Harowo.com

Khaatumo, Awdal Iyo Maakhir Oo Tooshka Ku ifiyay Dibin-daabyada iyo Dabinnada Qarsoon Ee Madaxweyne Xasasn Sheekh Iyo Xukuumadiisa, Fariin adagna u diray

HAROWO.COM

Shirkan jaraa’d oo ay soo qaban qaabiyeen siyaasiyiin ka soo jeeda sadexdan gobol iyo qaar ka mid ah ururarada haweenka jaaliyada khaatumo ee magaalada Toronto.

 

Aqoon yahano iyo wax aad u tiro badan oo shirkan ka soo qayb galay ayaa halkaa ka soo jeediyey khudbado.

 

Ujeedada shirkan jaraa’id ayaa ahayd in mar labaad la saxuusiyo Madaxweynaha dawlada koonfureed mudane Hassan Sheikh Mohamoud in uu iska ilaaliyo khaladaadka uu ka gelayo qabaa’ilka ku dhaqan gobolada waqooyi.

 

Siyaasiyiintan ayaa diirada saartay in ay la socdaan wada shaqeynta ay dawlada Muqdisho kula jirto maamulka goboleeda Hargeysa.

 Halkan Ka Dhageyso Khudbadihii Shirkaa Laga Soo Jeediyay

Halkan Ka Daawo Sawiro


This post has been viewed 36 times.

Play

camud

Posted by on Nov 21 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH