Harowo.com

Ku socota Cabdiraaan saylici iyo wasiirada iyo xildhibaan​ada iyo shacabka reer Awdal

HAROWO.COM

 

Waxaan halkan fariin iyo waano uga diraynaa mudane saylici iyo wasiirada gadabuursi iyo xildhibaanada iyo shacabka gadabuursi meel kasta gaar ahaan reer awdal.
 
Fariintaas oo ah mid loo baahan yahay inay sida ay tahay loo qaato.
1. Cabdiraxmaan saylici waa inuu yimaado boorame oo iskugu yeedho dhamaan waxgaradka iyo salaadiinta beelweynta gadabuursi oo ay ka soo saaraan baaq aduunka loogu sheegayo inuu gadabuursi ka baxay somaliland aanu gooni u taagan yahay shaqaalaha isaaqna ay ka baxaan awdal sida taliya qaybta iyo badhasaabka reer burco.
2. Xildhibaanadu inay shirjaraaid oo deg deg ah qabtaan oo ay ku diidayaan badhasaab isaaqa inuu yimaado borame,si deg deg ahna loo badalo ninka isaaq ee reer burco.
 
3. Badhasaabka awdal sidci inuu shirjaraaid qabto oo uu waxba kama ku tilmaamo warka odayga ka soo yeedhay.
4. Shacabka reer awdal inay muujiyaan dareenkooda oo ay sameeyaan mudaharaad weyn oo gilgila borame,baki,lughaya,saylac,garbodadar,xariirad,boon, quljeed,magaalo cad,dila,lowyacado,gargaarabari,calixaydh, iyo dhamaan degaanka gadabuursi.
Haddii qodobadan ay sidooda u fulin waayaan waxaa dhici doonta in dhib ka weyn ay dhacdo marka dhalinyaradu gadoodo cid celin kartaana ma jirto.dadku ciil ayey debnaha cunayaan waxaana laga yaaba in xaalku faraha ka baxo.
 
Sheekooyinkani waa qorshayaashii lagu soo kala saxeexday jabuuti ciise iyo isaaq waana plan D, inagoo ka soo gudubnay plan A,B,C.
Badhasaab gadabuursi ma jiro taliye qaybeedna ma jiro.
Gobolkeena ayuu isaaq dawladnimadiisa ku tijaabinayaa laakiin maanta iyagaa ugu liita waxaanan u maleynayaa in gadabuursi wax weyni u soo socdo.
Reer borame waa inaad isaaq dhulka la goysaan sida muuqata wax ka daran ayaa ka soo socda.
Gadabuursoow toos,gadabuursow toos toos.
Waad ogtihiin in dhulbahante bari ka dagaalamo ee aynu qoryaha guryaha inoo dhexyaala reerka ku bilowno AMISON ayaa deg deg inoogu iman doonta.
Waxaan la hadlaynaa waa dhalinyarada gadabuursi ee dalkii joogta.
 
 
Cilmi montekarlo
London
United kingdom
elmiking@hotmail.co.uk

This post has been viewed 92 times.

camud

Posted by on Feb 5 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

4 Comments for “Ku socota Cabdiraaan saylici iyo wasiirada iyo xildhibaan​ada iyo shacabka reer Awdal”

  1. waa run arinkaas waan ku raacsanahay in ay dhacdo hadii kale waa dulmi hubo oo abidkaa ha toosin ee kakaca dulmiga waxaa larabaa in la curyaamiyo talada dadka iyo gobalkaba si uu dhaqaale iyo dhulba loo boobo waa qorshe uu damac sanyahay siilaano oo uu kurabo in gadarbusi lagadhigo qori madaw oo waligii kicin waa wakiil kasocda beeshe dhaxe iyo tan damac waynleh waxaa laraba in lasoo afjaro dib udhiska uu kufikirayo reer adal oo isleeyahay dhisa xeebtiina iyo xaladiinaba waa waxa aan lahayn ujedo dawladnio balse ah arin larabo in lagu mijaxaabiyo dadaalad ay rajaynayaan reer adal waxan kudarayaa dadkaygo dulmi diida damac diidane daryeela dalkiina dhisa badiina oo diida cadawgan doonaya dumiskaaga iyo diiftaada isaq waa duli duli dhalay waa dhagarqabe dantii wata ah dakaygow guul ayaan rajaynaya waxan cadho igu gadhoodhay makan midnimo diidnay ee dadkiina qalo qalo u kacaday ee dadkagoow harmar iyo midnimo ayaan niii rajaynayaa

  2. sxb aad ayaad u kacsan tahay ee miyaad ogayn dacar oo gobolka awdal ka soo jeeda isagaba la geeyay gobalka sanaag markaa walaal xilku wa meerto inaad umadana kiciso maaha waana kugu ceeb inaad reerayso ee umada ha kicin ayaan ku odhan lahaa waa iga talo hadii kale adigu landon ayaad joogtaa ee kaalay oo qoriga qaado umada masaakiinta waxba halaynin aniguba waan ka soo jeedaa awdal lkn fikirkaagaas aad ayuu u khaldan yahay saxib ee shaydaanka iska naar

  3. Saylacbaa lagahadlayee maantana mabooramay socotaa

  4. rashka jeenyo

    waxaan halkan kusooo gudbinyaaaaaa maqaal halkan aad kusoo qorteen oo ah in ana ka hadalno ereyo aad iska soo qorteen inaanay waxaba ka qabanayan ilaa aad samaysaan dadkiina qubaha jooga ficil ah inaad noo soo duushan oo horkacdaan dadka wadanka jooga oo samaysaan ficilkiina aha inaana ku jirin beesha dhexe iyo dadka magalooyinkaas dagaa ay ogaadan ina ay dad quruba jooga leeyihiin markaa war anu waxan idin odhan lahaa dadyahow horta markaad wada tashataan ayaa waxa lagu dhaqaaqa marka aad samaysaan meelo ama ilo ay dadkani waxa ka soo dajisdaan dakado ama dariiqyo waxa aya usoo maraan matalan maanta hadii uu dhaco dagaal sokeeye xageed adakan geenaysaan miyaanad u fikirtaan intaanay horta ka ooyin ficilada xunxun ee la idinkula kacayo horta dadka meelo u sameeya kadibna wada tashada idinka iyo dhamaan cuqaasha salaadiinta madaxda dhalinyarada ganacsatad haweenka iyo dhamaan caruur iyo cirooolba maanta farta ayuu hoosta ka cunaynaaaaaaaaaaa sxb markaa inaanad filan ka fiirdad imika waa la samaynaaaaaaa waxa kasta lkin xageey ku biyo shubanaysaaaaaaa markkaa idinku isku taga ok dadkana waa lala hadli doonaaaaaaa alaa mahadle ye

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH