Harowo.com

Jawaab Muuse Biixow Dhulkayagu Noqon Maayo Abaalkii Muhaajirii​nta Jabuuti Kursigaaga Uga Kac, Dhulkan Taariikhdi​i Samaroon Baa Ku Duugan

ASC Marka hoe waxaan salamayaa bahda harowo.com waxaan leehay hanbalyo wanaaga iyo hufnaanta aad haysaan ee aad umada ka haqabtirteen war wixii dunida yaalay oo dhan aad baad u mahadsan tihiin sida hufnaantaleh ee aad wax usoo dhigtaa mahad garabaan idin leehay hadii aan intaa kasii gudbo waxaan rabaa inaan u jawaabo ninka cusuriyadu wado ee muuse biixi abdi ee hargaisa ka leh rerkasi waxbay inoo qabteene waxay rabaan hala siiyo waxaan leehay
Muuso waxay soomalidu ku maahmaahdaa wadhaf iyo shinboro war isumahayaan waxaa kaa maqan magaalada qadiimkaa ee saylac taariikhdeeda guud iyo gaar ahaaneed cida iska leh iyo cida degaanka degta aan kuuu bal balaadhiyee meeshan saylac taariikhda ay leedahay waxa haya umada caalamka kunool oo dhan marka laga reebo adiga waayo wali dhaw dhawdu kuuma dhacsana hadii aad tahay gacan ku dhiigle biixi
Taariikhda saylac aan kuu bilaabee waxaa degaanka samaroon ka soo bilaabmaa jabouti ilaa iyo geedeeble ayuu ku joogaa sida dhabtaa ee ku xardhan taariikhda taala masxafyada aduunka oo dhan ayna kala xadays nayeen dhulka dowladii (EE UU MAAMULI JIRAY UGAAS NUUR IFAD EE

DHULKA SHAWA) maamuli jirtay waxaa barigaa dowladaa iyo boqortooyadaa magaalo madax u ahaa saylac waxaa ku xigtay magalada qadiimkaa ee HARAR dhulkaas oo dhan waxaay hoos iman jireen maamulka boqortooyada dowladaa ifada hadaba taariikhda dadka yaqaanbay wax u tartaaye oo dhugtee waxa uu dhulani lee yahay magacyo gaara iyo ciyaaro hide iyo dhaqan ah oo dadka yagu caanka ku yahay oo ahSAYLIGA gabayo geesiyaal loogu yimid hulka oo ay ugu yimadeen dad bad mareenaa iyo dowlado shisheeye sida bortaqiska spanishka masaarida turkiga waxas oo dowladood baa siaga danbeeyay meeshani waa meel sidas taariikhdeedu tahay siwalab ha ahaatee waxaad maanta soo gaadhay iyada oo muhaajiriin ad u rabto oo aad leedahay waxaay dadkasi doonayaan haloo yeelo waxaas nama qabto anaga waligayo maqaadan doono ma dhacayso yeelina mayno waxna kama jiraan wax adiga kaa yimadaa ma badali karaan taariikhdayada iyo dhulka yaga,
Takale dadka maanta doonaaya saylac waa ciise dadkaasi waxay magaladaa yimadeen maalintii calanka somaliyeed la taagay waxayna ku yimadeen xubinsharafeed waqtigaa laga siiyay oo ahayd in shanta somaliyeed laysu keeno waxayna taasi timiday markii hargaisa xubintas la mida laga siiyay ogadeen oo matalaayay dhulka soomaligalbeed iyaguna ay matalayeen dhulka faransiisku gumarsto oo waqtigaba samaroonku jabouti gacanta ku hayay jaamac saylici uuna ka dhaxlay aderkii xaaji diide oo ahaa geesigii ka xoreeyay dhulka gaaladii faransiiska deedna uu ka geeryoday intaan xornimada la qaadan ilaa manatana taariikhdiisa ay taalo masxafyada aduunka oodhan hadaba muuse biixiyow dhulku taariikhdas buu leeyahay iyo inkasii badan oo aan halkan ku soo bandhikari ii gana baahan inaan waqti dheer ku bixiyo sidaa darteed waxaa walba ka wanagsan in aad barto dhulku sida uu yahay iyo sida qabiiladu ukala degaan taariikhda soomalidu way kaa dhimantahay wali wax ba kama haysid waxase odhan lahaa adig iyo kuwa kula fikirkaa soo barta taariikhda dhulka marka hore sidasna samaronka dhulkuma bixiyo wali barashaa inoo kala dhiman muuse biixiyow

Hadii aad rabto maal aduunyo iyo dhul aad ka iibiso muhaajiriinta ciise waxaad ugu abaal gudaa kursiga aad ku fadhido ee gudoomiyenimo dhulkayagasu ma noqonayo abaal aad ugu gudo muhaajiriinta rer jabouti ninka marka uu gobanimo baadhaayo ama hadyad nin sxbkiiya siinaayomeel kale ugama raadiyee waxa uu wax uga badhaa gurigiisa iyo waxa gacantiisa ku jira hadba waaan ku oran lahaa dhulkaa ragbaa u jooga kuna soo dhintay dagaalo qarniyo socday oo canfariyo samaroon udhaxeeyayna ku dhex maray dhulkaasi aad maanta rabto inaad siiso beel so booday oo meel dheer ka timiday tasina waxaan yeelayno ciyaalkayaga iyo ciroolahayaga maahan isaaq iyo samaroona waa is garanayaan taariikh ahaan dhulka waxaad ku timadeen abtinimo iyo gacaltooyo maanta taasi waan ka gudubnay waxaanad ogaataa in waxwalba ku laabanayo meeshii uu ka yimi markii hore taariikhda ayaa wax kala saarta dadka iyo dhulka sida ay kala yihiin
Halkan waxaan kuugu sheegayaa geesiyadii iyo umadayadii qiimaha lahayd ee dhulkan dhiigooda usoo daadiyay oo maanta dunida kamaqan ayan joogaa dadii ay ka tageen oo anaga ah waxaan kuu sheegayaa inaad barto hadalga bilaabo waadna maqashay qaar badan oo ka mida geesiyadaas
dhulkan kusoo halgamay ayna usoo mareen halgan dheer oo ay gabayo ku tiriyeen ayna qoran yihiin gabayadii
Cali bucul ayaa lahaa ilaa buurta gurays almis goodiyadeeda
ROOBLE afdeebna waxa uu lahaa ciisaha ifka mooyee kii aakhiro ayaaba,ay
UGAAS NUUR OO LAHAA NINKII NAGU KA MA,A KIBIRNA NOO KEENO
KUNBA DHIIGA WAANU SII JIRIYO KALAX dhunkaaleede adigaba
kaskaabaa ku dhigay karinka jiifeede kac wayso dhaha wadigii kibirka
waaleey
ADALCAD waa kii lahaa ANIGOO NIN CADAADAY AH NEEFCADADYNA KU JOOGA WARANKAYGIINA
NIN CADAADAY CADEECAY
GEELE JIDGOONA WAA KII XAMARTA IYO ALMIS GASHAANKA U AHAA GALAB IYO DHARAAR
DHULKAYAGU TAARIIKHDAA OO INTAA KASI BALARAN BU LE AYAHAY DOQONISE WAA MOOGE MAHAMED ALI


This post has been viewed 190 times.

camud

3 Comments for “Jawaab Muuse Biixow Dhulkayagu Noqon Maayo Abaalkii Muhaajirii​nta Jabuuti Kursigaaga Uga Kac, Dhulkan Taariikhdi​i Samaroon Baa Ku Duugan”

  1. Waxan tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaa dhaman beesha gadabuursi,gaar ahan waalidkii mujaahid jimcaale

  2. ASC.
    MARKA HORE SALAAN GUUD,
    GABI AHAANBA REER ADAL;
    MIDGAAR AHAANEEDNA,
    WAA TACSI;
    WAXAN TACSI TIIRAAN YALEH, HALKAN UGADIRAYAA GUUD AHAAN REER ADAL,GEERIDII NAXDIN TALAHAYD EE LAGU GUMAADAY UBAXA ADALITS EE XAQ UDIRIKA AH, KUWAAS OO SIDAAN WADA OGNAHAY GURIGOODA LOOGUYIMID,SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA INAGA SIIYO,IYAGANA ALLAH UNAXARIISTO,WAY INAGA WADA DHINTEENE.[NEVER EVER FOR GET THEM]

    WAXAN TACSI,GAAR AH HALKAN UGADIRAYAA WAALIDIINTII IYO INTII LADHALATAY,QARAABADII,SAAXII BADOOD DHAMAAN,SIGAARA AYAAN UGA TACSIYADYNAYAA CARUUTAY JELAAYEEN,WAXAN UGU DUCAYNAYAA,IN ILAAHAY SAMIRKA U ADKEEYO, BADAL KHAYRLANA HASIIYO,IYAGANA JANADII FARDWSA ALLAHA KAWARAABIYO,AAMIIN .

    BALSE,WAXAY USHAHIIDEEN,KARAAMADOODA,TAARIIKHDAANA, XUSIDOONTA WALIGOOD.

    ARIN KALE, SXB. KAYGA LAHAD LAAYA GACAN KUDHIIGLE MUUSE BIIXI WAXAN KAXUMAHAY, INAAD BARTO, TAARIIKH AANU GAYIN BARASHA DEEDA, MAXAA YEELAY,[JAAHIL NIN LAGIGAY INA BIIXI]DHADAN UMASA MAYNAYSO WAXA AD UGA WARAMAYSAA, WAXA DHADHAN USAMAYNAYA MARKA ULAKULMO WIXII BOOAMA KAQBSADAY OO KALE, DEE WALIBA WAA LAGU HAGOOGTAY OO SAYLICI AYUU KUBAD BADAY EE WAXA FAR XAD II AHAAN LAHAYD, MAR WAXOOGAA HAAD LOO HELAY OO WAXOOGAA AY SHABAAB GADOOD SANI FARA SAAREEN BALSE LAGASOO GAADHAY, HOHEEY! WACNAYDAA IYAGOO WAXYAR LAGA DAAHILAHAA, MAFILAYSAA INAY UDAAHI LAHAYEEN?

    SAIDAA DARTEED, MUSE NIN LAGIGAY,TAASOO KALE MAAHEE LUQAD KALE MAYAQAAN, MARKA MAGAYO TAARIIKDA ADAL IN WAX LOOGA BINIIXIYO. IBIXIYOOW IBIXI WALEE CASHAR MALOODHIGAY,NIN GAFUURKA TAAGAYA OO LOO XAMBAAR SIIYAY.

  3. Nin dhirbaaxo khuu reed dugsaday dhaqayadeed maalye np. Dhashaada ayayay sug taa xaajada aad dharto abide ,kac kaca oo yaan laidiku dayin wsxaas

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH