Ma Dhabaa In Suldaan Samatar, Caano Ku Shubay Ugaas la Yidhi Qaraab Baa Samaysatay?
Qofku Miyuu Waashay, Mise Wuu Soo Wadwataa………………..?
Waxa la yidhi “Cimrigaaga oo Raagaa Geel Dhalayna Wuu Ku Tusaa”. Bilaa celeeg: Ma wax la qaadan karo ayaa in Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, oo ka soo jeeda saldanad taariikhi ah, oo qarniyo soo jirtay intaa uu diido, soona dhaweyn waayo Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Dodi….Ugaas…..ila laga gaadho 19, hadana uu ka qayb galo caleemo saarka nin la yudhi waa Ugaaska Qaraabta, kaas oo habo yaraatee aan hido iyo dhaqan midna u lahayn iska daa Ugaase Caaqil jufo hoosaad,
Iyada oo aan meel lagaga dhicin beesha Qaraabta, ilaaha ku khalqay ayaan suldaan Samatarow kugu dhaariyee, ma adiga oo diiday Ugaas Samaroon, ayaad maanta caleemo saartay qof Jabuuti laga keenay oo la yidhi waa Ugaaska Qabraabta.
Qaraabi maxay ahayd ahayd? Goormuu iska daa Qaraabe iidoor Ugaas yeeshay. Wa run inuu hunguri qof meelo badan geeyo, laakiin Suldaan Samatar hadii aanay waali kale hayn, ma hayso baahi u geysa meel Ugaas Qaraabeed lagu Caleemo saarayo, oo uu waliba caano ku shubo!
Subxaana laa, Maxaad Case maanta ma halkaasuu maraya. Meesha Suldaan Dhawal ka qawaday maxaa suldaan Samatar geeyay?
This post has been viewed 106 times.














sakhaariinta makaahiil ilaahay ma garanayaan ee meeshii aad ku aragtaanba ku garaaca .waxay u bateen waxmagato xaarcun ah .anigoo ah nin maxadcase ah waxaa ila dhashay habarcafaan marnaba makaahiil walaal iima noqon ciilkooda may iska aamusaan .ma ragga gaboose oo midgaan ah garamo ku soo daabacoromo fooqa jaarso dhiig samaroon kuma jiro .maxadcase iyo habarcafaan way ogaadeen dibna loo arki maayo makaahiil afarta qof ee awdal u shaqo timidna way noqonayaan ilaa jaarso degaankeeda oromooooooooy baxso .
salamu calaykum, bacda salaan walaalayaal waa ina wax la isku sheego, haynu iska dhaafno cayda iyo aflagaadada, laakiin waa inaynu isa saxno haduu qof qaldamay waa in loo sheega sidii uu wax u hagaajin lahaa. cay iyo aflagaado if iyo aakhiro midna inooma fiicna haday tahay mid shakhsi iyo mid qabiilba.
wa salaamu calaykum
suldaan samatar waa nin muxatarim ah waxu rabana waa ka qayb gali kara qabiilkan wax ka sheeganaya suldaan uma ah haday wayeen rag laga hadalkoodu meel maroo ka muhiima dhulka somalida oo ay naago u bateen ma dadkay cawryayaan lol
xafidahulah waracaahu suldaan ibraahim jaamac samatar suldaanu qabiilooyinka geeska africa suldaanku waxa aw suldaan u yahay dhamaan huunada meel ay joogtaba amarkiisa mooyee si kale ma soconayso islaamahan in shaydaan faarax wareeriyayna waxan leenahay ilmihiina aya mashquul idiinku filan ee reerihiin dhaqda hadaad nolosha ka dhacdeena madaxda iyo boqorada hawadooda ha soo galina iyaga idiin talinaya ifka inta la joogo alle ka sakow hahahahahah
suldaanka ka xishooda MAKAAHIIL duliyahaw.balkeena nin lakaba ah waxaad wada taan cabdi rashiid oromo ,matashade iyo mataliye.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk samaroon idinkoo dhamaantiin laangaab ah ayad iskala saaraysaan abhiin langaabka ka wasee..kkkk..anagaa isku kiin dirny anagaanad noo shaqaysaan…useless…illaa uselss…cuqdad intaad noo hayn lahaydeen .markan idin gumaadnay isku jeeda idinku..faji illa faji…somaliland anigaa iska leh wan u soo dhintay cidna ilama leh…meesha kaliya eed leedahay waa borama..wan kuugu iman mustaqbalka dhaow…cuqdad baa idin dishay lughaya oo aydaan lahayn baan mayorka idiin daynay haddana wad qaylyaysaan.un..fuck u gidabiirsi..wad gaajoonaysaan…eithipia jabouti iyo meel walba waa laydin gumaystaa….dadxunyahaow……ahahahahahaha….fuck u……………………!!!!!!!
samater cummaamdii dhulkay kaga dhacdee marada ku qabtoo allaha ceebtiina ha asturee odayga ha ku qaylininee astura maxaa yeelay qof maradu ka dhacday dadka lama tusee mardaa lagu qabtaa.ninkuna waa waa suldaan samaroone ka dhima hubka.
Suldaan samatar waan salaamayaa,in waxa laysla gartaa wanaagsan ee in difaac uun la galo maaha ugaaska diidada maxadcase iyo habar cafaan diiday way ku saxan yihiin waayo?makaahiil dhaqankii iyo dhaxalkiiba waxay ka dhigeen siyaasad gaarahaan jibriiryoonis,gaar ahaan reer axamed waxay u camping gareeyeen suldaan aan dhaxal ku iman ,markaasay hadana rabaan inuu ugaasku dhaxal ahaado.bal goormuu makaahiil waalan yahay goormuuse fayow yahay,maxaa maxdcase iyo habarcafaan u diiday inay iyaguba u camping gareeyaan ugaas samaroon? samaroon inuu kala dhinto uu kala furfurto makaahiil baa u sababa gaar ahaan dumarka reer axamadka ee wakhtigay miskiidka gali lahaayeen siyaadada galay jibriiryoonis bay kala jabiyeen ,ugaaska samaroon in la diidana iyagaa u sabab ah ma waxad aragteen nin jibriiryoonisoo bodyguard u aha nin reer ugaas ah, waa talo dumar dee.shame on you !
qof kan caayay cibaado xuseen iyo cibaado geele
muuwaalanyahay miyuun ogayn in ay habar cafaan iyo maxad casein ay ka qiimo badan yihiin waxa ku cadayn kara si daad uga cabaadeen eed cay itaal moodeen
wixii noon baalacaayaa ee dhilooyinkiinii buuta lahaa AIDS ka qaybin jiray ee idin kuna kaqaadeen miyaad iloy day marwooyinkan waxy kasoojeedaan ragii kuu diiday mayd kaaga in ad aasto ee degta kuusaaray ee dushaada ku qudhmay eeyidhi aaboow gasloo kidifaal aadame ka waynaanee uumkana alihinoqonee ma ilaah yar baannahay ma ihidin ninkiina yidhaah waabu is raki doonaa dad kaa sidaa
ugabiqi jir tee maad maata wax kash gay saan xishooda
qaaliqoordheer qamayo ma is keentay ma makahiil qaawan baad dad ka dhigtay halkay maxamed case ku gadhaan dhul iyo dadba maxamed case ayaa ka badan somaliland meesha ma itoobiya ayaad mooday saylici waa madaxweyne ku xigeen cod ku soo baxay awood madaxyne ku xigeenle waana siyaasiga ugu sareeya samaroon makahiil qawan miyad cawryaysaan saylici iyo maxamed case waxan aad ka sheekaynayso rooble iyo waxasi waa qotidiina oramada ah ma naqaan qudhanka aad ka hadashayaan waxna noqon maysaan weligiin wakhtigii horana waxba maanad ahayn tirona ma lihid idinka ugu tiro yar samaroon aliin waan dawarsi badantihiin baryada ayaad ku badantihiin lakiin tiro badan malihidin
Waryaa maxad case, maxaad haysataa Saylici meel
ba qol yar hargeisa laga ayuu xariga ka jaraa, wax ala wax macno ah uu ku fadhiyaa ma jirto , haddaad is leedihiin waxbaad haysataan, waxad tihiin ciyigii
waa ka baryey ninkiina cunay baa ka liita, Makaahiilka aad cayayso waa saladanad jirtaa ilaa
boqolaal qarni , idinka iyo habar cafaan haddaad israacdaan kafada miisaankana ma buuxin kartaan, adeer towlkaa iskaga dhex noolow oo cayda iska daa, hadaan makaahiilirin lughaya iyo saylac baa lagaa soo saari lahaa , faq faq da badan jooji, waxad tahay
ha is moodin , dhagax halkii alla dhigay buu yaala,
mar haddaan dhuduha reer Rooble Cidi Dhex la’aan hadalku waa iska dhalanteede.
reer kana dhilooyinkay ka dhigtay saladiinta ee makahiil siiba jibriil yoonis xaafada ugu dawarisga badan gadabuursi hada ma waxay keeneen inay ragii raga ahaa waxa ka sheegaan naagahoodii aaanu furanay baaba suldaano aha dhiladii dameerka u ekayd wajiga gubay cibaado geele nacaala wajiga aad dameerka uga egtahay kaga yaal ninkii maxamed case buste xataa hadiii wajiga kaa saaro dhibaato ayuu caruurta kaga dhalay qof maalin ku arka 100sano ayuu foolxadada ku riyoonaya kalbadyay
Salaadiinta cayda halaga daayo Suldaan Samatar aan tashano ayuu yidhi taladiina waa lagu diiday isaga dhawal oo sharci hoosaad samaysano ayay soo jeediyeen tiina Suldaan Wabar ayaa diiday markaa iska daaya salaadiinta dadkooda wax la qabsanaaya maxaad ku haysataan ma inta ay Isaaq isku yara dhawaadeen ayaa didantihiin….?Horta waa iga su’aale Isaaq ma Jibriir Yoonis baa inooga turjubaan ah oo ayaga mooyaane inay cid kale wax la qabsatoba na ogola miyaa….?Anuu wan yaabe idinkuna ma yaabteen….?
VIVA SULDAN SAMATAR.
MAXAD CASOOW NOLOW.
HABAR CAFAAN NOLOOW.
WAXAN XASUSTA MARKI
DAAHIR DAAMEER IDOOR
NASNUJINAYEEN,QOOTIDU
MUXAAFID IYEY AHAYEEN.
XIINKA SEYLICII WUXU INI
WADAA MAR DHAW DHINACA
IYO TIINKAA.AMXARKII IYAD
UU XIISTEEN.MIID NO BALAN
QAADA,INAAD JANBADI SI
QADATAAN.KKKKKKKKKK
dadkan dhaqanka qotida leh ee makahiil xin iyo xaasid bay shaqo ka dhigteen awalba iyagoo caqli xuma ayaa hadana islaamo ay taladii u dhiibteeen oo halka maxadcase suldaan nin ragii ugu yahay makahiil dumar baa u ah waana dhaqan xumada ay u kala garan layihiin wixi haboon iyo waxan haboonayn
Suldaanka yaan la aflagaadayn waa ceeb in suldaan la caayo ee xishooda tolkayow maxaa yeelay markaad madaxdina caydaan idina way idiin dhamaataye ogaada taasi hadii aad dhaliil u haysaan lahadla oo garaaca telfoonkiisa lkn aflagaado magayo odaygaasi ilaahayna halaga baqo.
Waar nimanyahow websitkanni somaliland buu aad u difaaci jiray markuu Rayaale madaxweynaha ahaa, tollow maxaa dhacay, maxaa markaliya mucaarid ka dhigay. Ma waxaad leedihiin hadaanaan madaxweyne ahayn ma noqonayno soomaliland.
Mid kale bal car ii sheega hal shay oo uu Rayaale Samaroon u qabtay. Anigu waxaan ahay nin samaaroonna oo Aaminsan Soomaliland. Rayaale gadbuursi wuu kala qaybiyey. Seylicinna wax ma qaban, rayaalana ma dhaamin. Suaashu waxa weeyi danta gadabuursi yaa ilaalinaya ama yaa maanta gadabuursi matalaya, waa tanuu waad iswada caayeysaane yaa Samaroon u maqan.
Kkkkkkkkkk caanasiirtii makahiil mntana maxad case sudhaatay. Wale kuwani way wareeren AMA habar caafan ha sudhaadan AMA maxad case. Waa adoone dhirbaax maxad casow. Suldan samatarna waa ugaaska samaroon waa uu qalamaa. Wanan so dhawyunayiina koogaan oromada ee at dharkii ka sareen ha wasan
ahay ah waar nimkanu maalayacnisana hadanu nahay maxad case suldaankayguu waa ka fadilanyahay ugaaska makahiil ee ay soo samaysay Cibaado Geele oo aanu qabi jiray oo aan markii danbe foolxumodeeda uu ninkii maxadcase ka caray markuu u dulqaadan wayay arageeda foosha xun balo ku degtay
makahiilow idinka cibaado geele waxayba idintahay oo ugaas bay idiin samaysay anakuna foolxamadeeda ayaanu xoraynay 20 sano ayaanu dunida ka haynay maqaadiirta oo aanu joonyad madaxa u galin jirnay marka aanu ka dhalayno wasakhada araga daran
horta waxani wax is le maaha yarka waxan soo qoray
iyo dadka la fekerka ahaba waa dad dhaqanka waxba ka aqoon oo iska qiiraysan waxanan is lahayn laysuma keeno marka dad la garnaqsanyso kii ugaaska sheegan jiray dee qabiilo badan baa isu hayay oo isu afgaranwayay wakhtigeediina lama joogin qaraabna waa jilib reer somaliland ugaas mahee waxay rabaan haday doortaan ciday casuumaan waa ka qayb galaysa xididnimo iyo saxiibnimaba ka dhaxayso markaa dhaqanka soo barta oo iska saara cuqdadan xad dhaafka ah
KANI WAA BUDCAD SULDAAN EE MAAHA SULDAAN WAAYO NINKII TIISA DARYEELA AYAA TUKALE KUDARA ISAGII OO DADKII SII WAX UTALIYA AY UBAAHAN YIHII AYUU ISNA WAR WAREEG KADOOR BIDAY OO UU MARBA WAX AAN HAWSHIISABA AHAY KUDAN SEEGAY MAXISHOODE FOOQAL MAXISHOODE WAAR KHAJIL OO DAN TAADA QABSO DHIBLOOW YAHAW
UGAAS C/RASHIID WAXA UU NOQDAY UGAAS MAKAHIIL , IN LAANA HALKAA DHIGAY , CABDI AAMUSANE NIN TASHANKARANA MAAHA NIN CID U TALIN KARANA MAHA .
WALI WAXA AAN LA YAABA WUXUU SHEEGTAA UGAAS SAMAROON UUUUUUUF BAA LAGU YIDHI SHAME ON YOU.
WAXA TAHAY UGAAS MAKAAHIIL OROMO.
sxb yaal suldaanka suldaanada afka ka jeediya ,ma gaadhaan , suldaan ka aftahansan ma jiro samaroon xaqna waa aw u leeyahay xorna wa aw u yahay cidna uga amar qaadan maayo cida aw iskaashi la samaysanayo tan kale ugaaska samaroon sharaf iyo maqaam ayuu lahaa maananu diidin lkn ugaas laba reer hareero fadhiyaan oo ay dagta ku sitaan samaroon badiba waa diidey ee ama dadka soo raaca ama ha idinku koobnaato
WA YAAB !!WA CAJIIB!!ODEY SAMATAR!!KUWA ”SULDAN ”KA DHIGTEEY AYA KA DARAAN……MA NIINKA DIDDEY UGASSKENII RUNTA AAH EE TARIKHIGA AHA..UGASSKA GADABURSI UGASS CABDIRASHID UGASS DODI WA UGASS RUUN AAH..WA NASIIB DAROO INU”SULDAN KALA FOGEEYE”ILEYN WA BALAYOO LO SO DIREEY INU KALA DILOO BEESHA GADABURSI,UU BEESHA DHEXE OO MAANTA RABA INAY TARIIKH SAMEYSTAAN UU TARIIKH U SAMEYOO”SULDAN KALA FOGEEYE”WALAHI ODEY SAMATAR XABAAD AYUU ISTAHIILA INA LAGU DHUFTOO..WAAYO WA DAMBILEY QARAAN KU AHA QARANKA AWDALSTATE…WA LALA ISAB TAAMI DOONA INSHA ALAH ..GUUUUUUUUUUUUL AWDALSTATE
Ina samatar waa wax dhintay.iimaan la’aanbaa haysa.
meel walba hunguri iyo makarafoon jaceylbaa galinaya, intaa wuxu isleeyahay muraayadaha tv-ga halagaa arko. WAA KII SULDAAN SALEEBAAN SHEEGAY EE KU YIRI WUXU MA GAMBO YARBAA.
MANSABKA INA SAMATAR MA AHAYN INUU ODEY MAANTA QODAALKA LAGA SOO QABTAY UU CAANO KU SHUBO.ciilow ba’a.
Ma jaahilnimaa haysa mise waa doqoniimo.
Ina Samatar wuxu noqday dacawadii socodkeeda ka tegtay kii gorayadana gaadhi wayday.
Samaroonbuu wax ka dhex noqon kari waayay oo iidoorbuu iska dhaadhiciyaa.
WALIBA HADUU IIDOOR SAXA UUN CAANO KU SHUBAY MAXAY KAA DHIBTAA WAA QARRAABTII LA ISAAQEEYEY EE CABDALE ABOKORTA 1998KII KU BIIRTAY KKKKKKKKKKKKKK
Alla wuxu damiir xumaa, bal maxaa caano ku shubka qaraabeed ama qolo kaleba ugeeyey, mansabkiisii ma ahayn
MANSABKA INA SAMATAR MA AHAYNINUU ODEY MAANTA QODAALKA LAGA SOO QABTAY UU CAANO KU SHUBO.ciilow ba’a.
Ma jaahilnimaa haysa mise waa doqoniimo.
Ina Samatar wuxu noqday dacawadii socodkeeda ka tegtay kii gorayadana gaadhi wayday.
Samaroonbuu wax ka dhex noqon kari waayay oo iidoorbuu iska dhaadhiciyaa.
WALIBA HADUU IIDOOR SAXA UUN CAANO KU SHUBAY MAXAY KAA DHIBTAA WAA QARRAABTII LA ISAAQEEYEY EE CABDALE ABOKORTA 1998KII KU BIIRTAY KKKKKKKKKKKKKK
Alla wuxu damiir xumaa, bal maxaa caano ku shubka qaraabeed ama qolo kaleba ugeeyey, mansabkiisii ma ahayn
WAA DIJAJAL CAWAR OON BIYO IS MARIN KKKKKKKKK
ninkan iniga suldan u haystee wa DIJAAJAL CAWAR ugaaski samaroon ee 1000 ka sano jiray ee tariikhi turkiga iyo islamka iyo masaridu qoreen wa ninkii isku dayay inuu masaxo dad aan gayin suldan ugaas iska dhafee wligoodna arag meelu jogo oo dabo ka keena ayuu manta cano ku shubay tasa ku tusaysa caqli xumada dijajal cawar iyo wixi la socda.
samaroon dhamaanteed waa soomaliand
SULDA SAMATAR AFKA KA JEDIYA WELIGIN WAX MAXD CASE KA SHEGTA BAD RADISAN,, HADU SAMATAR II NII NACAY MIYAD ISKU TOLEYSAN,, ORDO QARAFEYSTA HADI MAKAHIIL AD TIHIN DUMARKA AW BARE IYO DHA WANAJE JOOGA DHANTO HA IIDIN TUMAN SIDA SAYLICI DHOWR JAWAN IDINKU SOO TUURO,, LAKIN SAMATARADA MA GAREYSAN,, FILINKINA AY BA CUNEY WAX KALE KEENA,, WAX ISWEYDIN LEH,, SIDAN MAXAD CASE UGU MASHQUL SANTIHIN IYO SIDO WARBA IDIN KA HEYNIN HADI AD TIHIN MAKALHIL GAAJOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO.
ina samatar anigu waxaan u aqaan cabdlahi yuusufkii salaadiinta waayo cabdilahi yuusuf haduu wax noqon waayo somaliyi waligeed in aanay isu sooo noqon ayuu rabay
suldaan samatar waxuu iska dhaadhicinayaa isaaq waxaanu isu tusayaa in uu samaroon kala dilay siina kala dili doono
mida kale hadalkiisu karaamo ma leh
bal fiiri
siilaanyo london markuu joogay waxuu ku baaqay in mudaharaad lagu soo dhaweeyo
dhacdadii hargaysa ka dhacday qofkii ugu horeeyey ayuu ahaa ee ka hadlay isaga oo aan marna waxba laga waydiin
waa ma muusde
kani suldaan ha ku sheegina uma qalmee
asc horta sxbyaal ninkan ina samater waxa uu ku joogaaa raadkii kuwii ilma adeerka ahaayeen ee isku sheegaayey aqoonyahano dadkoodana gaajadu ku leyneyso xeebaha hadana doonaayo inuu muqdisho madaxweyne ka noqdo waxaan u arkaa maangaab nimo kanina waa sidii isaga oo dadkii caluum u dhimanayaan ayaad shaashadaha ka arkeynayaa suldaan afqalooc baa meesha ka hadley war aniga hadii aan ahay reer maxamed oo waliba reer aadan walaahi suldaan kani nooma noqdo waayo suldaanimadu iska noqo maahin ee waa karti ku noqo kanina waa ku magaca reerka ku qadhaabanaya oo iidoorku shilimaanta u tuurto ,xayawaan afqalooc
waxa wax laga xumaado ah in aad marwalba raadiso meel kamarad laga duubayo oo aad hawlihii laguu igmaday aad kaga mash quusho suldankan iyo suldaankayaga in markasta la isku ladho maaha anaga suldaan kayagu matago meel aan loo igman oo aanaan ogayn nin kana saaxiibo ayay ahaayeen lakiin markuu ogaaday inaanu wax jira oo garaadle inaanu ahayn ayuu saaxiibtinimadii kala noqday
Salaan marka hore,marka xiga salaadiinta gefka iyo aflagaadada halaga daayo.xaqbuu u leeyahay suldaan samatar inuu diido ugaas gadabuursi aanu caano ku shubo ugaaska aad sheegayso,aniga laftaydu warbaahinta waan ka arkay isagoo cabinaya caano uu gorof ku waday…muhiimadu waxay tahay,samaroon yaan la isku tolin,marhore ayuu kala tagay,rer walbana meeshii ilaahay mariyo ha marto,waxan usoo jeedin lahaa dadka ka fikira inay samaroon isku keenaan,inaanay ku daalin hawshaa..anigoo ah nin kasoo jeeda beesha reer nuur ee makaahiil,waxan qabaa in samaroon kala taga ku roon yahay,maadaama wanaag iyo xumaan toona lagu heshiin waayay..murtidu waxa weeye SAMAROON ISKU DAN MAAHA, NINKA SAACIDEE WALI,WAAN WAANTA SUGAYOOW,WAX MA TARANSADAA TAHAY,,,,…DHALINYARO SIDAASAA INOO BALANA….nin walba dhibkiisa iyo hawshiisu isagay u gaartahay,samaroon dambe oo wax isaga jiraana ma jirto..nin walba hashii waxay u dhasho…NOOLI KULANTEE