dhiigsa ayaan cabayaa ninka ka horymaada markygan jeelka boorma ayaan dhigayaaa intaa ninka samayn kara ayuunbaaa s n m la tar tar timi kara

    nink kule farah ayaan ii cas oo qalin ayaan sitaa waar qor soo qaado oo igu kaalay boorma boorma ayaan joogaaa waxaan ka talyaa borma ilaa cali xaydh

    ninka muuse muuse ayaa geershaynaya dee cidii jabta ayuunbaa lal geersheeyaa halkii lagu geershyaya annigu waan ogaahy waa ninka walaashii ka cararay sida adiga ooo kale kkkkk muuse waa nin s n m ha oo aan cid ujoojnayn yaaa miskiin
    hanoolto s n m
    hawaarto soomaaliland s n m s n m s n m

  20. adunku waa qori waxaan u sheegayaa kuwa ku riyoonay awdalstae waa inaad dagaalintaa oo aad sida s n m
    waa inaad qori wax ku doontaan s n m
    ilaa maaintii lagu dhawaaqay awdastate xabad qac kamaysiiin waan aad uugu qoslnaa ka reer djibouti ha ee ay ku sheegeen madaxwayne ku xigeen diciifnimadiida waa ninka meelaha kayidhaa aanngu dagaal marbo marka shan jeer nala dhirbaaxo ayaan toosnnaa hadaan nahy gadbuusri kkkkkkkkk waar aduunku waa qori hadii aydaan rasaas ridayn oo aaydaan doonay inaad wax laysaan waxba idiin soconmayaaan waxaan la hadlayaa kuw ku dooda awdalstae iyo waxaan jirin khaatum ma u dhintaaan sida khaatumo wax ma weerigtaan mise dubhii ku dhacay khaaatum seeg ayaad ku quus qaadateen aduunyda waxaad qori ku wayday waxaba qalin ku helmaysid kaad ku sheegtaan ku xigeen ayaa la waydiiyay hadii ay somaliland ka kiciwadao awdalstse maxaaad yeelöaysaaan wax uu ku jawaaaby jimcyada quruuma ka dhexays ayaan ka dacwaybaaaa kkkkkk duli foqol duli
    waxaasi ayaaa kule qaim ayaan aqaan
    samaroonta somaliland hanoolto
    somaliland ha noolto s n m hanooto

  21. muuse biixi abdi waa geesi hooyadii nin dhashay waana tiir ay kufaanan mjaahiintii s an m ee afaka dhulka ugaliyay kelidii taliye siyaad bare intaa kadi muuse waa madaxwaynah Somaliland ee mustaqablka dhow waanu nqoanyaaa dhowaaan mujaahid muuse biixi abdi waxa iska caadiya dad ama reer ama koox marka lagu qasbo inay hubka dhigaan laguna sandduleeyo waxaaaany doonaany waa caadi inay mujrim ku sheegaan ninkii u xoog sheegaty alxaag muuse bixi waxa uu u xoog sheegaty kuwa ooyay maanta ee ku sheegaya waa mjrim muuse nin waxaa u joojinya maah mid ayaan idnkula talinyaa kwa aaan waxba iska celinoow waa inaad dagaalntaan oo aad raga iska dhicisaan hadii aad ragthiin ninka raga waa loo badheedha oo xabad ayaaa laga hortaagaa oo wax baa la iska celiyaaye ma meelahaa ayaa laga caytamaa sida dumarka kkkkkk
    muuse biixi waa nin s n m waan ku xukim doonaa sidaa uu siilaanyoba kuu xukmaayo waayo siilaanyoba wax uu haa s n m ma siilaaaanyo ayaa hadaa hooyadaa qabay oo adeerka haa kkkkk
    saaxiib wax uu qorigu kuu gooyo ayaad leedaahy hadii aanad qoriga ridi karin ka daa dadka masaakiinta ee aan waxba iska dhicin karin oohinta
    s n m hanoolato oo hajirto waxii ka xun ciida ayaan hoos marnaynaa walee hanoolto s n m
    yaa ridi kara rasaas oo muuse ka hortig kara
    dadka meelahaa ka ooya loo joojimaayo
    somaliland ha noolto dadka reer somalilnd hanooladaan s n m ahanoolto

  22. Mohamed

    Ninkani Muuse miyuu ku riyooday?
    Doodaas uu sheegayo Muuse kamuu qaybgelinba ee Baashe Maxamed Faarax ayuu ku qaldayaa.
    Mise tolow riyada ayuu ku kufsaday?

  23. Dheere Power

    THE MOST WANTED CRIMINAL HORROR MUUSE BIIXI.
    Dugaag muuse biixi waa Dhagarqabe fuley ah oo ka baqa ciidan hubaysan wuxuu xasuuqaa maatada dumar iyo caruur aan hubaysnayn!
    wuxuu tumaa durbaanka qabiilka waa jaahil Ignorant! xiligii snm dadka yaqaan waxay sheegen in aan weligii ciidan lagu aaminin shaqadiisu waxay ahayd inuu soo ururiyo xoolaha la qalanayo iyo miyiga.
    He should be in Trial soon for the crime he committed.
    Waa in la keeno Garsoorka ICC Internation criminal court The Hague sidii Milosevic iyo qaar kalo badan.

    Long life Khatumo state of Somalia.

  24. Dheere Power

    THE MOST WANTED CRIMINAL HORROR MUUESE BIIXI.
    Dugaag muuse biixi waa Dhagarqabe fuley ah oo ka baqa ciidan hubaysan wuxuu xasuuqaa maatada dumar iyo caruur aan hubaysnayn!
    wuxuu tumaa durbaanka qabiilka waa jaahil Ignorant! xiligii snm dadka yaqaan waxay sheegen in aan weligii ciidan lagu aaminin shaqadiisu waxay ahayd inuu soo ururiyo xoolaha la qalanayo iyo miyiga.
    He should be in Trial soon for the crime he committed.
    Waa in la keeno Garsoorka ICC Internation criminal court The Hague sidii Milosevic iyo qaar kalo badan.

  25. Mujaahidku waa kee iga waluuna geed xagan muuse biixi,mujaahid waa kii dhinta ama dhaawacma ma ogtihiin idoorku inay kii heesa iyo kii gabya iyo kii caytamaba mujaahid u yaqaanaan muuse biixi waa xaarwayne waliba reer miyi ah waa ninka da`daa caruur xiniinyihiisa leeg galaas la fadhiistay ee yiri hadaan wax baranayaa markaasu waliba rabaa samaroon oo wada phd inu madaxwayne u noqdo walaahi waan ku qoslaa ninkaa idunkuna waabad la doodaysaan,,

  26. Ha dhalkhlayso

    Xanuunka ku haya iyo xaasidnimo la dhimo cid wax uga qaadimaysid, Simaliland waa qaran taaba galay ha jiro adna ciil u dhimo, DHakh dhakh ha dakhlaysoo!!!!haa haaaa ax way dooo vn DHug.

  27. oogle

    ina biixi, waa ninkii samroon ka dhigey madxweyne xigeen eey ku gaadheen madxweyne, taariikda, uu u galey, c/raxaam aw cali soo barta horta, ma idinkaa ina biixi caaya, xaar, harawo.com.

  28. oogle

    kkkkkk, been badanaa qofku, waar ina biixi ma isgaa kuba shira dooda bbc da, kkkk, ninkan, muuse biixi ,hadad ceydo iyo hadad amaanto, midna waxba uma soo kordhineyso, mida kale waar, ninkan, waa nin geeley ah, adiguna lodaad dhaqtaa, markaasi, nin aad caayi karto maahan qofkan, beryahan, qolada reer samterka cabdale, ee sacad muuse beryahan daba dhigtey, waa qof is qarinya malahan maahan samroon ee ,saxib ceebta iyo beenta iska yaree.

  29. ceebta ilaqaba
    qofkan wataa miyuu soo waalanayaa mise waabu waalan yahay
    maxuu yahay ma nin ama naag dawada waalida qaataa wax aad kahadlayso lama yaqaan ma qodhinkii iyo xaarkaagii ayaad faqanaysaa dadka kala fadhiiso diimiskan aad soo faqayso hadaad xumaanta ka heshana adigaa og waxaan kuu ogahay in aadan caadi ahayn oo aad tahay qof aan waxba ahayn
    hadaad jeceshay cid aad caydo dee rag samaroonka caayaaya oo iidoorah ayaa meesha kugula caytamaayee u jawaab kuwaa damiirlaantiinii iyo qudhinkii aadan kala aqoon cadaw iyo sokeeye ha noo bilaabin alla ku duleeye

  30. RUNSHEEG
    KKKKKKKKK WAXAAN KU QOSLAY DAMEERKA AAN SAARANAHAY WAR AYAAD SAARAN TAHAY REER KHAATUMO WEY ISKA KAA XOREEYEEN EE DEE SAARNAW SAMAROONKAN DHABARKA MACAAN EE AAN AXBA AQOON ANIGU WAATAAN CASAR IYO BAQRIB SHEXOODA XABAD AFKA KAA SAARAY
    GIDAGIIRSIGANA WAXAAN OGAHAY WAA JINAC OO HADAY KUGU XANAAQAAN SIDAADII AYAAD KAADIDAA HOORSAN IGA WALEE IN AY KAADI AFKA KUUGU SHUBI SIDAADII WAXAAD KU SOCOTAA WAA INTA AANAY KUGU SOO JEESAN
    GUUUUUUUUUUUUUL KHAATUMOSTATE WAA SSC SOMALIWEYN HA ISRAACDO KANAXOOW NAFTASEEG

  31. DAA,UUS

    Muuse biixi waa dhagarqabe lawada yaqaan-intuu dad laayey ninku faanaya Hargaysa ayaa maanta laga helaa!!! Waxaa kaaga siidaran waxay sheegtaan Mujaahidiin.

    Waxay ogyihii kuwii la midka ahaa ee ssdf,spm usc, iyo kuwii la midka ahaa ma jiro qof intuu banaanka u soo baxo oranaya mujaahid ayaan ahaa, waxayba u arkaan inay dulmi galeen oo waaba is qariyaan!!!

    Islaantii dadka ku guubaabin jirtey in ay dadka laayaan waxay u bixiyeen Sahro Halgan!!! CAJIIB!!!!!

  32. Hunqaaco

    Hanagu soo celin hunqaacada ina xaar miisaan ee ninkii inanteeda yar fuulay wali la joogta. uffffff

  33. Runsheeg

    DAMEER AAN SAARANAHAY DHUUSADIISU IIMA URTO kkkkkkkk ilma xaar wayne mujaahidka afka ku qaloo ciya, laakiin waa dameero aanu rarano kkkkkkkkkkkkkkk waanu idin saarnaanaynaa ilaa aakhiro ama kastuumo ahaw ama dibad meerka taxi lahu hogaamiyo ahaww kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  34. osman

    reer woqooyi siiba reer hargeisa waxa lagu yaqaan af xumo, aqoon darro, badownimo, faan beenaad.
    dhulkooduna waa dhul qallalsan oo kulul oo yar.

    koonfurtayadu waa dhul ballaadhan, baarwaaqo iyo wabiyo leh. waa dhul wayn oo la beeran karo. Dadkayagu asluub fiican bay leeyihiin

    woqooyi dhulkooda yar ee kulul hala joogaan af xumadooda. ma rabno dadkaan qaylada iyo faanka badan een waxba kala garanayn

  35. Murjin

    Haabr dhali weydey alaale ku waalatay. Waxba idiin tari mayso afxumo, nina Muuse biixi af xuma wax kuma yeeli karo. Muuse xiniinyihiisu way muuqdaan cidna ugu baryimayno. Halkuu lahaa buu joogaa ninkii wax ku lihi wuu soo bixi karaa oo fagaaruhu iman karaa. Waxba reero la aflagaadeeya waxba tarimayso.

  36. Sheekh Isaxaaq.

    Waar Isaaqow dulmiga dadka Somaliyeed ka daaya, oo xumaha iyo nifaaqa dadka ka daaya, caddaalad darrida aad leedihiin waan ka dagaallannay dadka ha kula gal galanina. Oo Gadabuursi waa dugsiye daysta, oo cid kale ma haysataane ha collaysanina, weliba Sacad Muusow joojiya cadaawadda aad fogeynaysaan, ee xataa dariiqii mari lahaa magaalooyinka aad u marinaysaan meel aan immiga u baahnayn.

    Oodi ab ka dhawe, reerka Gadabuursi ee aad Sacad Muusow cadawga la tihiin waa kuwa idin bad baadin doona. Waxana ay idiin arkaan in aad lunsan tihiin, oo aydaan maanta garasho fog lahayn. Amma doqmo idiin taliyaan. Siyaasigiinnu waa GUUL WADE amma NIN WAALAN. oo dilka iyo xumaha ku faana sida Muuse Biixi. Ismail yare ayaa dhaama.

    Gadabuursina ha ku kallifina in uu Habar jeclo iyo Habar Yoonis midkood gacan saar la yeesho, oo la idinku karbaasho.

    Ogaada siyaasadda Somaliland qabiilkii way ka guuraysaa, idinna waxa aad dhex fadhidaan xaarkii qabiil. Waar dhibtiinnu way i taabanaysaaye dad noqda. Oo garasho fog yeesha. Oo fariid ha idiin taliyo. Haddii kale Harowo.com ayaan idinku sii dayn doonnaa.

    Sh. Isaxaaq.

  37. DULQARNAYN
    maxaad samayn kartaa sheekhmale iyo nakruuma boorama ayey ku nool yihiin oo waa ragii xeebaha idinku duban jiray

  38. FALAAGADA SNM HA DHACDO WAXAA SOO DHAW MAALINTII LA MIDOOBAAYEY EE MUUSE DAAN LO AADLE XARSHIN LAGU CELINAAYEY AMA UU TOOBADKEENAAYEY HADAY ISAAQ RABAAN IN AY ADUUNKAN KU SII NOOLAADAAN WAA IN AY SOMALIWEYN RAACAAN HADII KALE BADAA LAGU DARAYAA WAAYO MINISTE MA JOOGO ITOOBIYA HADA WAXAY KU QASBAN YAHIIN IN AY HESHIISKA OGOLAADAAN SIDII HADA LONDON KA DHACDAY BARYO MAAHA WAA QASAB HADII KALE IYAKAA CIRKA ROOB KU OG SSC GUUL
    KHAATUMO GUUL REER AWDALA WAA IN AY TUSAAN IN AY SHALAY KAADI WARAABNIYEEN MAANTANA LOOGU CELIN DOONO

    CAR CAG HA SOO DHIGAAN BUUHOODLE DAWLAD AYEY DAD U SHEEGANAYAANE DUGAAGA DUGAAGAKALE JIRIN
    GIDABIIRSAYGAA DAWLAD IYO KIBIRKABA IDIN BARAY OOD CAASI KU TAHIIN REER AABA LAAWE
    IIDOOR AFKU DHOGOR

  39. maangaabka taladiisu waa maqana joogoo waanada ma qaatoo wuu malamaleeyaa
    ruuxii malaasanieray kama macaashee ayaa hore loo yidhi bal duul alloow dhagaysta ninka duumaqaadayga ah ee hadhwanaag ku soo caytama had iyo jeerwaxa uu wataa magac been ah oo uu awdelstat ku caayo iyo madaxdooda la doortay ee karaamaysan
    MOHAMED AHMED ABDI
    EMAILKIISANA KU SHEEGAY
    mohamedahmedabdi@yahoo.ca)
    hadii samaroonkan dhuuni raaca ah yahayna waa nin dhintay hadii isaaq yahayna waxaan u sheegayaa
    AWDALSTATE ciidan ayey leedahay oo inta aan mushaharka snmta xoola moodayn iyo inta damiirka leh oo dhan ayaa ciidan u ah maalinta ay bilaabanto rasaastu ayaanad arki doonyaa ciidanka awdalstate
    cayda aad caayeyso saleebaan cabdi dugsiiye waxaan ku odhanayaa hadaad isaaq tahay sakhraanimo adigaa hido u leh hadaad samaroon yahayna adigaa ku sakhraamay wax aan la aqoon iyo dabadhilifnimo
    KUWA SAAQYADA LAGU SABI
    SOORMOODAYOOW MAQAL
    AWDAL IYO STATE KANI
    ARINKAAMA SUGAYEE
    SOORAAC DADKAAGANI
    waa hadaad samaroon tahay ninka hadhwanaag ku caytamayoow ee magaca qarinayoow
    hadaad isaaq tahay waa afkaa banaan hadhaadigii mingite xayle maryam
    SOMAALIYA HA NOOLAATO HA ISRAACDO HA MIDAWDO
    SOMALIDIIDOOW SILIC U DHIMO

  40. LONG LIVESNM kuwii dhimashada hantiyay dhadhaabtiyo iilka galay miyaa dhayal loo arkaa ,,, muuse biixi waa mujahiid nin kiui xaasidnimo kudiidayaa ama ficil qabiil isagay u taal ninkan kufanaya kalmadan mujirm yaa kadhaafay kalmadaa uu u adeegsanayo qof lamida 1am snm LONGLIVE SNM

  41. Dulqarnayn

    Mujrimiintii Gudabiirsi ee Nakrooma iyo Sheekh maleh ee ruuxa dumar ah oo weliba da’ah oo hayb ahaan Ciise Muse ahayd,oo faqashtii ka soo kaxaysay hargeysa, si ay itoobiya ugu gudbiso, mujrimiintii inta baabuurkii kala soo degay ee gaadhi cagaha ugu xidhay ee ku Jiiday dhulka ilaa intii ay ka dhimanayso,bal maxay galabsatay oo denbi ah oo aan ahyn in ay hayb ahaan tahay Isaaq. Kuwii sidaa u dhaqmaayey aad ayaanu u naqaan, raadkoodana waanu ku joognaa,

  42. Gobanimo Bilaash Ma ahaa

    Iska cabaada mar haddi aydaan 100 kun oo aan weli curan isku xoreyaa aydaan is lahayn, maxaydu ka xagxagan Geesi dalkiisi iyo dadkiisuba u mahadnaqaan wabaryey iyo habeenkasta.

    Ta noo gaarka ah waxa ka weyn taanu isku wadanoo ee maxaa adiga kaaga jira ee ka heleysaa wax anuu ka weynaaney weeye ee adigu looma’ooyaanow taadi meedey kumee. Sidaasaa ku abadaa!
    Weliba ay ku dheertey ehlu’ naarnimo ogobeey InanGumeed ciilqaba waad ogtey halku ku dambeyn doono.

  43. mujrim muuse bixi maxkamada dkm ee soomaaliya , maalindho looga yeedhi doonaa hadii ilahay yiraado
    Garxajisana mujirm muuse biixi ma ilaabidoonaa
    wax somaaliland la iyraaho rayaale kama dambey.
    sakhraan siiraayo iyo dabadhilifadiisa somaaliland
    wey iibsadeen.garxajisku iyo samaroon ha noolaadaan.

  44. Mustafa turkey

    Bixi waa dopon fan badan oo dhex jooga rerkisa dad ku ah. Markuu werar pado uu dhul darod qabsado ayan rag u aqoon la haa. Maba hadleen hadii gen. Caydiid nolan lahaa. Ina aderkis tuur ayaa hoos joog uahaa.

  45. Mustafa turkey

    Lo

  46. Anonymous

    Waa dhagarqabe aan ilahay rajo filayn.

  47. Runsheeg

    muuse biixi intaas uu yidhi waa run oo qori caaradii baa ay ku dhacsadeen laakiin taariikhdiisu isagay gaar ku tahay ama ereyada uu yidhi laakiin shaki nina kagama jiro in meesha xoog iyo qori caaradii laga dhacsaday wiilkayaree gedo kasoo hadaaqay aabihii ha waydiiyo ama awawgii jabkii ku dhacay isagiyo taageerayaashiisiiba

  48. Burcawi

    Mujrim Muuse Biixi, waxan aan illoobi la’ahay sidii uu dagaalka sokeeye uga dhex oogay, habar Yoonis iyo Habar Awal, ee uu yidhi, Duco qaadan maayo inta aan aarsan karayo, sidee uu ninka taariikhdaasi lihi ugu hammiyaa in uu dalka ka taliyo.
    Hooggiisa meesha uu yaallo isma oga. Siilaanyana waa og yahay, ilaahay waa og yahay. Ilaahayna xil nooguma dhiibo.
    Ta kale waa run SNM qabiil aya iska lahaa, oo anigu ka mid ayaan ahaa, waanan ku faanaa, laakiin immiga kuwa sumaysan ayaa dadka hor ulula. Waxanan leehay waar dawlad ayaan noqonnay ee innaga daaya SNM. Ninka yidhi cunsuriyiinta ayaa ku shaqaystaana waa runtii.
    Wax Isaaq la yidhaana ma jirto ee beelaha kalow iska daaya cuqdaddaasi.

  49. halyeeyga goblada waqooyi

    sxb wana ku salamaya intaa kadib ninyaw cuqdada iska saar ninkaas cid walba waa necebtahay nin fiicana maaha oo waad aragtaa waxa uu yahay ee teeda kale markaad ledahay waxa laga galay gobolada galbeed waar meel kasta khalad yar waa ka dhacaa markaa taas waa laga heshiiyay waanay dhamatay ee iska ilow dadkuna wa ilabay ee

  50. walal ma muuse biixi ayaad khayrka sugaysaan walahi waayab ninkii isagoo tolkii laheshiininayo yidhi muuyuna ahayn anoo arsanka duco qaadan mayeee dagta qorigu hay jaro ma ninkaasi ayaad khayrka sugaysaan waa yaab waxaan leenahay kuwan caloosha xun waxay somaliya inugusamaysay waxaa ka xun waxaad kusamayseen umada somaliyeed gaar ahaan dadka reer awdal ee inila jaarka ah

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH