ILihii Dhaqaalaha ee Gobalka Awdal oo Gacanta loo Galiyay Shakhsiyaad ka Soo Jeeda Beesha Dhexe
Ilihii dhaqaalaha dad kalaa qabsaday Dhalinyaradii reer Awdal ee jaamacadaha ka baxdayna way tahriibaan
Waxa Mudooyinkii u Dambeeyay ay Waday Beesha Dhexe Qorshe Ay u waddo si Qabow oo aan wali dadkuna dareemin oo ay ku qabsatay dhammaan ilihii dhaqaalaha ee Gobolada Awdal iyo Salal.
Mudo ayaa ka Soo Wareegtay Markii ay Shacabka Ree Borama Dhagahoodu Maqlaan In Taliyihii Qaybta ee Booliska ee Gobalka Awdal ayaa Lagu Badalay Nin ka Soo Jeeda Beesha Dhexe Taliyihii Hore ee Xilka Looga Qaadayna Ninkan ka Soo Jeeda Beesha Dhexe ay ku Dhacday Camal la aan
Hadaba Shacabku lama ay San Yaabin Taliyahan Qaybta ee ka Soo Jeeda Beesha Dhexe ee Borama Loo Soo Magacaabay
Laakiin in Taasi Kuma aysan Joogin Masuuliyiinta Loo Soo Magacaabaayay Gobalaka Awdal ee ka Soo Jeeda Beesha Dhexe
Waxa ku Xigay Nin Ka Soo Jeeda Beesha Dhexe oo is na Loo Soo Magacaabay Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Gobalka Awdal
Waxa Ku Xigay Nin is na ka Soo Jeeda Beelaha Dhexe oo loo Soo Magacaabay Gudoomiyaha Kastamka ee gobalka Awdal
Waxa Ku Xigay in isna ka Soo Jeeda Beesha Dhexe in loo Soo Magacaabay Agaasimaha Cashuuraha Bariga ee Gobalka Awdal
Hadaba Dagaalkan ay ku Jiraan Beesha Dhexe ee ay is ku Balaadhinayaan Xilalka ayaa ay na Wali Fahminba Bulsha Waybta ku Dhaqan Gobolada Awdal iyo Salal Laakiin ay Iyagu Dhexdooda uun ay ku soo Jeedaan oo Reer Waliba uu Reerka Walaalkii uun Waxa uu Yidhaa eegaayo uuna Leeyahay Aniga oo Ree Hebel ayaa Muxuu Sidaa ii Odhan
Hadaba Lama garanaayo Xiliga ay Bulshawayntan Ree Awdal ay Hordada ka Kacayaan ee ay arkayaan Ninka Golaka ay ku Noolyihiin Maamulaaya ama ay Dhexdooda Is Cafinayaan oo ay Noqonayaan Reer Dhinac Kaliya Wax ka arkayaan
Waxa ay Dadku Layaaban Yihiin Xukuumada Dalka Maamushaa in ay Dalka ku Qabsadeen Xoog iyo in ay Shacabku soo Doorteen
Laakiin Waxa uuna Shiki ku Jirin ay Beesha Dhexe Ay Wado Ku Boob uuna Nina Caad ka Saarnayn Waxana Taasi kuu Cadaynaysa Golal Kasta Waxa Masuul Looga Dhigay Ninka Soo Jeeda Beesha Dhexe ama Gobol kasta Laga Qabsaday Ilihii Dhaqaalaha ee ay ku Dhaq Dhaqaa Qaayeen Bulshawaynta Gobalada Awdal iyo Salal
Dadka Qaar ayaa is odhan Jiray Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa in tii oo Dalka Maamulayay Waxa uu Madaxwaynaha Wadanka Jabuuti Siiyay Goladaga Xeebta oo hada ay Beesha Ciise awood Ku Leedahay ayna Hayso Dhamaanba Xilalka Deegaankaasi
Hadaba Maantana Golaka Awdal ee ay Beesha Gadabuursi ay ku Soo u Rureen ayaa Bixiyay oo ka iibsaday Beesha Dhexe ama Isaaq Sawtan Dhamaan Wada Qaadatay Ilihii Dhaqaalaha afkana Qabatay Reerihii Horay U Daganaan Jiray Gobalka
Sikastaba ha a Haatee Maxwaynaha Somaliland ayaa Waxa uu Wadaa Badheedh Cadaan ah Kadib Markii uu Goboladii galbeedka gacanta u galiyay Dadka soo Jeeda Beeshiisa
Cabdisalan axmed farax
This post has been viewed 48 times.













Maamulka Mujaahil Siilaanyo, oo loo yaqaanno xukuumaddii Xidid iyo Xigaale (Xigto), maxaad ka fileysaan. tan mid ka sii daranna waad arki doontaan, ee kuraasta xajista.