Harowo.com

Madaxweynaha waxan ugu baaqaynaa in shaqaalaha la qaadanayo cadaalad lagu qeybiyo wax walba inay beesha Isaaq qaadato wax aan yeelayno maaha… Siyaasiyiinta reer Awdalna yaanay gudaha kusoo meeraysane xaga hore ha eegaan. Siyaasi reer Boorama ah

HAROWO.COM


This post has been viewed 82 times.

camud

Posted by on Jan 20 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

1 Comment for “Madaxweynaha waxan ugu baaqaynaa in shaqaalaha la qaadanayo cadaalad lagu qeybiyo wax walba inay beesha Isaaq qaadato wax aan yeelayno maaha… Siyaasiyiinta reer Awdalna yaanay gudaha kusoo meeraysane xaga hore ha eegaan. Siyaasi reer Boorama ah”

  1. kuluc

    kkkk dadkeenu waxan ay isku dilayaanba waa shaqo la.aan iyo saboolnimo baahday shaqaale haday dawladu qaadanayso suda ugu fiican waa in aqoontooda lagu xusho taa macnaheedu maaha in hargeisa loogu wada yeedhayo aniga ogaalkayga dawlada gobol walba waxay doonaysaa inay tiro u qoodayso tiradaas oo hay,da shaqaalaha dawladu gobol kasta imtixaan kaga qaadi doonto si gobol kasta dad tayo leh oo ku haboon waxa loo dirayo looga soo xusho.

    ceebay ku tahay dalkeena in qabiil hebel shaqo lagu raadiyo waxa fiican in gobol wax lagu raadiyo oo dadka gobolkaas si xaqa oo siman ugu tartamaan saamigooda dabcan goboladuna siday u kala dad badanyihiin ayaa loo kala tixgelinayaa iyo shaqada la qabanayaa inay tahay mid gobolkaas laga qabanayo.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH